Home » Qoraallada Halkudhegga "Walaayo"
Maxaa shacabka Soomaaliya ka filaya xukuumada cusub marba haddii la magacaabay Ra’iisal Wasaare
Qore
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Saxafi Soomaaliyeed
October 6, 2012
Shacabka Soomaalida oo muddo ka badan 20 sano la daala dhacayay dhibaatooyin uga imanaya dawlad la’aan horseeday dagaalo sokeeye oo dalka iyo dadka u soo jiiday dhiig bax naf iyo maalba leh kuwasoo ay geesteen isla dad Soomaali ah waxayna taa u nugleysay in cadaawaha Soomaalida uu sidoo doonto ka yeesho dalka kiiyo ku marmarsoonaya...
DHOWRISTA DEEGAANKA WAA ASAASKA NOLOSHA
DHOWRISTA DEEGAANKA WAA ASAASKA NOLOSHA
XAALADA DEEGAANKA SOOMAALYA
Qore
Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Deegaanka Soomaaliya
GREEN SOMALIA (GS) NGO
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Qaybta Labaad
XAALADA DEEGAANKA SOOMAALYA
Maamulkii militariga ee dalka soo xukumay in ka badan 20 sano ayaa la oran karaa inuu yarahee u hinqaday talaabooyin ku aadan dhowrista deegaanka dalka. Waxaa la aasaasay Hay’ado...
Doorka warbaahintu ku leedahay isbedelka mujtamaca
qore
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Saxafi Soomaaliyeed
Intaan mowducan uu guda gelin, waxaan jecelahay inaan aan marka hore nalka ku daaro oo aan idiin iftiimiyo inta nooc oo warbaahin ee maanta caalamka lagaga shaqeeyo waxaana ka mid kuwa xagga hoose ku qoran:
1. Nooca shuuciga
2. Nooca keli talisnimada
3. Nooca xorta ah
4. Nooca bulshada...
HESHIISKA KAMPALA: Soomaalida dalka waa lala hoggaamin doona
Waxaa qoray
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Saxafi Soomaali ah
June 19th 2011
HESHIISKA ka soo baxay shirka wakiilada Dawladda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Kampala bishan Juun 9dii 2011 ayaa waxaa ka muuqanaysa qaab la moodo in dadka Soomaalida maamulka talada dalka lala qabanyo. Xilka maamul wixii hadda ka dambeeya ay qayb weyn ka ahaan doonan wadamada Soomaaliya ay xubnaha ka wada yihiin...