WARARKA SEPT
2008
Waraysi:-
Cali Cabdi Awaare: Maamulka Puntland wax badan ayay ka qaban doonaan
Burcad Badeedka, Hadalkii Ahmedou Ould-Abdallah waa waxba kama jiraan
Akhri... Sept 30
IIDAHA iyo
SALAADAHOODA
WARSAXAAFADEED KU SAABSAN KU SAABSAN KA
BIXITAANKA EHTHIOIPA EE GOBOLKA HIIRAAN - sept 30
Magacaabid Guddiga
Abaaraha Waqooyiga Galguduud
Musharaxa Madaxweyne Goboleedka Puntland Prof. Muxiyadiin Cali oo soo gaarey
Caasimada Jabuuti- Sept 30
Abaaru Xabad Ka Daran (
Daawo Sawirada Murugta Leh ee Abaaraha Degmada Yar Oo La Illoobay) - Sept 29
Baardheere: Nin Loo Dilay
Haweenay Uu Guursaday 9/29
"Markabka sida
Taangiyada iyo hubka waxaan ka rabnaa Madax-furasho gaareysa $35 Milyan oo
Doolar"
sidaas waxaa yiri nin u hadlay burcadda.. iyo
Markab laga leeyahay Japan oo laga qaatay $2 million
Akhri...
Sept 28
Muqdisho: Madaafiicda iyo
karayaasha ciidamada AMISOM oo tiro shacab Somali ah lagu laayey Sabtidii
WARSAXAAFADEED KU SABSAN XASUUQA AY CIIDAMADA SHISHEEYE KA KA GAYSANAYAAN
MAGALADA MUQDISHO. - Sept 28
Thailand: Xaflad loo
sameeyey Ardayda Muslimka ah ee waxkabarta Jaamacada....
Sept 28
Hay'adda
Development Concern Oo Qalab Aqal Soomaali Ah U Qeybisay Qoyas Degan
Xuduuda Soomaaliya Iyo Kenya.
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga
- Sept 28
Duqayn Iyo Weeraro
Madaafiiceed Oo Ay Dad Rayid Ahi Ku Nafwaayeen Oo Ka Dhacay Muqdisho - Sept
27
Qoys
Soomaaliyeed oo ka kooban hooyo iyo 3 deeda caruurta ah oo lagu gowracay South
Afrika- sept 27
BANAANBAX
BALAARAN OO KA DHACAY KASOO HORJEEDKA SAFARADA UGANDHA EE LONDON. - sept 27
Isbitaalka
Guud Ee Deg.Baardheere Oo La Iska Illoobay
Shil Gaari
Oo Dhaliyay Qasaare dhaawac Leh Oo Ka dhacay Bartamaha G/Gedo - sept 27
Baaq muhiim ah oo ku socda Jaaliyadaha gobolada Awdal iyo Salal u dhashay.
- sept 27
Koonfurta
Afrika: Madaxweyne cusub, wasiiro cusub,
iyo afayeen baarlamaan oo cusub, jawi cusub, laakiin lix billood ku eg...
Akhri.... Sept 26
Captan
Birighi Buhuuku : Ma Jiraan waxyeelo Aan U Gaysanay Dadka Sahacabka ah
Ee Waxaanu Iska Difaacaney Kooxaha Nasoo Weeraray...
Akhri.. Sept 26
Nuur cadde oo ugu baaqay caalmaka in
uu furan yahay Garoonka Muqdisho iyo isaga oo noqday mas'uulkii
ugu horeyey ee si nabad ah uga soo dagay
Akhri
Sept 26
Dhaqdhaqaaqyada Ganacsi Ee Baardheere Oo Sii Xoogaystay - Sept 26
AGOONTA PUNTLAND – Abaabulkii Dr. Cabdirizaq Marayare, Qalinkii Musharax
Prof. Farjac Sept 26
Ambassador
Axmed Walad warqad qoraal ah oo uu kula hadlayo Soomaalida dibada oo soo
gaartey Somalitalk Sept 25
Gudigii hore ee Dastuurka Qaranka oo xubno cusub lagu darey
- Sept 25
Warbixin:
Magaalada Ceerigaabo waa magaalo sidee ah... Sawirro
Kooxda Futzalka SCE 3 ayaa guuldaro kula
kowsatey horyaalka - Sept 25
Burbur Baaxad Leh Oo Soo Gaaray Maxkamadda Sare Ee Deg.Baardheere
- Sept 25
Boogta Ceebta: Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Nelson Mandella
- Sept 25
Horn Relief oo Gargaar
Lacageed oo Dhan 670,000 USD
u Qaybisay 4460 Qoys oo ku Tabaalaysan G/Sanaag
Sept 24
Nolol Xumo Soo Wajahday
Beeralayda G/GEDO- Sept 24
Suleymaan Colaad "Walaahi
annaga way na dhibaysaa araga ninkaa iyo qolooyinka uu sheeganayaba mana
rabno, inaan ku xadgudubno dowlada uu martida u yaha"
Sept 24
Munaasabada Ciida LONDON
UK iyo Tabarucaadka dadka ku tabaalaysan Ogaden
Dagaalo weerar iyo mired
igujira oo gaagaabta gumaysiga lagu jabiyey. - Sept 24
Will Soomaaliyeed
oo Lagu Diley Minneapolis, USA....
