SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2009» JAN  

:::GABAYGII MAXAMED XIRSI::
gabayDAABKII MASAARTA (Gabay cod ah)... Akhri/Dhegeyso...
:::QORMADII C/WELI SHEIKH:::
Xiriirkii siyaasiga ahaa ee dhexyiil Muslimiintii Saylac iyo Nasaaradii Xabashida 1250-1543M. Q.1aad
:::DUQAYNTII DH/MAREEB:::
sawirSAACADIHII CADAABTA: Warbixin, Duqeynbtii Magaalada Dhuusamareeb! Akhri
:::JAAMACADDA GAROOWE:::
Puntland State Univertsity
Qalinjebintii Jaamacada Garoowe
:::MAQAALKII CABDIBOQOR:::
boqorTasdiiqinta Shahaadooyinka Jaamaceed ee Wadanka Pakistan.. Akhri...
:::DARYEELKA XOOLAHA:::
xoolaha
Daryeeelka Cafimaadka Xoolaha Soomaaliyeed... Akhri...
:::C/QAADIR XAAJI XUSEEN:::
"Gumaadka Sokeeyaha Ragbaa Gees Baciid u leh"
C/Qaadir Xaaji Xuseen
:LONDON: DHISME MASJIDKA:::
masjid
Ka qayb qaado dhismaha masjidka London, UK.. Guji..
:::MAQAALKII IBRAHIM DA'UD:
ibraArrimaha Amaanka ee xeradda Qaxootiga ee Kakuma... Akhri.. 
:MAQAALKII C/LAHI SIYAASI:
sawirPrf Cumar Iimaan iyo Cabdulwaxid Khaliif Ha Noo-fasiraan...
Akhri.....
:::SOOMAALIDA MALAYSIYA:::
Waa sidee xaalka soomaalida ku nool Malaysia guud ahaan.. Akhri...
 
:::DOOD VIDEO:::
videoDood ku saabsan Soomaaliya oo Video ah... Daawo...
:::GABAYGII SHIINE:::
gabayGABAY: DABDHEER May 15 oo ku aaddan aasaaskii SYL.. Akhri
:::GABAYGII ENG. CIBAAR:::
cibaarQAYLODHAAN (Gabay cusub) - waxaa tiriyey Inj. Cibaar. Gabayga oo ah maqal iyo akhris....
SOOMAALIDA SWEDEN vs ITO
sweden
Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul
uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...
:::MAQAALKII MUXYADIIN:::
muxyadinQormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow Ma tahay Geerida Ceyroow oodin ka fuqday DFKMG Akhri
:::WARAYSI ZENAWI:::
nweek
NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Zenawi:
Q.1aad | Q.2aad
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Fadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Black Gold of Puntland
Warbixin dheer oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri
:::ENG. TALLAABO-CADDE:::
ingMacdanta & Batroolka Puntland Ma-Reer Indhoole Hoggaansho Baa???... Akhri... 

MAQAALADA KALE KA AKHRI HALKAN....

 

WARARKA JAN 2009

shariifSheikh Shariif oo Loo Dhaariyey Xilka Madaxweynaha DFKMG
. Warsaxaafadeed: Axmed Walad Cabdalla
. Jabuuti: Khudbadihii Shariif Sh. Axmed
. Sheikh Umal oo Si Kulul uga Hadlay Shirka
. Sheikh Aweys oo Qaadacay Doorashadii
. Go'aanka Puntland iyo Doorashada ka dhacday Jabuuti

Warbixin Doorashadii iyo Dhaartii... Akhri..

Ololaha Doorashada Madaxweynaha Dowlada TNG-da cusub oo Si Rasmi ah u Bilowdey iyo Daadka Qado Sharafyo Siyaasadeed oo Qaarkood ay Bilowdeen +sawiro

Xildhibaanada cusub ARS ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey Guriga Ummada ee Jabuuti +sawirada dhaarta iyadoo Xaruntii Baarlamaanka DFKMG ee Magalada Baydhbo ay ka talinayaan Xoogaga Al-Shabaab.... Akhri Jan 29

Barnaamijka Xukumadda Dawlad Goboleedka Puntland 2009-2012 ee uu ansixiyey Baarlamaanka DGPL - Jan 29

Dadweynaha Magaalada Baydhabo oo si weyn u soo dhaweeyey Ururka Al-Shabaab - Jan 29

7 sano kadib oo ciidamada Itoobiya xalay ay ka baxay Degmada Luuq…. Jan 29

Liiska Xildhibaanada cusub ARS ay u qaybsatey 4.5-ka oo Dhameystiran
200 oo ah magacyada xubnaha cusub ee lagu kordhin doono Baarlamaanka DFKMG ka akhri halkan....

