Home » Archive Maalinta June 10th, 2011

Wasiirkii Arrimaha Gudaha DFKMG C/shakuur Sh. Xasan oo Qarax ku geeriyoodey

Jun 10, 2011
Muqdisho: Dowladda Federalka KMG ah ayaa warsaxaafadeed ku caddaysay in uu geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Gudaha DFKMG¬†Cabdishakuur Shiikh Xasan Farax kaddib markii gurigiisa qarax ka dhacay uu ku geeriyoodey, Jimce 10 June 2011. Marxuum C/shakuur Sheikh Xasan ayaa u geeriyoodey dhaawacmay ka soo gaaray qarax is miidaamin ahaa oo ka dhacay gurigiisa, taas oo wararka ugu horeeya ee ka soo baxay ay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...