Home » Qoraallada Halkudhegga "ifaqoon"

HESHIIS KALA GADASHO GURI | QEYBTA. Iaad | Xildhibeen Cabdiwali

Jun 16, 2011
Marka hore waxaan tacsi u dirayaa shacabka, xukuumadda iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdishakuur Xaaji Xassan Faarax Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha (AUN) oo shirqool dhagareed lagu khaarajiyay. Haddaba marra waxaan shaki ku jirin Cabdishakuur Xaaji Xassan inuu naftiisi ku waayey qaddayad Soomaaliyeed oo muqaddas ah oo uu aaminsanaa. Taasoo ah soo nooleynta magacii, meekhaankii iyo karaamadii... 
Halkudheg: ,

Soomaali way doqonowdey! | Xildhibaan Cabdiwali

Jul 23, 2010
Xildhibeen Cabdiwali Sh. Maxamed ——————————— “Dhismo wacan nin dumiyoo misna daawanaya waa doqon” [Cabdidhuux] (2daa sawir ee hoose dhismeyaashas ka muuqda oo berigoodi aad u wacnaa, doqonkii dumiyey subax iyo galab daawado,  garashada xusuusta askhristaha ayaan u daayey, ruuxiise ay ku adkaato waa i soo weyddiin karaa). ‘Doqon,... 
Halkudheg:

Xukuumaddeenna! | Qore: Xildhibaan Cabdiwali Sh. Maxamed

Jul 22, 2010
Xukuumadi waa mu’asasada (institution-ka) ugu facaweyn mu’asasadaha siyaasiga ah oo dunida maanta ka jira. Sidoo kale, xukuumad waxaa lagu yaqaan inay tahay qaab ka mid ah qaababka awoodeed oo bulsho lagu dhaqo. Caado ahaan, erayga xukuumad si guud waxaa loogu yeeraa xukuumadda ummadda, xukuumadda gobolka, xukuumadda dagmada ama tuulada. Waxaa kale oo la sheegaa astaamo dhawr ah oo ay wadaagaan... 
Halkudheg:

Barlammaan keenna! | Cabdiwali Sh. Maxamed

Jan 25, 2008
Barlammaan (Parliament) waa gole ama aqal awood sharci dajin leh oo dadwaynuhu soo doorto, waxaa kale oo loo yaqaan golaha shacabka (ummadda) ama golaha shuurada. Qofka, Barlammaan xubin ka noqda waxaa loogu yeeraa; xildhibeen (parliamentarian). Magacu wuxuu ka koobmaa labo eray oo kala ah; xil iyo dhibaan. Haddaba xil waa: [1] xishood; sheex; sarriig. [2] wax ama hawl la qabanayo, wixii ceeb ah oo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...