WARARKA JULY
2008
Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Gudaha ee Golaha Dhexe ee ARS oo sheegay
in heshiiskii Jabuuti siyaasad ahaan waa laysku raacey dhaqan gelintiisa,
balse … Akhri July 31
Waraysi:
Xog-hayaha Warfaafinta ARS Axmed C/llaahi
"mar aan ka xoog badanahay nama soo marin, waxaana mareynaa, xiligii ay
ku habooneyd inaan..." Wareysi July 30
Suldaanka Beesha Duduble oo ku sugan Boosaso oo Codsaday in Hogaanka
Dhaqanka lagu Casumo Shirka lagu saxiixayo Sucuudiga...
Akhri.. July 30
GEEL
JIRE GEELII DHAC | Musharax Prof. Farjac
Guddomiyaha gobolka hiiraan oo sheegay in itobiya ay gobolkaas ka
gesatay xasuuq.. Akhri July 30
Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha July
30
Shariif Maxamed Siciid “Hogaamiye kooxeedyada Iyagaa u seexdey hoteelo aysan
lahayn - July 29
Dalada
qaxootiga iyo dadka barakacayaasha banadir oo shir jaraid ku qabatay
xaruntooda Muqdisho - July 29
Wariye
Amiin Yuusuf Khasaaro oo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka u
geysteen jirdil xoog leh. Akhri July
29
Beel-waynta Ismaaciil Saleebaan oo doortay
Beel-daaje Cusub - July 29
Tartankii kubadda koleyga ee EuroSom oo ay ku guuleeysatay kooxdii
Cardiff iyo Ciyaartii ciyaartoydii Hore ee cuslaatay...
Akhris/sawiro.. July 29
Warbixin: Kulankii Wakiilka UN ee Soomaaliya iyo Soomaalida Minneapolis
:::TACSI
GEERIDA MARXUUN MAXAMED XAAJI CABDI
Gen. Cadde Muuse oo Magacaabay Wasiir Arrimaha Gudaha ee
Puntland
iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimha Sool..
Akhri July 28
Saahid Maxamed Yuusuf
”aduunkuna waa naga ogolaadey in ciidamada Ethobia laga saaro dalka
Soomaaliya”
Xiriirka kubadda cagta ee FIFA oo dayactir ka billaabay
garoonka kubadda
cagta ee cons-stadium Akhri/sawiro 28/7
Heshiis ay galeen
East Africa University Bosaso – Galkacyo iyo FTMS (Malaysia) ..
AKhri July 28
Deeq ay soo dhiibeen jaaliyadda muddulood oo la
gaarsiiyey Kaamamka
mirinaayo,iyo sheekh cali cabdulle iyo waliba isbitaalka keysaneey..
Akhri July 28
Aamino Siciid Cali
“waxaan u dagaalameyno shekhsi ma ahan…” Wareysi Somalitalk Jabuuti
- July 28
Qoraal ka soo baxay
Xisbiga Shacbiga Soomaaliyeed
KOOXDA LEICESTER
IYO AL-HIJRA OO CIYAARAHA EUROSOM FINALKA USOO BAXAY - July 28
Aabihii
Waxbarashada G/ Banaadir oo Geeriyoodey
Buug
Cusub: Baal-taariikheedkii iyo Suugaantii Af-qallooc
Imaamka
Masjidka nabiga (NNDH) oo July 26, 2008 khudbad ka jeediyey Masjidka
Shaafici ee Johannesburg halkaas oo ku dhawaad labbo kun Soomaali ah
kasoo xaadireen.. Akhri
Maxamuud
Axmed Nuur (Tarsan) "...ma ahan in shekh-siyaad sidii ay rabaan ugu
dhaqmaan..".. wareysi
Warbixin Xaaladda Cunno ee Gobolka Galgaduud:
Kumanaan Qoys Oo Helay Raashin Tayo Leh..
