Home » Archive Bisha December, 2010

Xarunta Abuubakar Minneapolis oo Barnaamijyadeedii dacwada ha kisay Barafka daraadii

Dec 11, 2010
Asalaamu Calaykum Waraxmah Ilaahay ayaadkiisa waxaa ka mid ah, aayaad kowni ah ama ayaad makhluuq ah, oo binii aadamku mudanyihiin inay ku cibra qaataan. Roobka ilaahay oo Naxariistiisa ka mid ah,  ayaa deegaanada qaarkood soo da’a, isagoo baraf ah. Arintaas waa arin mudan in lagu waan toobo laguna cibro qaato, illaahay awoodiisana loo hogaansamo. Muslimiinta  Minnesota ku nool ayaa barafkaan... 
Halkudheg:

Heshiis Xabad joojin ah oo laga gaaray dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Dec 11, 2010
Waxaa maanta (Sabti Dec 11, 2010) kulan ballaaran isugu yimid dhinacyadii dhowaantan ku dagaalamay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, gaar ahaana beelaha maamulada Puntland iyo Galmudug, iyadoo kulankaasina ay goob joog ka ahaayeen Wefdi uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ay xubno... 
Halkudheg:

Canada: “Promotion of Peace and Prevention of Youth radicalization”

Dec 11, 2010
A two day International conference on Peace Promotion and Prevention of Radicalization has just been concluded in Ottawa, Canada. The conference was hosted by Canadian Friends of Somalia, a multi task   agency based in Ottawa. Organizers of this International Conference brought together all the stake holders including Youth, Diaspora Community members, Government leaders, experts, scholars, law enforcement... 
Halkudheg:

Furitaanka Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya waa mid lala soo Daahay Waxayna ahayd in mar hore la furo

Dec 11, 2010
Waxaan dhawaan Magaalada Muqdisho Safaaradeedii dib uga furatey Dowladda Jabuuti ee aan walaalaha nahay hase yeeshee labaatankii sanno ee Dagaalada ka jireen Magaalada Muqdisho waxaan marnaba la xirin Safaarada Dalka Liibiya oo ilaa iyo hada ka furan Magaalada Muqdisho taasoo wax badan u qabatey Shacabka soomaaliyeed ee Dagaalada Daashadeen waxayna Safaarada Liibiya ku shaqeyneysey Xaalad aad u adag... 
Halkudheg:

Magaalada Muqdisho oo laga Xusey Maalinta Xaquuqda Aadanaha ee Dunida

Dec 11, 2010
sandkan 2010 ayaa ah: Dhimasho 872, Dhawac 1921, Kufsi 14, Afduub 22, Jirdil 451 — Maanta oo ku beegan 10-ka Desember 2010 waa maalin loo asteeyey maalinta Xaquuqda Adanaha waxaana Munaasbad lagu xusayey maalinkaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxayna ka dhacdey Hotel Ambasadoor waxaana Munaasbadaas soo qaban qaabiyey Hayadda Center for Democracy and Human Rights oo marka la soo gaabiyo loo... 
Halkudheg:

Khilaaf mar kale ka soo dhex Muuqday Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan

Dec 10, 2010
“Shariif Xasan oo wada Qorshe uu Beesha caalamka kaga dhaadhicinayo in Shiikh Shariif xilku kaga egyahay 31 Janaayo 2011” …. Iyadoo dhawaan uu dhamaadey Khilaaf hore oo soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan kaasoo ku saabsanaa qaabkii loo ansaxin lahaa Golaha Wasiirada Xukuumada ee Raiisul Wasaaraha DFKMG... 
Halkudheg: , ,

Wefdi Nabad raadis ah oo uu hor kacayo R.wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta Xukuumada oo maanta gaaray Gaalkacyo si diirana loogu soo dhoweeyay

Dec 10, 2010
Wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka DFKMG ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayna xubno ka yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdishakuur Sheekh Xasan, Wasiir ku-xigeeno, Xildhibaano, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Halkan ka daawo... 
Halkudheg: ,

A PETITION FOR AN INVESTIGATION INTO INTERNATIONAL CORRUPTION CASE

Dec 9, 2010
TO: . United Nations Political Office for Somalia . International Contact Group on Somalia . Office of the President-Somali Transitional Federal Government . Office of Prime Minister-Somali Transitional Federal Government . Somali Republic Supreme Court CC: . Internet Corporation for Assigned Names and Numbers (ICANN) . World Trade Organization. . World Bank Anti-Corruption Unit. . Transparency International... 
Halkudheg:

Ardayda Somaliyed ee Jamacada KLMU ee dalka Malaysia oo kaalinta 1-aad ka gashay bandhig cunto ah “Daawo Sawirada”

