Home » Archive Maalinta December 10th, 2010

Khilaaf mar kale ka soo dhex Muuqday Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan

Dec 10, 2010
“Shariif Xasan oo wada Qorshe uu Beesha caalamka kaga dhaadhicinayo in Shiikh Shariif xilku kaga egyahay 31 Janaayo 2011” …. Iyadoo dhawaan uu dhamaadey Khilaaf hore oo soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan kaasoo ku saabsanaa qaabkii loo ansaxin lahaa Golaha Wasiirada Xukuumada ee Raiisul Wasaaraha DFKMG... 
Halkudheg: , ,

Wefdi Nabad raadis ah oo uu hor kacayo R.wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta Xukuumada oo maanta gaaray Gaalkacyo si diirana loogu soo dhoweeyay

Dec 10, 2010
Wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka DFKMG ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayna xubno ka yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdishakuur Sheekh Xasan, Wasiir ku-xigeeno, Xildhibaano, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Halkan ka daawo... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...