Home » Archive Maalinta December 2nd, 2010

Duqeymihii dadka iyo hantida suuqa bakaaraha oo ay dafireen cidamada Midowga Africa ee AMISOM, hadaba yaa duqeeya…

Dec 2, 2010
Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM oo shalay (Talaado) xasuuq ba’an ka geystay gudaha suuqa bakaaraha ayaga oo madaafiic ku garaacay xilli suuqa laga kala adeeganayey, ayna dad badani ku dhinteen ayaa afhayeen u hadlay ciidamada Midowga Africa ee AMISOM waxa uu soo saaray dafiraad uu kaga jawaabayo hadalkaasi. Taliyaha ciidamada milatariga ugandha ee ka howlgala gudaha Muqdisho ayaa yiri: “xoogaga... 
Halkudheg:

TUSKER MIYAA BADASHAY TUSMADII QARANKA?

Dec 2, 2010
Waxaa maalintii Isniinta taariikhduna ahayd 29-ka bisha Nofember ee 2010 lagu soo daabacay ama laga sheegay guud ahaan warbaahinta Soomaaliyeed in ciyaartoyda Xulka Qaranka Kubadda cagta ee dalka Soomaaliya ay ka badbaadeen shil baabuur. Shilka baabuur oo ka dhacay magaalada Darsalaam ee dalka Tanzania. Nasiib wanaag waxa uu dhaawac fudud uu gaaray afar ciyaartoy oo kali ah, halka saddex ciyaartoy... 
Halkudheg:

1-da Desember Maalinta AIDS-ka Adduunka oo laga Xusey Magaalada Muqdisho

Dec 2, 2010
“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN: “Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” SII AKHRI… Hay’adaha SCAC iyo COGWO oo si Wadajir ah u Xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka. 1-da December waa maalin u asteysan maalinta AIDS-ka adduunka, waxaana maalinkaas... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...