Qardho: Munaasabad Abaalmarino Lagu Gudoonsiinayay arday wax ka barata schoolka Aflax - Jan 28

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu diley dalka Koonfur Afrika Mid kalena lagu dhawaacey. Jan 28

Beelaha Gugundhabe oo cambaareeyay xasuuqa joogtada ah oo ay Ciidamada AMISOM - Jan 28

C/qadir Biriq '' Xulka Soomaaliya sanadkaan horumar ayay ku talaabsadeen koobka East & Central Africa - Jan 28

Farriin Ka Timi Culimada Magaalada Laascaanood:-Ka Qayb Qaado Dib U Dhiska Masjid Jaamaca Laascaanood

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo buuxiyey Booskii xildhibaanimo ee uu ka geeriyoodey Cali Cismaan Jiidoow - Jan 27

Dhismaha dalad guud oo ay ku midaysan yihiin Golaha saxafiyiinta Puntland Jan 27

Xafiiska Qarammada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya
Axmadu Wallad Cabdalla oo soo dhaweeyey in Barlamaanka DFKMG u codeeyey kordhinta xubnihiisa. Akhri Jan 27

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo soo dhaweynaya Dowlad Midnimo Qaran, laakiin ka soo horjeeda Halbeegga “4.5”  - Jan 27

Doorashada GOS oo waqtigii lagu balansanaa in lagu qabto dalka Jabuuti ayaa si lama filaan ah loo joojiyay sababtuna waa maxay?.-Jan 27

Kartuuniiste caan ah oo soo bandhigay sawiro ka tarjumaya taariikhda Soomaaliya iyo baaq uu guud oo uu jeedinayo - Jan 27

Magacyada Xildhibaanada Cusub ee ARS oo si rasmi ah loo Gudbiyey,
Gudoonka Baarlamaanka KMG oo loo Gudbinayo Mooshin ay Sixiixeen in ka Badan 60 Xubnood iyo Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya oo Sheekh Shariif Musharax Madaxweyne Ugu doortey Akhri +sawirada shirka Jan 26

Jabuuti: Buuq ka taagan Qaybsiga xubnaha Baarlamaanka cusub - Jan 19

Xoghayaha dib u heshisiinta garabka Casmara oo ku tilmaamay hadalkii Zakariye Mohamud Xaaji Cabdi wax kama jiraan... Akhri... Jan 19

nurudinNuradiin Aadan Diiriye oo Ka Baxay Xukuumadda Cusub ee Puntland
sidaas waxa uu ku caddeeyey qoraal uu.. Akhri.. 1/18

Bayaan Kasoo Baxay Somali-Cause
Ethiopia: Hadii ayax tago muxuu iil reebi karaa. Malaga yaabaa in Itoobiya si dhamaystiran Soomaaliya uga baxdo Akhri 1/18

Xassan Abshir Faarax oo Isu Sharaxay Madaxweynaha DFKMG
xasanShir-jaraa'id oo uu ku qabtay nairobi ayuu ku soo bandhigay qorshihiisa musharxnimo iyo siyasaddiisa Akhri... Jan 18

Janaraal Morgan oo Isu Sharaxay Madaxweynaha DFKMG
morganQoraal uu soo saaray Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayuu ku sooo bandhigay musharaxnimadiisa iyo qorshihiisa siyaasadeed.. Akhri.. Jan 18

Dr. Nuur Xasan Rooble - Musharax isu soo taagay Madaxweynaha Somalia
nuurMuwaadin soomaaliyed oo ku dhaqan Dalka Ingiriiska oo shaaca ka qaaday inuu isu soo taagayo Jagada Madaxweynaha Soomaaliyeed. Akhri.. Jan 18

Wasiirada Puntland oo Lagu Dhawaaqay
Madaxweynaha DGPL, Dr. C/raxmaan Faroole, ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiiradda oo ka koobnan 17 wasiir,
Akhri Magacyada Wasiirada (HTML...) ama (PDF...)

Baarlamaanka DFKMG oo la filayo inuu Shir Ku Yeesho Caasimada Jabuuti
.Xildhibaan Jiniboqor oo isusootaagay xilka madaxweyne DFKM
.Afhayeenka Jabhada Raaskambooni oo u hanjabey AMISOM
.Dagaal ka Dhacay Gobolka Hiiraan maxaakiimta iyo maamulkii
.Eheladii Barack Hussein Obama oo ka qaybgelaya xafladda...
AKhri Wararka oo dhan..... Jan 17


Shirka Jabuuti Siihayaha Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur“shirkan wuxuu ahaa, shir lagu soo gebagabeynayo dhisme Dowlad Midnimo Qaran…” Akhri... - Jan 16