Dec 9, 2010
Bandhig balaaran oo ku aadan cuntada laga isticmaallo dalka kasta oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda KLMU ee dalka Malaysia ayaa waxaa kaalinta 1-aad ka gallay ardayda Soomaaliyeed ee dhigatada Jaamacadaasi. Halkan ka daawo sawirada Bandhigaan oo ay kasoo qeyb galleen dhamaan ardayda dhigata Jaamacadaasi ayaa waxay arday kasta soo bandhigeen cunada laga isticmaalo dalkooda, waxaana ardaydaasi qeyb... 
Halkudheg:

“Soomaalidu Waxay Tiraahdaa Gudin Yahay Ima Goyn Lahayn Hadaan Gabalkeygu Kugu Jirin” Waraysi Taariikhi ah

Dec 9, 2010
Sidaas waxaa tiri Allah Ha u Naxariistee Marxuumad Wasiiraddii Hore ee Caafimaadka DFKMG Drs. Qamar Aadan Cali oo aan waraysi kula yeelanay Jabuuti 29/07/2009-kii… “Ummadda Soomaaliyeed Ayaa Loo Xilsaarayaa Dhibka Haysto, Annagoo Og Ummadda Soomaaliyeed Inuusan Dhibku Ka Socon” wareysi taariikhi ah Bishan aynu ku jirno (December) waa bil si gaar ah ii xasuusineysa, in badan oo ka... 
Halkudheg:

There is no deal and discussion to Socotra Island; it is part of Somali Territorial Islands.

Dec 9, 2010
Yemen in recent years is the pressure to legitimize the island of Socotra, Somalia, and on the way for the deployment of the project and the military on the island of Socotra Somalis. Yemen resulted in Socotra, that providing false information and, is struggling to dominate the island which one of the East Africa country. Failure would be any trail to the island from Yemen to view any aspect of the... 
Halkudheg: ,

Dhulkii Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dib loogu soo celiyey Gacanta Ummadda Soomaaliyeed.

Dec 7, 2010
“Iibkii Safaaradda Soomaalida waxaa laga dhigay waxba kama jiraan … Somalia embassy sale voided” Kenya Daily Nation…. Dhulkii Safaaradda Soomaaliya ay ku lahayd dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi oo waayadan uu ka taagnaa muran kadib markii la sheegay in uu dhulkaasi iibsaday nin ganacsi ah oo u dhashay dalka Kenya waxaana arrinkaan aad uga carooday ummadda Soomaaliyeed,... 
Halkudheg:

“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy

Dec 7, 2010
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..” Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Askari ka tirsan Ciidamada Qalabka sida oo Isniintii lagu toogtey Fagaaraha Dugsiga Sare ee Booliiska

Dec 7, 2010
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntey Askari ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ka dib markii uu si ula kac u diley Askari kale oo ay ciidamada ka wada tirsanaayeen Gacan ku dhiiglahaan oo la so qabtey 15/6 /2010 ayaa waxaa uu dliey Dable Shaafici Abshir Cali waxaana Maxkamad la soo taagey 20/6/ 2010 hase yeeshee xilgaas waxaa loo baahdey Marqaatiyal dhameystiran waxana... 
Halkudheg:

Sheekh Yuusuf Al-Qardawi Muxuu ka yiri Hadalkii Obama ee koobka Aduunka 2022

Dec 7, 2010
Heyada kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqday 02 December, 2010 in dowladda Qatar ay ku guuleesatay marti galinta koobka aduunka 2022 kadib tartan ay la gashay dowladdaha Australia, Japan, south Korea iyo dowladda Mareekanka. Dowladda Qatar ayaa dadaal u gashay in ay noqoto dowladda ugu horeeysa ee Carab ah ee ku guuleeysata marti galinta koobka aduunka ee 2022 insha Allah ayna ka dhimantahay... 
Halkudheg:

Jawaab ku socota Wasiirka boostada iyo iibinta Domainka SO

Dec 6, 2010
Hadalka wasiirka meel buu iska qabsan la’ayahay…. Eng. Ismail D. Osman: Annagoo tixraaceyno warbixin iyo wareysi uu bixiyay Wasiirka Warfafinta & Boostada oo ka hadlay arrimaha domainka qaranka ee dot.SO ayaa wasiirku si cad u dafiray isagoo sheegay inaan domainka la iibin isla markaana waxa uu sheegay in domainka lagu wareejiyay shirkad ajnabi ah. Hadalka Wasiirka meel buu iska qabsan... 
Halkudheg:

“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy

Dec 5, 2010
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..” Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI… UJEEDDO: Dhul-badeedka Soomaaliya Saraakiishii hore ee Soomaaliya... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta DFKMG oo si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka ee Qaranka Soomaaliyeed

