Home » Archive Bisha June, 2011

Dr Saciid Maxamed” Tarsan Muqdisho waa u Baahneyd wuxuu yimid Xilli ay u Baahneyd”

Jun 21, 2011
DR Saciid Maxamed Cabdi waxaa uu ka mid yahay Aqoonyahanada Gobolka Banaadir wuxuuna na soo gaariiyey Qoraal uu kaga waramayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo la dhihi karo waa shaqsigii ugu Wanaagsanaa ee soo mara Gobolka Banaadir 20-kii sanno ee Dagaalada Sokeeyey ka jireen Muqdisho wuxuuna ku bilaabey Qoraalkiisa sidatan: Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay burbur dhinac... 
Halkudheg:

Aragtiyo kala Duwan oo Shacabka Muqdisho ay ka bixiyeen iscasilaadii Farmaajo

Jun 21, 2011
“Waxay ahayd in uu raaco Rabitaanka Shacabka haddii aan ogaan lahayn in uu iscasilayo wallee uma bannaan-baxneen” Faadumo Muuse…. “Farmaajo waa ku balan furey shacabka soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo Dibadiisa,” Macalin Isxaaq Xuseen Maalin… “aniga waxaan qabaa in farmaajo uusan iscasilin balse la casiley,”  Dr Cali Kaahiye Cali Iyadoo... 
Halkudheg:

AqoonYahanow Ma Waxaad Qeyb ka Tahay Mushkiladda

Jun 21, 2011
Haa- Boqolkiiba in badan oo magacaa wadaagta  ayaa runtii qeyb libaax ka qaata mushkiladdan degi weyday ee aan weheshanno. Marka hore aqoonyahan waa kuma?. Aqoonyahan waa qof wax bartay oo aqoon gaarana u yeeshay cilmi gaara oo waxtar u yeesha mujtamaca. Waxa uu noqon karaa takhtar, sharciyaqaan, dhaqaale-yahan, khabiir diimeed, siyaasadda iyo culuumta kale ee jirta nolosha aadanahana hore loogu... 
Halkudheg:

War Saxaafadeed: Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliyeed

Jun 20, 2011
Isbahaysiga dib-u Xoreynta Soomaaliyeed wuxuu cambaaraynayaa go’aankii toddobaadkaan ka soo baxay shirkii magaalada Kampala, Ugaanda, lagu qabtay oo ahaa mu’aamirad iyo dhagar hor leh ee shisheeye nacab ahi iyo dabadhilifyoyadooda ugu talagaleen, jiritaanka iyo madax bannaanida Qaranka Soomaaliyeed ina ku maja xaabiyaan, si ummadda Soomaaliyeed ugu waarto dacdaro, dullinimo, dal la’aan iyo gumaysi. Isbaysiga... 
Halkudheg:

ILLEGAL FOREIGN VESSELS AND FRAUDULENT COMPANIES MUST STAY OUT OF SOMALIA

Jun 20, 2011
[N.B.: The same applies for foreign fishing vessels. All foreign licences have been withdrawn and new ones will only be issued by the Central Federal Government after new fisheries regulations have been ratified by parliament. In the meantime any foreign fishing vessel operating in Somalia, be it by itself or in joint-venture, is illegal. Like the Territorial Waters of 200nm are in place since 1972,... 
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo yow dirsaday hawsha? | CabdiXiis

Jun 19, 2011
  Kn:Tiiha iyo is daba meerka Soomaalida haysta wuxuu u baahanyahay fahan ku salaysan caqli dagan oo ka fayow dhamaanba cudurada qalbiga iyo maskaxda ku dhaca ee degdegga iyo ka fiirsasho la`aanta ka bilowda, waaliduna ugu darajo sarayso. Akhriste, ha degdegin oo ha is odhan maxaa iska galay ciwaanka iyo mawduuca aan qoraalka ku bilaabay, barkee waxaan uga danleeyahay inaad si degenaani ku jirto... 

