Home » Archive Maalinta September 26th, 2009

Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington

Sep 26, 2009
Waxaa si habsami leh u socata xafladdi furitaanka masjidka Abu-bakr ee seattle oo Bilaabatay Maalintii khamista ahayd 24-ka bisha Sep.2009 Socan Doontana ilaa 27-ka bishan ,Masjidkan oo in mudda ah la sugayay ayaa waxaa daah furay Golaha Imamyada ee waqooyiga America waxaana ka mid ahaa Culimada Ka soo qayb gashay (1).Sh.Abdurrahman Sh.Omar (2).Sh.Ahmed Noor (3).Sh.AbdulKhaliq (4).Mohamed Kariye (5).Mohamed... 
Halkudheg: ,

Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?.

Sep 26, 2009
Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?. Nijmegen 27.09.2009. Wararka aanu ka helayno ilo kale duwan oo kale jooga dalka Soomaaliya iyo Qurbaha ayaa sheegaya in seminaarka loogu talagalay in kor loogu qaado tayada macalimiinta kubadda cagta kooxaha ka dhisan dalka Soomaaliya ayaa shaki badan laga qabaa qaabka looga qayb... 
Halkudheg:

C/laahi Soomaali, Tifatiraha Idaacada Codka Nabada Muqdisho, oo Beeniyey war ka baxay VOA oo la sheegay in uu kaga horjeedo xarakatul shabaabul Mujaahidiin

Sep 26, 2009
Tifaftiraha Idaacadda codka nabadda ee Muqdisho C/llaahi Yaasiin Jaamac (Somali) ayaa maanta beeniyay inuu idaacadda VOA-da laanteeda Afka Somaliga kasii daayay war uu kaga horjeedo xarrkatul shabaabul Mujaahidiin. Halkan ka Dhegeyso Shirkii Jaraa’id ee C/laahi Soomaali (Sept 26, 2009) Halkan ka Dhegeyso Hadalkii laga sii daayey VOA (Sept 24, 2009) Wariyaha oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...