Home » Archive Maalinta December 7th, 2010

Dhulkii Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dib loogu soo celiyey Gacanta Ummadda Soomaaliyeed.

Dec 7, 2010
“Iibkii Safaaradda Soomaalida waxaa laga dhigay waxba kama jiraan … Somalia embassy sale voided” Kenya Daily Nation…. Dhulkii Safaaradda Soomaaliya ay ku lahayd dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi oo waayadan uu ka taagnaa muran kadib markii la sheegay in uu dhulkaasi iibsaday nin ganacsi ah oo u dhashay dalka Kenya waxaana arrinkaan aad uga carooday ummadda Soomaaliyeed,... 
Halkudheg:

“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy

Dec 7, 2010
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..” Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Askari ka tirsan Ciidamada Qalabka sida oo Isniintii lagu toogtey Fagaaraha Dugsiga Sare ee Booliiska

Dec 7, 2010
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntey Askari ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ka dib markii uu si ula kac u diley Askari kale oo ay ciidamada ka wada tirsanaayeen Gacan ku dhiiglahaan oo la so qabtey 15/6 /2010 ayaa waxaa uu dliey Dable Shaafici Abshir Cali waxaana Maxkamad la soo taagey 20/6/ 2010 hase yeeshee xilgaas waxaa loo baahdey Marqaatiyal dhameystiran waxana... 
Halkudheg:

Sheekh Yuusuf Al-Qardawi Muxuu ka yiri Hadalkii Obama ee koobka Aduunka 2022

Dec 7, 2010
Heyada kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqday 02 December, 2010 in dowladda Qatar ay ku guuleesatay marti galinta koobka aduunka 2022 kadib tartan ay la gashay dowladdaha Australia, Japan, south Korea iyo dowladda Mareekanka. Dowladda Qatar ayaa dadaal u gashay in ay noqoto dowladda ugu horeeysa ee Carab ah ee ku guuleeysata marti galinta koobka aduunka ee 2022 insha Allah ayna ka dhimantahay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...