HESHIISKA KAMPALA: Soomaalida dalka waa lala hoggaamin doona

Jun 19, 2011
Waxaa qoray Abdulkadir Mohamoud Walayo Saxafi Soomaali ah June 19th 2011 HESHIISKA ka soo baxay shirka wakiilada Dawladda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Kampala bishan Juun 9dii 2011 ayaa waxaa ka muuqanaysa qaab la moodo in dadka Soomaalida maamulka talada dalka lala qabanyo. Xilka maamul wixii hadda ka dambeeya ay qayb weyn ka ahaan doonan wadamada Soomaaliya ay xubnaha ka wada yihiin... 
Halkudheg:

Farmaajo oo iska Casiley Xilkii Raiisul Wasaaranimo, Xilli uu maanta dib ugu soo laabtey Muqdisho Gudoomiyaha Baarlamaanka (DHEGEYSO)

Jun 19, 2011
Warbixin kooban oo ku saabsan Iscasiladiisa 9-ka Juun ayaa waxaa Magaalada Kambala ee Dalka Uganda heshiis ku gaarey Sadexda Masuul ee ugu sareeya Dowladda Federaalka KMG sida Madaxweyanaha , Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha waxaa ka soo baxay heshiiskaas oo ugu muhiimsanaa in Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu iscasilo, waxaana heshiiskaas saxiixay Labada Shariif , waxaa... 
Halkudheg:

DFKMG oo Hawada ka dul-degtey Mowjaddii ay ka hadli jirtey Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan

Jun 18, 2011
Dowladda Federaalka oo Weerar Dhinaca Mowjadda/Hawada ah ku qaadey Idaacaddii Islaamiga ee Al-Furqaan – Waxaa Weerarkaan ka Hadley Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalla iyo Xildhibaan Salaad Cali Jeelle, Odayaasha Dhaqanka, Qurba Joogta  iyo Maamulka Idaacadda. Idaacadda Alfurqaan oo si weyn looga dhageysto Dalka Gudhiisa iyo dibadiisa ayaa waxaa maalmahaan Weerar ku ahaa Dowladda Federaalka... 
Halkudheg: ,

Tacsi: Faarax Guure oo ku geeriyoodey Daarasalaam, Tanzania

Jun 18, 2011
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa inagoo ah jaaliyada Denmark ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyooday Ilaahay Hawnaxariistee Faarax Guure oo shalay taariikhdu markay ahayd 17.06.2011 ku geeriyoodey Daarasalaam.انا لله وانا اليه راجعون Marxuumka Allaah waxaa ka baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo Kitaabkiisana Midigta, Allaah Qabrigiisana ilaahay u waasiciyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN Waxaa... 
Halkudheg:

Xildhibaan Maxamed Woosh: Waxaan ugu baaqayaa Xildhibaanada in ay Heshiiskii Kampala ku diidaan cod aqlabiyad ah

Jun 17, 2011
“Axdiga Ku meel Gaar ayaa Farmaajo u ogolaanayo in Heshiiskii Kambala la horkeeno Baarlamaanka” Xildhibaan Maxamed Sh.Cali Axmed (Woosh) oo ka mid ah Xildhibaanada Dowladda Federaalka ayaa aragtidiisa ka dhiibtey hadalkii R/Wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo sida u arko, ee ahaa inuu heshiiskii Kambala u gudbinaayo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaliyeed si uu go,aan uga gaaro. Ugu... 
Halkudheg: ,

HESHIIS KALA GADASHO GURI | QEYBTA. Iaad | Xildhibeen Cabdiwali

Jun 16, 2011
Marka hore waxaan tacsi u dirayaa shacabka, xukuumadda iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdishakuur Xaaji Xassan Faarax Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha (AUN) oo shirqool dhagareed lagu khaarajiyay. Haddaba marra waxaan shaki ku jirin Cabdishakuur Xaaji Xassan inuu naftiisi ku waayey qaddayad Soomaaliyeed oo muqaddas ah oo uu aaminsanaa. Taasoo ah soo nooleynta magacii, meekhaankii iyo karaamadii... 
Halkudheg: ,

Italy Supports Prime Minister Farmajo’s position “The prime minister must remain”

Jun 16, 2011
Undersecretary for Foreign Affairs, Alfredo Mantica situational speaks of the country in the Horn of Africa, torn apart by 22 years of civil war and clashes between clans, following the decision of the president and the speaker of Parliament to force the resignation of the Prime Minister of the transitional government, which instead is supported by thousands of people took to the streets these days... 

