Home » Archive Maalinta September 22nd, 2009

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho

Sep 22, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI) Waxaa maanta deeq lacageed oo dhan 500-oo Doolar la soo gaarsiiyay Naadafada ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho, iyadoo deeqdaasi lacageed ay soo dhiibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka... 
Halkudheg:

Proffesor Ibbi V Puntland ?Gari labo kama Wada Qosliso? | Muhiadin

Sep 22, 2009
PROFFESOR IBBI V PUNTLAND ?GARI LABO KAMA WADA QOSLISO?  Erayada loo adeegsanayo xiliftanka u dhaxeeya Maamul Gobaleedka Puntland iyo R/W  ku xigeenka Prof: IBBI, ayaa u muuqda kuwo maalinba, maalinta ka danbeysa ku sii siqaya Dhabo labada dhinacba ku seegayaan himilada qarsoon ee ay huwan yihiin. Marka laga soo kaco dhagxaanta tuuryada ah ee ay isdhaafsanayaan labadan garab, waa Garabka Maamul... 

Astaamaha lagu garto Aqoonyahanka !! | Kuluu

Sep 22, 2009
Astaamaha lagu garto Aqoonyahanka !!  Dear. All . Readers Aslaamu caleykum w/w An ku bilaabo magaca eebbe mid guud iyo mid gaar ah ba naxariista inta kadib Mahad oodhan illahay bey u sugnatay naxariis iyo nabad geliyo rasuulkeena kurkiisa bey ahaatay Waxaan jecleystay inaan wax ka qoro maqaal ku saabsan Astaamaha lagu garto aqoonyahanka ,waxaana igu dhaliyey markaan arkay dad badan oo aqoon yahaniin... 

Safiirka soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo Cambaareeyey Qaraaxyadii lala beegsadey Xarunta Amisom

Sep 22, 2009
Safiirka soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo Cambaareeyey Qaraaxyadii lala beegsadey Xarunta Amisom Safiirka Dowlada Federaalka u fadhiya Magaalada khartoum ee xaruunta wadanka sudan Prof: Mahdi Abukar ayaa si kulul u canbaareeyey falkii ismiidaminta ahaa ee dhawaan lagu weeraray xarunta ciidanka nabad ilaalinta u jooga caasimada soomaaliya ee muqadisho. Waxa uu sheegay safiirka in uu si wayn u canbaareenayo... 

Duullaamadii Bari – Gabay Waddani ah | Stanza

Sep 22, 2009
Hindisaaga: Abwaan Axmed Furre Aadan-garaar (1900 – 1970) Magaca Gabayga: Duullaamadii Bari Habeentiriska: 1935 – qiyaas ahaan. F.G: Waxaan gabaygan qiimaha badan ee taariikhiga ah ka qoray Cabdi Axmed muxumed (Cabdi Joqor) 21/9/2009. Sida aan ka wariyey odayga aan gabayga ka qoray oo ii sheegay inuu gabaygu intan ka dheeraa balse uu meerisyadan ka xusuusta, wuxuu hindisaagu gabaygan digashada... 
Halkudheg:

Ilaahoow waxaad nagu rogtay gali Odayadaas !!! | Zaki

Sep 22, 2009
Ilaahoow waxaad nagu rogtay gali Odayadaas !!! Sideen uga sheekaynaa aragtida saxaafadda iyadoo aanay xor ahayn ? Sideen ugu sheegnaa Bulsho aanan Xor ahayn waxa dhacaya ? Sideen uga warami karnaa Hab dhaqanka Dadkeena tiiyoo nalaga xayuubiyay marhore Dhaqankii ? Wadaadada Caafimaadka waxay u furtaan Xarumaha Daawaynta Dadka buka inay kula tacaalaan xanuunada haya laakiin qofka ugu horeeya ee ay dhibaatada... 
Halkudheg:

ONLF iyo TPLF Koodee ku guulaysan doona loolanka Geeska Afrika ? | Gundiid

Sep 22, 2009
ONLF iyo TPLF Koodee ku guulaysan doona loolanka Geeska Afrika ? Waaxaa hubanti ah in Geeska Afrika ay ku loolamayaan xoogagga ONLF iyo ururka haya talada wadnka Itoobiya ee TPLF.istaraatijiyadaha iyo qorshayaasha labadaasi urur ay kawada duulayaan ayaa waxaa la odhan karaa midba kan kale waxa uu kuyahay liddi. Tan iyo intii ay TPLF ay gacanka ku dhigtay talada wadanka Itoobiya waxaa jiray muraayad... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...