Home » Archive Maalinta June 11th, 2011

Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii bulshada Rayidka ee magaalada Muqdisho

Jun 11, 2011
  Kulan ay maanta oo ay taariikhdu tahay 10 june 2011 isugu yimaadeeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada  magaalada Muqdisho ayaa si kulul loogaga soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii Kampala ee ay ku soo heshiiyeen Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka. Kulankan oo ka dhacay xarunta SOSCENSA ee magaalada Muqdishoo ayaa qaybihii ka soo qaybgalay oo isugu jiray culumaa’uddiin,... 
Halkudheg: ,

Golaha Wasiirada DFKMG: Heshiiska Kampala waa in la horgeeyo Baarlamaanka

Jun 11, 2011
Is-casilaadda Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisu iyo hirgelinta qoddobada kale ee heshiika Kampala waxay ku dhaqan-geli karaan oggolaanshaha Baarlamaanka… Sidaas waxaa lagu sheegay Warasaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, kaas oo warka intaas raaciyey “Golaha Wasiirada waxay weli u arkaan in danta dalka iyo dadka ay ku jirto in muddo hal sano ah dib loo... 
Halkudheg:

Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ku dhowaad 600-Arday oo Muqdisho lagu qabtay

Jun 11, 2011
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay in ku dhow 600-arday oo ka qalin jebisay gaar ahaan Hotelka Bikiin4, waxaana munaasabadaasi soo qabanqaabiyay iyadoo munaasabadaasi ay soo qabanqaabiyeen Xarunta Aqoonta ee EDC iyo Xarunta Horumarinta Aqoonta ee SOCWE (Somali Center For Women Empowerment). Halkan ka daawo sawirada Xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda... 
Halkudheg:

Aas Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amnigga ee Dowladda Federaalka oo Qarax lagu diley

Jun 11, 2011
Xarakadda Al-Shabaab oo Meesha ka saarey in Qaraxii lagu Diley Wasiirkii Arrimaha Gudaha ay u adeegsadeen Haweeney Markii Habeen hore Gurigiisa Qarax lagu diley Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Dowladda Federaalka Cabdi Shakuur Shiikh Xasan Faarax ayaa waxaa maanta loo sameeyey Aas Qaran kaasoo oo uu ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan Qabuuraha Shikh Suufi ayaa waxaa ka qaybgaley... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Columbus Ohio oo ka Tacsinyeynaya Geerida Ugaas Cumar Ugaas Xirsi

Jun 11, 2011
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Ohio si ay tacsi u gaarsiiyaan qoyska, qaraabada, asxaabta, beesha, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ahaa ugaaska guud ee beesha Sade oo ku geeriyooday magaalada Nairobi. Ugaas Cumar... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...