Dec 5, 2010
Shirkad reer Japan ah ayaa noo maamusha Domain-ka Soomaaliya .SO Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Federaalka C/kariin Xasan Jaamac ayaa mar uu ka ambabaxayey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho uuna ku sii jeeday dalka Mareykana isagoo ka qaybgalaya shir ku saabsan isgaarisinta ayaa si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka Qaranka Soomaaliyeed ee Domain .SO, isagoo... 
Halkudheg:

3-DA DISEEMBER, MAALIN UTINTEEDA AAN LA ILOOBI DOONIN!! Qalinka Abuukar Albadri

Dec 4, 2010
Stockholm – 3-dii December ee sanadkii hore ayey aheyd markii hotelka shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay arday, waalidiintoodii, macalimiintoodii, weriyeyaal iyo masuuliyiin. Xasuuqa waxaa la sheegay inuu geystay nin naftiisii u huray Janno doonis darteed, kana dhex doonay inuu dilo in ka badan 70 qofood oo marka laga reebo afar wasiir oo dowladda ka tirsaneyd intooda kale ahaa biri mageydo... 
Halkudheg:

A Robust ONLF Political Wing Is Needed

Dec 4, 2010
On January 19 2011, Southern Sudan will hold a referendum to decide if the South should secede from the North. It is all but certain that Southern Sudan will be the newest country in the African Union. The South’s secession sets new precedent in Africa. Such precedent presents ONLF with an opportunity to reaffirm and further their struggle to win independence from Ethiopia. The ONLF has enjoyed... 
Halkudheg:

Xasuusasho sanad kadib Qaraxii Hotel Shaamoow!

Dec 4, 2010
“Qurac Jabay sidiisii Qarankii ma u liicay” 03 December, 2009 waxa ay aheyd maalin murugo, tiiraanyo, qalbi-jab iyo uur gutaalo ku reebtay dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba ay ka joogaan Dunida balse waxaan is waydiiyay ilaa goorma ayay sii socon doontaa dhibaateeynta shacabka?, Mustaqlka dalka Soomaaliyana muxuu noqon doonaa.? Walina Jawaab uma helin, waana filayaa in aqriste adigana aad... 
Halkudheg:

Warbixin: Jaamacadda Bariga Soomaaliya, Aasaskeeydii iyo wexeey higsaneeyso.

Dec 4, 2010
Qorre: prof. Ahmed Mohamed Barre – Maamulaha jaamacada Bariga  soomaliya _Qardho: Sidaan la socono qardho waa magaalo qadiimi ah oo leh taariikh dheer. Waxay magaalo noqotay sanadkii 1930kii Waana magaalo dad badani isugu iman jireen waayo waxay leedahay dhul daaqsimada xoolaha aad ugu wanaagsan oo uu markhaanti u ytahay hadalkii Seyid Mahamed Cabdulle Xasan markii la weydiiyey qurux iyo daaqsin... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Booqasho ku tegey Dalka Kuweyt

Dec 4, 2010
Dr. Cabdiraxmaan Faroole: Puntland waxaa ku Nool 3 Milyan qof oo ay ku jiraan dad ka soo Barakacay Koonfurta Soomaaliya kuwaas oo u baahan in la Caawiyo. .. Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka Kuweyt waxaana ka mid ahaa dadkii soo dhaweeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka kuweyt Ambasadoor Cabduqaadir Shiikh Amiin, ku xigeenkiisa Cabduqaadir... 
Halkudheg:

Qaraxii Shaamow : Xasuus Ma Hadho Ah

Dec 3, 2010
3-da December 2009 waa maalin shacabka Soomaaliyeed xasuustooda ay ku dheertay waayo waxaa xiligaasi dhacay qarax aad u weyn, waxaana qaraxaasi ku geeriyooday ilaa iyo dhowr iyo labaatan qofood oo isugu jiray mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay si aad ah isugu dhawaayeen Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Dhakhaatiir, Saxafiyiin iyo Arday ka qalin jabineysay Jaamacadda Banaadir... 
Halkudheg: ,

Duqeymihii dadka iyo hantida suuqa bakaaraha oo ay dafireen cidamada Midowga Africa ee AMISOM, hadaba yaa duqeeya…

Dec 2, 2010
Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM oo shalay (Talaado) xasuuq ba’an ka geystay gudaha suuqa bakaaraha ayaga oo madaafiic ku garaacay xilli suuqa laga kala adeeganayey, ayna dad badani ku dhinteen ayaa afhayeen u hadlay ciidamada Midowga Africa ee AMISOM waxa uu soo saaray dafiraad uu kaga jawaabayo hadalkaasi. Taliyaha ciidamada milatariga ugandha ee ka howlgala gudaha Muqdisho ayaa yiri: “xoogaga... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...