Home » Archive Maalinta June 7th, 2011

Ciidamada AMISOM oo labo Jibaaray Madaafiicda ay ku Garaacayaan Goobaha Dadka Rayidka ah Degan yihiin

Jun 7, 2011
Iyadoo weli uu jiro dagaalo u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada DFKMG oo isku dhinac ah iyo Xarakada Alshabaab ayaa dadweynaha ku nool Magaalada Muqdisho waxay si aad ah ugu walaacsan yihiin madaafiicda xoogga leh oo ka soo dhaceysa fariisimada ciidamada AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, waxaana madaafiicdii ugu dambeeyey ku dhacaan Xafaadaha Yaaqshiid, Huriwaa, Kaaraan iyo Dayniile iyadoo... 
Halkudheg:

Musharax Yassin Maaxi oo casuumaad ka helay Wasaarada Arimaha Dibadan ee Wadanka Norway.

Jun 7, 2011
  Musharaxa Xilka Madaxweynanimada Somalia ee 2011 Mudane Yassin Maahi Mo’allim oo lagu casuumay Wasaarada Arimaha Dibadda ee Wadanka Norway ayaa la qaatay kulan wada tashi ah oo ku saabsan musharaxnimadiisa iyo sida ay muhiim u tahay in xaalada guud ee wadanka Somalia looga baxo dhibaatada heysata iyo qaabka looga bixi karo. Ugu horeeyn Masharax Maahi ayaa waxuu si kooban uga hadlay Hamiga... 
Halkudheg:

Sarkaal Sare oo Ciidamada Uganda ka Tirsan oo looga diley Dagaalkii ka Dhacay Degmada Boondheere

Jun 7, 2011
Waxaa Tododbaadyadii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho ka dhacayey Dagaalo aad u qaraar kuwaas oo u dhaxeeyey Ciidamada Amisom iyo Ciidamadda Dowlada Federaalka KMG oo isku dhinac ah iyo Xarakadda Al-shabaab, waxayna Dagaaladii ugu Cuslaa ay ka dhaceen Maalintii Sabtida ahayd Degmadda Boondheere waxaana dagaaladaas la isku adeegsadey Hubka Culus iyo midka fudud , waxaana la xaqiijiyey in dagaalkii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...