Akhri July 27
C/Laahi
Yuusuf oo Gaarey Garoowe
Madaxweynaha DFKMG oo maanta hadal dheer u jeediyey Baarlamaanka DGPL Garoowe
ayaa ka hadlay qodobo ay ka mid yihiin Dastuurka Cusub, Ammaanka, Macdanta
iyo.... Akhri July 26
Kalfadhigii
labaad ee Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya oo si
rasmi ah uga furmey Guriga Ummada ee dalka jabuuti..
Akhris/sawirro July 20
ONYANGO:
XALKA SOOMAALIYA SANNADO BADAN AYAY QAADANAYSAA
Abubakar Onyango oo u dhashay dalka Kenya, si
wacanna ugu hadla afka soomaaliga. Akhri
July 22
Mas’uuliyiintii Inta badan deegaanada hoos taga gobolka bay oo xilalkii iska
casilay July 26
Dagaallo lagu
jabiyay ciidammada gumaysiga - July 26
Wakiilka Qaramada
Midoobey, oo sheegay in si sharci darro ah loo guranayo kheyraadka dalka
Soomaaliya
Dowlada
Boqortooyada sucuudiga oo mucaawino dhaqaale gaarsiisey Ganacsato
Soomaaliyeed oo hantidooda lagu boobey K/Afrika...
Akhris/Waraysi.. July 26
Bayaan uu soo
saarey Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya
Shariif Xasan Sh. Aadan.. Akhri.. July 26
Deeq la
gaarsiiyey illaa 11 xero oo ay deggan yihiin dad barakacayaal ah oo ku
dhaqan halka loo yaqaano Ceelasha biya ee G/shabeeladda Hoose...
Akhri July 26
Puntland State University oo Wardere gudoonsiisey "Honoring Degree" -
July 25
C/laahi Yuusuf oo Safar ku tegeya Puntlad
Safarka madaxweynaha DFKMG ku tegayo Puntland ayaa ujeedadiisu tahay
sidii...
Akhri.. July 25
:::Ciyaarihii
July 23 iyo July 24 ee EuroSom...
Midowga
Afrika oo QM ku booriyey ineey soomaaliya u diraan ciidamo nabad ilaalin ah
- July 25
Bukaanada jiifa isbitaalada ugu waaweeyn
Magaalada Muqdisho oo la gaarsiiyey Deeq Lacageed
- July 24
SHEIKH XASAN DAAHIR OO LOO DOORTAY
GUDOOMIYAHA ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYEED.
- July 23
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu diley
K/afrika iyo xiisad ka taagan dad qaxooti ah oo la tarxiilayo. - July 23
Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka
dhacay degmada afgooye
iyo Warar GoosGoos ah... Akhri July 23
Tartankii ciyaaraha Orodadda EuroSom iyo Xaflad Soo dhaweyn ah oo xalay la
qabtay.. Sawirro. - July 23
Dagaallo lagu
jabiyay ciidammada gumayisga
Hoga
Tusaalayn Ku Socda Issimada Iyo Beelaha Qabiilada aan Xildhibaano ku Lahayn
Baarlamaanka-
W,Q, Musharax Cumar Farjac
Maareeyihii Guud ee shirkadda Range Resources oo
Jagadii ka degey iyo Liibaan Boqor oo Iska Casiley Range...
Xog-hayaha Warfaafinta Is-bahaysiga
Dibu-xoreynta
Sh. Axmed Cabdullaahi "seddax qodob ayaa la isla soo qaadey" iyo
xubno cusub oo kusoobiirey Jabuuti Akhri
July 22
Warsaxaafadeed ka soo baxay Jabhadda Islaamiga ah ee Soomaaliyeed
(JABISO) oo ku aaddan Xaaladda Taagan
CIYAARIHII
EUROSOM OO SI HABSAMI AH UGA SOCDA MAGAALADA LEICESTER.. Akhris/sawirro
Odayaal loo
direy deegaanada Aadan yabaal si ay u dhexdhexaadiyaan beelo halkaas ku
dagaalamay oo ka dhoogfy xamar iyo deeq lacageed oo la gaarsiiyey curyaamiin
Akhri... July 21
Vsf Swess
oo siminaar uqabatay xirfadlayda kaluumaysiga iyo shaqaalaha wasaarada
kaluumaysiga DGPL.. Akhri July 21
Talo ku
socota Golaha Guurtida, Isimada Puntland - Qoraal ka soo baxay Muxharrax Cumar
Farjac - July 20
Olole
nadaafadeed socon doono 10 maalmood oo ka bilowday xarunta madaxtooyada Somaliya
- July 20
Puntland
oo sheegtey in cudurka Shuban biyoodka uu faro ba’an ku hayo Baargaal...
