Home » Archive Maalinta September 24th, 2009

Odoyasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo si Kulul u Cambaareeyey DFKMG iyo AMISOM, Uganda iyo…..

Sep 24, 2009
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah odoyasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo laga soo saray baaq iyo digniino ku aadan dhinacyo kala duwan ayaa qoraan dheer oo saxaafada loo qeybiyey waxaa uu u qoraana sidaan… Halkan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka (mp3) Halkan ka eeg warsaxaafadeedka oo saxiixan Warsaxaafadeed Ujeedo warsaxaafadeed Ujeedo cambaareyn faragalinta Beesha caalamka... 
Halkudheg:

Dadka Deegaanka Xaafuun Oo Isku Xilqaamay Sameynta Wado Dhererkeedu Yahay 54km.

Sep 24, 2009
Dadka Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa waxa ay si xilkasnimo ku jirto isku xilqaameen sameyn wado dhererkeedu yahay 54km , iyadoo dadka degmada dhibaato aad u xoogan ay ku qabeen wadada oo afar illaa shan maalmood loo soconayay gaaris deegaanka Xaafuun. Guddoomiyaha Degmada Xaafuun Maxamed Yuusuf Garow (Booliwade) iyo dadka deegaanka oo aan u kala harin isimo iyo nabaddoono ayaa waxaa dadaal... 
Halkudheg:

147 Aryday Somaliyeed oo Ka qalin jabiyay Sudan

Sep 24, 2009
147 Arday oo Somali ah ayaa waxay ka qalin jabiyeen jaamcaddaha ku yaalla dalka Sudan . xalay ayaa waxaa loo sameeyay Ardadaas xaflad qalin jabin oo si heer sare ah loo soo agaasimay . Bandhig aad u heer sareeyay ayuu soo badhigay Midawga Ardada Somalia ee ka jira dalka sudan iyadoo la adeeg sanayo qalab casri ah ayaa mid mid waxaa dhalo wayn oo ay si fiican u wada arkayeen ka soo qayb galayaashii... 
Halkudheg:

Suldaan Xuseen Xirsi Faarax oo ugu baaqay Umada somaliyeed inay Xasiloonida Dhowraan iyo In Fursad la siiyo Amaanka guud ee Somaliyeed

Sep 24, 2009
Suldaan Xuseen Xirsi Faarax oo ugu baaqay Umada somaliyeed inay Xasiloonida Dhowraan iyo In Fursad la siiyo Amaanka guud ee Somaliyeed Suldaan Xuseen Xirsi Faarax ayaa ka hadlay xaaladaha Amaan xumo ee Umada somaliyeed waxaana uu si wayn uga hadlay dagaalada dadka masaakiinta ah ee mataada caruurya iyo Haweenka ah ku le,deen inuu yahay mid aan loo baahanayn in loo turo umada ilahayn waa shey muqadis... 
Halkudheg:

UN: Shir wax looga qabanayo uunka oo sii kululaanaya

Sep 24, 2009
Xog haye guud ee QM Ban Ki-moon ayaa sheegaya in shir hal maalin ah, oo laga yeeshay cimiladda is badaleysa uu dar dar cusub galiyey dadaalka wax loga qabanayo uunka sii kululanaya, xoghayaha guud ee QM oo ka hadlayay ka hadlayey xeritaanka shirkaasi ayaa ku amaanay madaxda caalamka sida ay ugu duubteen wax ka qabashada cimiladda hadalkiisana waxaa ka mid ahaa waxaa uu yiri “ isbadelka cimiladda... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Cumraystay Madaxweynayaalna la kulmay

Sep 24, 2009
Warsaxaafadeed Khamiis September 24, 2009 Madaxweynaha oo Cumraystay Madaxweynayaalna la kulmay Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Madaxweynaha soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed waxaa maalintii talaadada(22-09-2009) u suurta gashay in isaga iyo wafdigiisa ay gutaan cumro, Madaxweynaha ayaa markii ay cumradu u dhamaatay wacdiyay Wafdiga la socday ka dibna kacbada dhexdeeda ugu duceeyay Wafdiga... 
Halkudheg:

Midgaannimadu ma Gobnimaa Mise waa Gunnimo? | Barkhad

Sep 24, 2009
Midgaannimadu ma Gobnimaa Mise waa Gunnimo? Dood Furan Anigoo magaceygu yahay Barkhad jamac Hirsi kana mid ah ardeyada Jaamacada Hargeysa gaar ahaan kuuliyada sharciga ama (Faculty Of Law) waxaan jecleystay inaan ka hadlo arin inta badan Somalidu ka hadalkeeda ka cararto cida soo hadalqaadana ay karahdo, Hordhac: Waxaan marka hore ka hafeef dhiganayaa in aan loo qaadan ama loo maleyn inaan u hadlayo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...