Home » Archive Bisha September, 2009
Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka ka dagaynin dibna isu sharaxayo
Barnaamijkii Radio Xoriyo
11 September 2009.
Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya oo cagta mariyey ciidan gumaysi iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah.
G/Kuxigeenka 2aad ee jwxo oo booqasho gaaban ku jooga wadanka Australia shirna kaga qayb galay magaalada Perth.
Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka...
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka | Ahmed-haadi
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka
Inta badan waalidiinta soomaaliyed oo ay carruurtu u dhigato dugsiyada hoose/ dhexe ee wadamada ay usoo haajireen ee reer galbeedku, waxa ay la qabsan la’yihiin nidaamka waxbarasho ee ka jira wadamadaan, waxayna intooda badan u haystaan, in haddii ilmuhu maalin walba tagaan iskuulka sidii soomaaliya oo kale, uu illmahaasi uu helayo...
Madaafiic Habow ah oo Muqdisho ku laysay Qoysas Askartii ku dhaawacmay dagaalkii 1977
Mashaqo ka dhalatay Madaafiic habow ah oo ay dadi ku dhinteen qaar ka mid ahaa naafadii xooga dalka Somaliyeed kuwa kalana ay ku dhaawacmeen galabta gudaha ispitalka Dmartiino ee Magaalada Muqdisho.|
Si ay shegayaan dad goobjooyagayaal ah laba madfac oo galabta (Sept 11, 2009) ku dhacday gudaha ispitalka Dmartiino ayaa geysatay dhimasho ilaa 7 ka mid ah ciidankii naafada xooga dalka somaliyeed ee 30kii...
“..Heshiiskii Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” Wareysi – Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Xagaa
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa “…heshiiska Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” wareysi xiiso badan
XAGAA: “madaxweynuhuna waa ka hadlay waxaa uu yiri, arrintaasi Baarlamaanku si khaldan ayey u fahmeen…”
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa oo aan wareysi gaaban...
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka Dhoofey Dalka Jabuuti
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Wafdigii uu hogaaminayey ee soo gaarey 09/09/2009-ka dalka Jabuuti ayaa dib ugu laabtey dalka Soomaaliya, kadib markii socdaal qaatey laba maalmood uu ku joogey caasimada dalka Jabuuti.
Booqashada Madaxweynaha DFKMG oo lagu sheegey martiqaad uu ka heley, dhigiisa Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele ayaa intii uu joogey waxaa uu kulan...
Crackdown on Somali Pirates, Based On Letter to UN by Ex-Prez Yussuf, Questioned
Crackdown on Somali Pirates, Based On Letter to UN by Ex-Prez Yussuf, Questioned
By Matthew Russell Lee
UNITED NATIONS, September 10 — Somali pirates have been the topic at the UN for the past two days. Thursday outside the Fourth Meeting of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia, Japanese diplomat Masafumi Ishii, who chaired the meeting, told the Press that money will be raised...
Dawlada Jabuuti iyo DFKMG oo isla Gaaray heshiis Ku Saabsan Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeeda
Dowlada Jabuuti iyo Dowlada FKMG Soomaaliya oo Heshiis Dhinaca Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeedda Ku Yeeshey Hoteel Kempinski ee Caasimada Dalka Jabuuti 10/09/2009 shir jaraa’id
Dowlada Jabuuti iyo dowladda FKMG Soomaaliya ayaa isla gaarey Heshiis ka kooban dhowr qodob oo dhinaca baddaha ku saabsan oo looga soo horjeedo Arrimaha Burcad Baddeeda, xaalufinta kheyraadka Badda, wasakheynta iyo...
New Somali president plans US tour to bring news from homeland to diaspora | AP
New Somali president plans US tour to bring news from homeland to diaspora
By ANDREW WELSH-HUGGINS , Associated Press
Last update: September 9, 2009 – 5:03 PM
COLUMBUS, Ohio – The newly elected president of Somalia plans a tour of U.S. communities with large Somali populations this fall in hopes of spreading the word about his country’s problems and getting advice for solving some...
Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka xilli ay dhici karto in UN ay Goaan ka Gaaraan heshiiskii Isfahamka ee Kenya-Somalia
UN: Go’aankii Baarlamaanku waa go’aan Soomaaliyeed
UN: Go’aanada ka soo baxa guddiga xadaynta badaha waa go’aana aan rafcaan laga qaadan Karin
Warbaahinta: Norway waxay Kenya siisay $200 million si uu u hirgalo heshiiska isfaham ee Somalia-Kenya
Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka, Xilli laga yaabo in Qarammada Midoobay go’aan ka gaaraan Dukumiintihii ay Kenya u gudbsatey UN...
Ismaaciil Cumar Geelle iyo Sheikh Shariif oo Kulan ku yeeshay Jabuuti
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Kulan Gaar ah ku Yeeshey Qasriga Madaxtooyada ee Dalka Jabuuti 09/09/2009
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariir Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaarey caasimada dalka jabuuti 08/09/2009-ka, iyadoo ay Garoonka ku soo dhaweeyeen Ra’iisul wasaaraha dalka jabuuti Dileyte Maxamed Dileyte iyo mas’uuliyiin kale...
Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya
Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya
Dowladda Wadanka Switzerland ayaa hadal ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay ciidamo u soo direyso wadanka Soomaaliya gaar ahaan xeebaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan burcad badeeda Soomaalida oo iyagu dhibaatooyin ba’an ku haya Maraakiibta isticmaasha Badweyta Hindiya.
Baarlamaanka Switzerland...
Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed
Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed
Magiciisa oo buuxa waa Aadan Xuseen Ibraahim, waxaana lagu naaneesaa Eeney, waxsaana uu ku dhashay degmada Waajid ee gobalka Bakool sanadku markuu ahaa 1993-kii, wax ehel ahna uma joogaan magaalada Muqdisho.
Waxaa uu Muqdisho soo galay isagoo jira 10 sano, si uu u raadado nolol u dhaanta tii Waajid waalidikiisna...
Madaxwaynaha Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali
Madaxwaynaha dalka Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali laguna eedeeyay danbiyo in uu galay.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwayaha dalka Kenya Mudane Mwia Kibaki ayaa lagu sheegay in Madaxwaynaha uu xilka ka xayuubiyay General-ka ugu sareeya police-ka dalka Kenya Mohamed Hussein Ali oo madax ka ahaa Police-ka dalka Kenya tan iyo sanadki 2004 iyadoo xilkaasi loo magacaabay...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 7aad | Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Todobaad)
Ramadaanku waa Bil uu illaah (cw) inoogu Sharciyeeyay si aan uga Faa’iideysano Nicmooyin fara badan oo uu noogu dhex keydiyay Bishaas, ee looma Sharciyeeynin in aan Baahano ama aan Haraadno sida dadka qaar maleeyeen Ramadaanka.
Hadaba waxaa aad loogu baahan yahay inaan garano ulajeedooyinka iyo Xikmadaha loo Sharciyeeyay Ramadaanka...
Warqad Furan oo ku socota Sheikh Shariif Sh Axmed | Dr Maxamud Yusuf
WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA SOMALIA MUDANE SHARIIF SHEEKH AXMED
KU: Madaxweynaha Dowlada Kumeelgaadhka ah.
Mudane: Shariif Sheekh Axmed
KA: Xubnaha Ururka Aqoonyahanada Qurbojoogta Somaliyeed (SIDG)
Somali Intellectual Diaspora Group (SIDG)
United Kingdom, London
Mudane Madaxweyne waxad marka hore naga gudoontaa Salaan qaali ah oo kaaga timid, dhamaan xubnaha ururka aqoonyahanada qurbojoogta...