Jaaliyada Puntland ee Dalka Canada, Alberta, Edomton iyo Xafladoodii Soo Dhawaynta Hagaanka Cusub ee Puntland + Sawiro!‏.. Akhri... -Jan 16

Maxaakiimta Islaamka Oo Sheegay Inay La Wareegeen Amaanka Goobo Ay Baneeyen Ciidamada Ethiopia
iyo Munaasabad Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Ka Dhacday London + sawiro Akhri - Jan 15

Booqasho uu Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia ku Tagay Jaamacadda Islaamiga ee Indonesia (pdf)- Jan 15

Dagaalo lagu jabiyey ciidamada Gumaysiga Itoobiya.
& Guddomiye-xigeenka JWXO oo shir ku qabtay MPLS- Jan 15

Ardeyda soomaaliyeed ee Malaysia oo si faxadleh u soo dhaweeyey kabixitaan ka xabashida qeya kamid ah Mogadishu - Jan 15

Ciidamada Ethiopia Oo Ka Baxay Goobo Ay Fariismo Ku Lahaayeen Magaalada Muqdisho
- baaq ku sococdo Muqaawamada Somaliya Akhri- Jan 14

Jaaliyadda Beesha Cayr ee wadanka Uganda oo soo saaray Baaq Tallo soo jeedin ah. - Jan 14


RangeRange Resources oo Qoraal ay u Dirtay Suuqa Ganacsiga Australia ku Sheegtay in Gen. Cadde Muuse loo Magacaabay Lataliyaha DGPL... Jan 13


Minnesota: Adeeggii dadweynaha ee xafiiska senator Coleman oo la joojiyey - Jan 13

Isbeheysiga dib u-xoreynta garabka Asmara oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee Soomaaliya - Jan 13

farooleDr. Faroole oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Jaaliyadda Puntland ee Qurbaha
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in uu Boosaaso u joogi doono heshiisyadii uu la galay shirkadaha shisheeye si uu u sii wado.. Akhri.. Jan 12

London: Shirweyn oo Waqooyiga  London ay ku qabteen Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Asmara - Jan 12

samatarMaxkamad Maraykan ah oo Soo Cusboonaysiisay Dacwad Ka Dhan ah Maxamed Cali Samatar....
Maxkamada Rafcaanka USA ayaa xeerisey in dacwad lagu soo oogi karo ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Samatar oo..... Akhri... Jan 10

Banaanbax looga soo horjeeda Xasuuqa reer Falastiin oo ka dhacay Muqdisho + Sawirro- Jan 10

Banaanbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay Israa’iil ku heyso Dad Reer Falastiin oo nairobi.- Jan 10

Banaanbax looga soo horjeedo Gumaadka GAZZA oo ka dhacay Caasimada Dalka Koonfur Afrika Ee Pretoria.- Jan 10

BOOQASHADA DANJIRE COLOW EE XARUNTA CILMI BAARISTA IYO HORUMARINTA DALAGYADA BEERAHA - Jan 10

Shirkii Golaha Imaamyada waqooyiga America oo ku soo dhamaaday Guul-Jan 9

:TACSI: Mudane Marxuum Maxamed Ismaaciil Bulaalle
:Tacsi iyo Duco: Marxuum Walaal Maxamed Cabdi Barre

BAYAAN KASOO BAXAY BEESHA MEHERI EE NORWAY KUNA WEJAHAN PL-Jan 9

Guddi Soo Qeymeeyo Burburka Baaxada leh ee Soo gaaray 23 Buundo oo ku Yaal Inta u dhaxeysa Baladweyne Ilaa Garisaani oo ku taliyay in si deg deg ah wax loga qabto ka hor xili Roobedka.. Akhri Jan 9

Sucaado Siciid Max’ed “Banaanka Iskuulka ayaan keligay ilmeeyaa Burada dhuuntayda ku taal darteed”-Jan 9

doorashoDr. C/raxmaan Faroole oo Ku Guulaystey Madaxweynaha DGPL
Madaxweyne ku xigeenna waxaa loo doortay Gen. Cabdisamad  Cali Shire... Akhri

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda ARDAYDA Somalida EE KA WAXBARTO JAAMACADA OSMANIA UNIVERSITY hyderabad!! INDIA

Doorashada Puntland oo Garoowe ka Dhacday.... Janaayo 8, 2009
puntlandMadaxweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta loo codaynayaa, waxaana codka Akhri

JWXO oo u digtay sharikada Patronas ee Batroolka baarta-Jan 8

Hay'ad u dooda Suxufiyiinta oo $3000 ugu deeqdey Qoyskii uu ka geeriyoodey Weriye Xasan Mayow-Jan 8