July 20
Shiikh
Xasan Mahdi oo ka warbixiyay Heshiiskii Sanca.
Siminaar
ugu soo gabagaboobay saxafiyiinta soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi
Soomaaliya: WFP oo ciidammo raadsanaysa - Xorriyo
Community Teleconference: Nuradin Dirie campaign | July 19
Musharrax Cumar Farjac: Bannaanabax Nabadeed oo lagu Casilayo taliska
Fashilmay ee Puntland - July 19
Guddoomiyaha
degmada Boondheere oo ku eedeeyay Maxamed Dheere inuu soo weeraray
Gurigiisa, islamarkaana ay ciidamadiisa lacago ka qaateen halkaasi..
Akhri... - July 19
Gudoomiyaha
Gudiga Warfaafinta Dibu-xoreynta Saleebaan Colaad Rooble ‘anagu waan
guda galney isla maalintii la sixiixey heshiiska meemarintiisa’
Akhri.. July 18
Shacabka
Puntland oo soo dhaweeyay Murashax Cumar Cali Farjac - July 18
Ergayga
Gaarka ah ee Qarammadda Midobay oo ammanay horumarka ilaa iyo
hadda laga garay heshiskii Jabuuti...
Akhri... July 17
Dagaalo Kharaar
oo ka dhacay Muqdisho
.Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo saakay la duqeeyey.
.Al-Shabaab oo weerar ku ekeeyey Kantaroolka Baydhabo
Wararka oo dhan akhri... July 17
Ururka Naafada Kalkaal ee Finland oo deeq
lacag ah soo gaarsiiyey Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Martiini
Mudaharaadyo wali kasocda qaarkamida deegaanada gobolka sanaag.
Baaq ku
wajahan Maamulada Puntland iyo Galmudug
Agaasimihii
Guud ee Shirkadda Range Resources oo is casiley...
Shirkadda Range oo batrool
baarista ka wada Puntland agaasimaheedii ayaa isku casiley Hotel kuyaal Dubai
kaddib markii... Akhri...
Guddi ka
kooban 5 xubnood oo loo magacaabay in ay soo qiimeeyaan masiibooyinka
roobabka ee Muqdisho - July 16
Musharax
Soomaaliyed oo Utaagan Golaha Deegaanka Helisinki Finland 2008 - July 15
Waraysi:
Sh. Axmed Maxamud, Xoghayaha guud ee ururka Albayaan ee Koonfur Afrika
iyo Bandhig carwo cunto karin ah oo lagu qabtay Johannesburg, taas oo lacago
deeq ah loogu aruurinayo mashruuc indho fiiqid ah oo Soomaaliya laga fulinayo..
Akhri... July 14
Shir Jaraaid
oo Axadii
magaalada Nairobi uu ku qabtay Professor Dalxa - July 14
4 qof oo
biyo u waday Ciidamada Itoobiya oo dil toogasho ah lagu fuliyey - July
14
Cutubyo Ciidamada Golaha
Maxaakiimta islaamka Soomaaliyeed Oo Soo Buux dhaafiyey Baardheere
Hilib
dameer mise mid digaag, midkee lagu quudiyaa qaxootiga ku jira xerooyinka
K/Afrika?. - July 13
Dagaallo lagu naafeeyay ciidammada cadowga- July 12
.Dil iyo dhac gumaysigu u gaystay dadwaynaha
Xaalada
bukanada ku jira Cusbiyaalka Keeysaneey oo liidata iyo kaalmo la gaarsiiyay
- July 11
Duqeyda
Kaamka Abyan ee KM12 oo walaac ka muujiyay xaaladda dadka ku jira
kaamkaas ee ka soo qaxay guryahooda magaalada Muqdisho..