UN role in Somalia comes under fire
UN role in Somalia comes under fire
By Saeed Shabazz -Staff Writer- | Last updated: Sep 7, 2009 – 7:04:37 AM
UNITED NATIONS (FinalCall.com) – The UN Secretary-General’s special representative to Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah has not answered reporters’ questions concerning his involvement in the crafting of a 15-page “Memorandum of Understanding” that would give Kenya...
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.
Barnaamijkii Radio Xoriyo
07 September 2009.
Kulan balaadhan oo ku dhexmaray xarunta jaaliyada Denmark dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda sidii ay caalamka ugu soo bandhigi lahaayeen tacadiga gumaysigu u gaysto dadka rayidka ah iyo shacabka ogadenya ee kunool wadanka Denmark
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo...
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey | Allman
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey
Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu jecel nahayoow meel kasta oo aad joogtaan, Akh-riste ha dhibsan qormadan oo hana ku farxin waayo waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa Qormada cinwaankeeda kore ku xusan oo aan uga hadli doono Isku Shaan-dheynta lagu sameeyey dhowaan Golaha Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, hadalo kala duwan oo ka soo baxaya...
Af Soomaaliga oo lagu daray Xarunta Minnesota, USA
In af Soomaali ka dhexmuuqdo aqalka xarunta Minnesota state waa tallaabo haboon
Guriga Minnesota state looga taliyo waa guriga saddexaad xagga weynaanta marka la eego guryaha xarumaha dalka maraykanka waana guri aad u qurux badan. Gurigan waa guriga lagu sameeyo dhamaan shuruucda lagu dhaqo reer Minnesota. Waa hoyga golayaasha sharci dejinta Minnesota iyo governorkaba. Gurigan waxaa uu astaan u yahay...
Igaara Fiijay …. Areey xoo yiri hee | Saciid Ducaale
Wafdi matalaya Guddiga Olympigada soomaaliyeed ( G O S ) ayaa dhawaan tagay magaala madaxda dowlad goballedka Puntland, ujaddeda booqashada wafdigaan ayaa aheyd in ay kala hadlaan maamulka Puntland in ay ku qabtaan Ciyaarahii gobalada soomaliya magaladan Garoowe, sannadkan 2009.
In ciyaaraha goblada la qabtao waa rayi aad u fiican oo looga faaideeysan karo nabadeeyta iyo isku soo dhaweeynta ummada...
A nation destroyed by its own youth | Abdifatah Bashir
A nation destroyed by its own youth
The troubled nation of Somalia is in a disturbing state of affairs but it is a nation destroyed by its own people, what a shame for those who claim to be the leaders. It has suffered 20 years of destruction, loss of human lives and mass murdering in the name of Qabiil (clan), Qabqable (warlord) and also in the name of religion (This is a new phenomenon). If one wants...
Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling
Government of Puntland State
PRESS RELEASE
7 September 2009
Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling
On Sunday, 6 September 2009, two light aircraft landed illegally at an abandoned airstrip about 12km south of a small village called Gara’ad located on the Indian Ocean coastline, particularly Puntland State territory near the southern boundary with central Somalia. The two...
Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million
Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million
MAP: SEE HERE (CLICK)
The number of internally displaced people living in Somalia is now over
1.5 million*. The main reason for the increase of the overall number of
displaced (from 1.3 million in the first quarter of 2009) is the renewed
violence in Mogadishu that displaced over a quarter of a million* people
since May 7th.
Despite the fact...
Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo iyo Warar GoosGoos ah
Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo.
Xarakadda AL-Shabaab ee sugan Geddo oo sheegay in ay is ku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka
Saameynta Dagaalada Magaalada Muqdisho iyo Ramadaanka
Waxaa isku soo dubariday:
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com
Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo...
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin
SAWIRADA Halkan ka daawo GUJI
Markii 12-kii Maarso ee sanadkii 2007 Guddomiyaha Xiriirka K/cagta loo doortay Siciid Max’ed Nuur (Mugaanbe) kadib markii ay kullan isugu yimaadeen guddiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed sidoo kalana ay kullan isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha Kooxaha ayaa xiligaasi marka laga soo...