Gen. Cadde Muuse oo soo Bandhigan Barnaamijkiisa Musharxnimo ee 2009-2012-Jan 8

Baaq ay wada jir u soor saareen labadda beelood ee kala ah Reer cumar iyo Meheri ismaaciil-Jan 8

Maamulaha Xarunta Quudinta ee Xaafadda Nasiib Buundo ee Magaalada Muqdisho oo ka warbixiyay sida xaaladu tahay iyo dadka yimaada Xaruntooda. Akhri -Jan 8

Hey'ada cogwo oo markii 20aad dad cuduro hayaan dhaqtaro dibada ah u qadaymaanta -Jan 8

Wardheere: Been ayaa la iga sheegay oo warbaahinta lagu fidiyey
Haddaba beentaas waxba kama jiraan, sal iyo baarna ma leh... Akhri.....

Muwaadinkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Sanadkaan Cusub Lagu Diley Dalka Koonfur Afrika.-Jan 7

Tartankii koobka Daahfurka wargeyska Xog-Maal oo lasoo gabogabeeyey, laguna kala baxay. -Jan 7

Deeq Lacageed oo maanta la gaarsiiyay Qoyska Aabe labada gacmood ka Go’an oo dhalay 7-caruur ah. -Jan 7

London, uk: Qoraal ka soo baxay Beesha Meheriga oo ku wajahan Puntland-Jan 7

Musharax Nuradiin Aadan Diiriye oo ka soo saaray Warsaxafadeed -Jan 7

Maamulka Islaamiga ee Gacanta Ku Haya G/Geddo Oo Sheegay Inay Iska Difaaci Doonaan Ciidamada HuwantaJan 6

Aqoonyahanada Puntland oo la kulmay Xildhibaanada iyo musharaxiinta- Jan 6

Baaq loo jeediyey Kooxaha ku dagaalamaya Gobolka Galgaduud - Jan 6

Kooxda Vlaardingen oo ku guulaysatey koobka Amsterdam Futzal Tournament 2008- Jan 6

Kulan lagu qaban Doono Jaamacadda Preston Ajman

Ciidamo Ka Tirsanaa Midowga Maxkmadaha Ee Gobolada Bay Iyo Bakool Oo Ku Biirey Ururka Al-shabaab -Jan 5

Waa Kuma Muxiyadiin Cali Yuusuf oo u Taagan Hogaanka Puntland- Jan 5

Afhayeenka dhaqanka beesha Muddulood oo qeyla-dhaan heer caalami ah ka soo saaray xariga Maxamed Dheere

:::Khudbaddii C/laahi Yusuf ka jeediyey Dhaarintii Baarlamaanka DGPL

Dagaalo Kulul Oo Sabtidii Markale Ka Qarxay Magaalada GuriCeel Ee Gobolka Gal-guduud
iyo Afhayeenka Ciidamada Maxaakiimta Sh,C/raxiin Oo Sheegay Inay Amaanka Muqdisho Sugi Doonaan Akhri Jan 4

:::Tacsi: Jaamac Muumin Cabdale oo ku Geeriyoodey Boosaaso

Itoobiya: Maraykanka oo ka walwalsan hoggaamiyihii mucaardka ee la xidhay - Jan 3

CAMBAARAYN DILKII WERIYE XASAN MOYOW XASAN- Jan 3

Xaflad ku saabsan Kor u qaadista Garaadka Wax barashada Gabdhaha oo ka dhacday Boosaaso. -Jan 3

WARBIXINTA WAX-QABADKA DGPL EE SANADAHA 2005-2008
Dawlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay warbixin ka kooban 118 bog oo ku saabsan waxqabadkii muddadii afarta sano
Halkan ka akhri (pdf)

Dhakhtarada aan Xuduuda Lahayn: Soomaaliyaa dunida ugu liidata! - Jan 2, 2009

“Hayadda OSPAD waxay Siminaaradaan u qabataa in Bushada lagu wacyigeliyo khatarta Cudurka AIDS-KA”.
- Jan 1, 2009

Weerar Xalay Lagu Ekeeyay Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Ku Sugan Deg.Luuq Ee G/Gedo- Jan 1, 2009

Warsaxaafadeed: Ka soo baxay xaafiiska warfaafinta ARS ee Asmara- Jan 1, 2009

Warbixin Jaamacada Puntland /iyadoo Musharax Nuradiin Aadan Diiriye La waydiiyey su'aalo badan
- Jan 1, 2009

Nuur Cadde oo khudbad u jeediyay aqoonyahanda Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan- Jan 1, 2009

Golaha Wakiillada Puntland oo La Ansixiyay
Golaha cusub ee Wakiiladda DGPL oo ka kooban 66 xubnood magacyadooda halkan ka akhri...

 

AKHRI: WARARKII DEC 2008

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.