Akhri... July 11
“Wax
nabad lagu waayey Colaad laguma keeno” Halkudhegii marxuum Cabduqaadir Yaxye
- July 11
Ururka
Ardayda ADAL oo shahaado sharaf guddoonsiiyay maamulaha Telesom ee G/Awdal
- July 11
Australia:
Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La iibinayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay
ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa
Akhri
Ogyesiis: Soomaalida
LEICESTER: Mutamar Sanadeedkii.. Goorma..
Dibadbax Jaaliyadaha
Soomaalida Ogaadeenya ee Yurub
Bannaanbaxa oo ka bilowday Xuquuqul Insaanka Qaramada
Midoobay ee Geneva.. Akhris/Sawirro
July 9
Bangiga dhexe ee Dalkani Kenya ayaa ku
adkaystay in aay sharciga lagu tuman xiligii la iibinayay Hotelka
grand regency... Akhri July 9
Midowga Yurub oo sharci mideysan kasoo saaray Qaxootiga
Shirkii wadamada G8 oo diirada lagu Saarey Afrika - July 9
Jigjiga: Maxaabiis ciidammada gumaysigu ku waxyeelleeyeen Jeel - July 9
Jaaliyadda somaliyeed ee Atlanta georgia oo kaalmo soo gaarsiiyey xerada
agoonta ee al xarameyn - July 9
Magaalada Bu,aale Ee Xarunta Jubada Hoose Oo Gacanta U Gashay Xoogaga
Maxaakiimta islaamka
Warbixin: Shirka
Yemen uga soconaya hogaanka sare ee Isbaheysiga
Magaalada Baydhabo oo Weerar Lagu Qaaday
iyo
Abuu Mansuur oo dilkii Madaxii UNDP iska fogeeyey.
Akhri
Senator
Norm Coleman oo laga codsaday inuu taageero
sharciga fududeynta xawaaladaha ee
congresska H.R. 4049
Isbahaysiga dib U Xoreynta Soomaaliya
wuxuu si kulul u cambaareynayaa dilkii loo geystay madaxa Hay’adda
UNDP Somalia, marxuum Cusmaan Cali Axmed..
Akhri July 8
Khilaafka Soo kala Dhex Galay Gen. Cadde, Liibaan, Aloore iyo
Shirkadda IMC... Akhri..
Musharax
Eng Faataxo Oo lakulmay Jaaliyada reer puntland ee London UK - July 7
BAAFIN::
Yemen:
Gabar Soomaaliyeed oo la baafinayo
Muqdisho:
Jaalida Soomaalida Norway oo deeq lacageed gaarsiisey indhoolayaal,
curyaamiin iyo waayeel.. Akhri July 7
K/Afrika:
Dhaqanka Soomaalida oo lagu soo bandhigey, bardhig carweed dhaqamada
Port elizaberth - July 6
Faah faahin ku saabsan kalfadhiyada golaha
dhexe iyo sida ay ku ansaxmayaan - July 5
Dagaallo
lagu jabiyay ciidammada gumayisga
Safiirka
Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga
Faransiiska.
Akhri
Badhan:
Bayaan ay Isimada iyo Cuqaashu ka soo saareen Labada Qof ee Burcad
Badeedku afduubka Ugu Haystaan Buuraha Calmadow...
Akhri July 4
Baaq ku Socda Beelaha Soomaliyeed ee Degan Waqooyiga Magaalada Galkacyo.
Soomalida Gothenburg Sweden iyo 1-ii Luulyo
SOMALI TIGERS OO KU
GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI WEEK 2008 MINNEAPOLIS, MINNESOTA
Tacsi : Marxuum
Gaashaanle Sare, Muuse Siciid Cali Dawaarik ( Muuse Gibil ), oo ku
geeriyooday Magaalada Kismaayo.
