Home » Archive Maalinta June 23rd, 2011

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 2-aad

Jun 23, 2011
Qaybtii Koowaad ka akhri Halkan…. Bilowgii qarnigii XX-aad, xilliga maamulkii Faransiiska uu ku howlanaa mashruuca dekadda Jabuuti iyo dhismaha waddada tariinka, aragtida Soomaali wayn waxaa ololkeeda ay ka hureysey gobollada waqooyi-bari iyo waqooyi-galbeed ee Soomaaliya. Waxay caga-dhigatay labada gobo lee hadda lagu magacaabo Sool iyo Nugaal. Waxaa halkaas degey halgankii hanaqaadka noqdey... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii I-aad

Jun 23, 2011
Soomaali-wayn waa erey maqalkiisa uu ku yar-yahay dhegaha inbadan oo kamid ah faca Soomaaliyeed ee maanta nool. Waxaase wax badan ku hadaaqey ereygaan labadii fac ee ka horeeyey faca dhallinyarada ah ee nasiibkoodu noqdey in ay xilligan noolaadaan. Qaar kamid ah Soomaalida ayaa waxay u arkaan ereyga Soomaali-wayn in uu xambaarsan yahay aragti la xiriirta ahaanshaheena dadeed iyo lahaanshaheena daleed.... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Dr. Gaas u Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Jun 23, 2011
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif ayaa ra’iisul wasaaraha DFKMG u magacaabay C/weli M. Cali Gaas, waxana uu bedeli doonaa Maxamed Farmaajo. Goobtii magacaabista waxaa hadal ka jeediyey Shariif Xasan, afhayeenka Baarlamaanka DFKMG iyo Farmaajo. Waxaa kale oo goobta k ahadlay Mr. Gaas, ra’iisul wasaaraha magacaaban ee DFKMG. Hoos ka dhegeyso Khudabadahaas. [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/gaas_jun2311.mp3] “Waxaan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...