Xildhibaan Cawed Axmed Cashara Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Shirkii Kampala

Jun 16, 2011
Shirka Kampala waxa uu faduub ku sameeyey Qarannimada Soomaaliyeed, dawlado kale ayaana wakiil ka noqonaya Soomaaliya, ayuu yiri Cashara, waxana uu soo dhoweeyey Hadalkii Raysalwasaaraha DFKMG Farmaajo Uu Ka Horsheegay Qaar ka Tirsan baarlamaanka (Waraysi Cod ah hoos ka dhegeyso) [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/casharo_jun2011.mp3] Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee somalia... 
Halkudheg: ,

Muqdisho iyo Mowjadaha Siyaasadeed ee Maanta | Daadurey

Jun 16, 2011
Soomaaliya ayaa waxay soo martay xaalado siyaasadeed oo aad u adag marka laga soo bilaabo sanadkii 1991kii markii uu bilowday dagaalkii sokeeye waxaanna mar waliba jiray xaalado siyaasadeed oo qalafsan oo shacabka soomaaliyeed ku abuuray walwal iyo walaac, dagaalo aan dhammaad lahayn siyaasad ay ka muuqato gulufyo colaadeed qabqablayaal iyo ciidamo beeleedyo hadba dhinac isu cayrsanaya abuurayna burbur,... 
Halkudheg:

Op-Ed: Political Expediency may Forfeit Reform in Somalia

Jun 16, 2011
By: Abukar Arman – The worst thing that could happen to Somalia at this critical juncture—in its recovery from two decades of bloodshed and chaos— is to disrupt the momentum of security improvement and to derail the reformation process lead by Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed and his cabinet. And that is exactly what the Kampala Accord has inadvertently done. But, who would have ever... 
Halkudheg:

Farmaajo oo kulan la yeeshay Xildhibaanada baarlamaanka, kana raali geliyey khaladaadkii hore

Jun 15, 2011
“Wixii dhibaato aan geystey raali ha la iga ahaado, marka xoogaa waa ila yarahe tagtay ee raali ha la-iga ahaado” Sidaas waxaa yiri Farmaajo oo kulan (Arbacadii June 15, 2011) la yeeshay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka. Waxana uu xildhibaanada u sheegay in uu sugayo go’aanka ay gaaraan baarlamaanku. Hoos ka dhegeyso Kulankii Farmaajo iyo Xildhibaanada (Jun 15, 2011) [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/farmaajo_jun1511.mp3] Raiisul... 
Halkudheg:

Baaq Ku socda Ra’iisul Wasaaraha DFKMG – Xukuumaddu haka laabato hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga

Jun 15, 2011
Xukuumadda KMG haddii ay rabaan in ay helaan kalsoonida shacabka, ha ka noqdeen hadalkii Wasiirka Kallumeysiga oo shaki iyo murugo galiyay Ummadda Soomaaliyeed. Baaqan waxaa diraya Bashir Shekh Moxamed oo ahaa sii hayahii safaaradda Soomaalida ee Sweden/Denmark sannadkii 1979 markii safiirkii Soomaaliya Cabdulaahi Ciise (AHN) uu heshiiska batrool baarista la soo gelayey Norway… Baaq ku socda... 
Halkudheg:

Farmaajo oo ku dhawaaqey in uusan iska Casili doonin Xilka Raiisul Wasaaranimo

Jun 14, 2011
Maxaase ka jira in Qaramada Midoobey ay  Ibrahim Gambari oo reer Nayjeeriya ah ku Bedeli doonto Mahiga oo ah Wakiilka UN u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya … Farmajo oo si toos ah uga hor yimid Go’aankii kampala, isagoo caddeeyey in aanu xilka uga tegeyn heshiiskii Kampala, oo shacabka dareenkiisa tixgelinayo … Marka heshiis la soo galo, sidii la doono halagu soo galee, waa in loo... 
Halkudheg:

Xafalad qalin jabin heersare ah oo ka dhacday magaalada Wuhan ee dalka shiinaha

Jun 14, 2011
Xafalad qalin jabinta dufcadii ugu horeysay arday soomaali ah oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa  heenimadii axada oo ay taariikhdu ku beegneyd 12 june 2011 ka dhacday magaalada Wuhan ee caasimada gobolka Hubei ee bartamaha dalweynaha shiinaha. Xafaldan qalin jabinta oo ay soo agaasimeen ururka ardayda soomalida ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan WSSU(Wuhan Somali Students Union) ayaa waxaa ay... 
Halkudheg: , ,

Habmalyo: Arooska Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo ka dhacay Magaaalada Munich ee Wadanka Jarmalka.

Jun 14, 2011
Hambalyo Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo arooskoodii ka dhacay Magaalada Munich  ee dalka Jarmalka ,Taariikhdu markay ahayd 11/06/2011. Waxaana Allah oga baryaynaa in uu ka dhigo qoyskii isku liibaana, oo Allah dhexdooda dhex dhiga  khayr farabadan Amiin. Waxaana hambalyadani u diraya dadka magacyadooda hoos ku qoran: Bootaan Barre Samantar iyo qoyskiisa (Denmark) Cabdiraxmaan... 
Halkudheg:

Rooxaanland – II – Qaybta 2aad

Jun 14, 2011
Arrinta labaad haddaan u leexdo. Waa arrin runtii aan ku dheeraan doonoo, maadaama loo baahan yahay in si fiican loo fahmo. FG: Qaybtii 1aad ka eeg halkan… waxaa jirta in 40kii sano ee ugu dambaysay ay dalka soo galeen dariiqooyin ay ka mid yihiin Ikhwaan al Muslimiin iyo tayaarka Shiikh Muhammad ibn Abdul Wahab ibn Suleiman (Allaha u naxariistee) ee ‘Wahabiyada’ loo yiqiin – haddana loo... 
Halkudheg: ,

Aarhus, Denmark: Bandhigga fursadaha waxbarasho ee Denmark

Jun 13, 2011
Waxaa ka dhacay magaalada aarhus ee caasimadda 2aad Dalkan Denmark , bandhig aan isagookale horey loo sameyn. Aad iyo aadna looga soo shaqeeyey. Bandhigan ayaa waxaa isku soo dubaridey urur dhalinyaro soomaaliyeed ee layiraahdo ururuka mideynta dhalinyarada soomaaliyeed ee MIDSOM ( www.midsom.dk ). Badhigaan ayaa waxaa lagu soo badhigayay Fursadaha waxbarasho ee  ka jira dalka denmark. Ujeedooyinka... 
Halkudheg:

Shacabkii waddaniga ahaa ee S.Y.L. waxay haddana doorteen hoggaamiyehooda cusub ee Farmaajo

Jun 13, 2011
Taariikhdu waa lama illoobaan,shacabkii Soomaaliyeed ee waddaniyiinta ahaa oo ku sugnaa gudaha iyo dibedda Soomaaliya kuna jiray halgan gobannimodoon ah waxay doorteen in uu xisbigooda waddaniga ahaa ee S.Y.L. uu hoggaamiyo u noqdo Xaaji Maxamed Xuseen, doorashadaasina waxay ku dhacday isagoo Xaajigu uu ku sugnaa dalka Masar,maantana shacabka Soomaaliyed ee waddaniyiinta ah kuna sugan dalka gudihiisa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...