Home » Archive Maalinta June 5th, 2011

Fadlan caawi wiilkaan yar oo la ildaran xanuun kaga dhacay xubinta taranka.

Jun 5, 2011
Wiilkaan yar waxaa la yiraahdaa Khalid Cabdulahi Maxamed (galeyr)  waa 6 bilood jiroo kaliy. wiilkaan wuxuu ku dhashay asagoo ka jiran xabuunta taranka,waxa wiilkaas yar la geeyey dalka ethopia hadana dhaqaale xumo jirta awgeed ayaa wiilkaas yar waxba loo qaban waayey. ugu  danbeeytii waxaa la isla gartey in wiilkaan yar oo dhibanaha ah wax loo weeydiiyo walaahiis muslimiinta ah si ay wax tar ugu... 
Halkudheg:

Guddi Qaban Qaabo Salaadiinta Soomaaliyeed oo Looga Dhawaaqay Dalka Jabuuti Iyo Dood Muhiim Ah, warbixin muhiim ah .

Jun 5, 2011
Guddi  la magac baxay, Gudiga qaban qaabada Salaadiinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin lix ka mid ah beelaha dega Koofurta Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay June 1, 2011 Hoteel Rayaan ee Caasimadda dalka Jabuuti. Gudigan oo in mudo ah lagu hawlanaa dhismihiisa, islamarkaana u muuqda mid soojiidanaya dhegaha iyo dareenka dadka u heelan xal u helida arrimaha soomaaliya, ayaa  todobo xubnood... 
Halkudheg:

Kampala: Kulan Madaxda Puntland iyo Jaaliyada Reer Puntland ee Uganda – Warbixin iyo Sawirro

Jun 5, 2011
Kulankaan oo ahaa kii ugu horeeyay oo Madaxweynaha Puntland uu la yeesho Jaaliyada Reer Puntland ee ku nool Dalka Uganada ayaa waxaa lagu Qabtay Hoteelka weyn ee Sarena kulankaan oo ahaa Xaflad aad u balaaran oo uu soo qabanqaabiayay ganacsade Cumar Xaaji Axmed ( Mondela ) oo ah Ganacsade Reer Uganda ah oo Soomaaliyeed markastana aad u soo dhaweeya Madaxda Soomaaliyeed ee timaada Dalka Uganada qaas... 
Halkudheg: ,

Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida in la sameynayo 26 June 2011

Jun 5, 2011
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha(Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway . —————————– Bashir Sheikh Mohamed Waxaan... 
Halkudheg:

Xarun loogu Magacdarey Xarunta Dhex-Dhexaadnimada iyo Wada Hadalka oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho

Jun 5, 2011
  Waxaa Xarunta Muqdisho Media House lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey kuna saabsaneyd Furitaanka Xarun loogu magacdarey Xarunta Wasadiyada iyo Wada- Hadalka ama Xarunta Saxida Fahamka Waxaana ka qayb galey 50 Culimo ah ka kala socdey qaybaha ay ka kooban yihiin Suufiyada , Xarakaadka Islaamka iyo Culimo aan dhinac ka tiraneyn waxayna Xaflada isugu jirtey Furitaanka Xarunta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...