Sawiraddii Suxufiyiinkii ka Qayb galay Siminaarkii Jabuuti...
Shirkii golaha dhexe ee isbahaysiga dib u xoraynta oo
Khamiista si rasmi ah u furmaya. - July 3
Safaaradda Soomaalida ee Indonesia oo Lagu Xusan 1da Luulyo
iyo Safiirka Soomaalida ee India oo ka qayb galay munasabad 1da Luulyo
iyo ardayda Soomaalida Indonesia oo
Akhri
July 3
Sidee looga xusay maalinta 1da Luuliyo wadanka K/Afrika.
July 3
Shirkii Madaxda Afrika uga soconayay Sharma Sheekh oo la soo
gabagabeeyay iyo qodobo mahim ah oo ka soo baxay shirkaasi
Akhri... July 3
DGPL oo Jawaab ka
Bixisay Baaqii Isimada Puntland
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiin,
Dhaqanka & Dalxiiska ayaa jawaab ka bixiyey...
Akhri...
Gaalkacyo oo lagu soo rogey bandow 7/2
Dagaal Xooggan oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho
7/2
48dii Xoriyada Koonfurta
Somaliya iyo midowgii Waqooyiga oo lagu qatay Sir Ali Muslim Club
Nairobi Akhri 7/2
Shirjaraa’id oo ay qabteen madaxda SSUP; Laguna soo afjarey
Shirweynihii Labaad ee Xisbiga - July 2
Jaaliyada
Soomaalida Western Cape K/afrika oo rajo ka muujiyey xaalada
soomaalida gobolkaasi. - July 2
Midowga Afrika oo cadaadinaya madaxwayne Mugabe.
Booqashadii Gudoomiyaha Ururka Somaliland Forum ee K/Africa.
- July 2
Ciidamadii Itoobiya ee ka soo guurey Guriceel dagaal Qaraar ku qabsadey
Matabaan.
Dagaal U dhexeeya Ciidamada Ethiopia Iyo Xoogaga
Kasoo Horjeeda Oo Ka Dhacay Degmada Matabaan - July 2
CASMARA: Beenin Warar
Been Abuur ah oo ku Soo Baxay Websityada Soomaaliya - July 2
Shirku
sheegyadii Nayroobi iyo Jabuuti waa shaati cusub oo loo galinaayo
gumeysiga dalka xoogga ku qabsaday - jul 2
Laascaano: Xaflad weyn oo lagu maamuusayay ardayda ka qalinjabisey
Mac-hadka Al-furqaan... Akhri July 1
Xasan
Cali Barre: waxaan ka tacsiyadeynayaa 1da Lulyo munaasibadeedii oo
la waayey, iyo xuriyadii aan lixdankii qadanay oo god gashay oo cadow ku soo
duulay Akhri Jul 1
Guriceel: Boqolaal qoys ayaa ka Qaxay Guryahooda
Dagaal dhexmaray Itoobiyaan iyo Muqaawamada
Shir aan caadi ahayn oo Isniintii ka dhacay Casmara
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha labada gole ee
Isbahaysiga
Madaxda
Midowga Afrika ayaa sakay shirkoodi 11aad uga furmay Magaalada
Xeebta ah ee Sharma Sheekh Masar
Taageerida Heshiiskii ka dhacay Gobalaka
Ceyn
C/llaahi
Sh,Maxamed (Bakistaan) oo ka tirsan Is-bahaysiga Dibu-xoreynta "Yuusuf Indho Cade ayaa ka dambeeya dagaalka ka dhacay Degmada
Xudur Akhri Jun 30
Switzerland : Alle bari loo sameeyay Marxuum Sh. Ibraahim Cabdalla - Jul
1
Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka
Furmay Garoowe...
Gen. Cadde "Jirri ayaa tiriye Shaydaan
baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"
Akhri..
WARARKA JUNE
KA AKHRI HALKAN