Madaxweyne
Mbeki oo Qaranka u jeediyey Khudbad iscasilaad ah oo lala qashuucay - Sept
23
Ma laguugu
dhibaa xuduudaha ama garoonada dayaaradaha ee USA?.. Akhri Sept 23
Warsaxaafadeed kusaabsan Xasquuqii ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo Goobo kale oo
kamid ah Muqdisho Sep 23
Boorama:
Ururka ARNA oo howlo lagu dardar galinaya dhismaha waddooyinka bilowday -
Sept 23
Maamulka
Puntland oo gabi ahaanba xidhay Warshada Kaluunka Qaboojisa oo Ku taalay gudaha
Bosaaso Sep 23
Warar dheeraad ah oo ku saabsan Dagaalo ka dhacay Muqdisho iyo Duqeyn loo
geystey Suuqa Bakaaraha - Sept 22
Dariiqyada Muqdisho oo
dhiig iyo Meydad buuxiyeen (Sawirro) -
Sept 22
Safiirka
Ethopia ayaa ka hadley sababaha uu u tago shirka Soomaalida uga socda Jabuuti...
Wareysi Kooban ee SomaliTalk... Akhri...
Sept 22
Shirkii dibu-heshiisiinta dhinacyada TFG iyo ARS oo lagu soo gebagebeeyey
heshiis aan miisaan weyn lahayn
Boosaaso:
Xafladan lagu furayay Warshada Kaluunka Ee Laasqoray Tuna Fish - Sept 22
Ciidamo
Farabadan oo la soo dhoobay Soodinta Soomalia Iyo Kenya Kaddib Shaki Amaanka Ah
- Sept 22
Borama: Maamulaha TELESOM oo
lacago guddoonsiiyay Ururka MoonLigh tiyo Dugsiga Sh. Cali Jowhar. - Sept 22
Gabdhaha Suxufiyiinta WOJA
iyo Maamuuska maalinta Caalamiga ee Nabadda Aduunka. - Sept 22
Wakiilka
Qaramada midoobey ee Soomaaliya “hadii la dhameyn waayo qodobada laysku
hayo, inta lagu heshiiyey…”
Muqdisho iyo Maalinta Caalimiga ee Nabadda Aduunka
:::AXKAANTA
SOOMIDDA BISHA RAMADAAN
:::VIDEO:
Ku Saabsan Ramadaanka -
Qardhaawi
Taliyihii
Booliska G/J/Dhexe Ee DFKMG ah oo Xilkii iska Casilay - Sept 21
Madaxweyne Mbeki oo xilka ka dagaya, kadib markii ANC ay sidaasi ku amartay.
- Sept 21
Dad
Abaaraha dartood ugu dhintay meelo Ogadeenya ka mid ah - Sept 21
Baaqa
Musharax Nuuradiin A. Dirie uu u dirayo bulshada reer puntland oo ku aadan
dhawicii Gen. Gaani
Wakiilka
Qaramada Midoobey oo Maamulka Puntland ku eedeeyey Burcad badeedda
iyo Heshiiskii Shirkii Jabuuti oo Jahwareer culus soo food saartey...
Akhri... Sept 20
DFKMG:
Joojin Baasaboorkii hore ee Soomaaliya & Isticmaalka Baasaboorka Cusub
(E-Passport) iyo Diyaarado ay DFKMG kala noqotay fasaxii duulimaadka
Waraaqihii DFKMG
Qeylodhaan
Abaaro Iyo Biyola'aan Naafeeyay Deg. Cabudwaaq Iyo Balanbale Ee G/Galgudud.
Sept 20
Barakacayaasha ku dhaqan deegaanka carbiska oo cabasho xoogan ka
muujiyey waxqabadka si yaraanaya ee hay'addda..
Akhri... Sept 20
Ban Ki
Moon iyo Romano Prodi oo ka wada hadlay sidii dalka Soomaaliya ciidamo
hoos yimaada Qaramada Midoobay loo gayn lahaa..
Akhri Sept 19
In kasta oo ay nabadgelyo-xumo jirtey, haddana Ololaha Tallaalka
Jadeecada ee UNICEF waxaa uu gaarey in ka badan 142,000
Akhri... Sept 19
Casmara:
isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo si kulul uga jababey hadalkii
Axmed Walad Cabdala
Mbeki
xilka wuu sii heynayaa, ugu yaraan illaa hadda. Dhamaadkii Safarka Mbeki
ee madaxtinimada oo lasoo gaaray.
Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee reer Shangaani ee dibadaha oo 2600 USD$ soo gaarsiiyay
walidiinta ardayda Deg.dugsiga hoose /dhexe shariif qulatayn
Akhri Sept 19
Koobka
tayeynta nabadda iyo taabo gelinta doorashada xorta ah oo ka furmay
puntland
Diblamaasiyiinta Beesha
Caalamka oo laga soo saarey shirkii lagu qabtey Hoteel Shariton, iyadoo
lagu raalli-gelinayo Ethopia... Akhri...
Sept 18
Imisa bukaan ayaa jiifta
isbitaalka dayniile
iyo haweeney sadax caruur ah lagu soo qalaya
Akhri Sep 18
Prof Muxiyadiin Cali
Yuusuf oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxtinimo ee Puntland ayaa ka
hadlay Amaanka Maamulka Puntland.. Akhri..
Sept 18
Ururka
SOBSI oo markii ugu horeysay tartan xiisa badan ku qabatey magaalada Gent dalka
Biljamka.
Casmara:
Warsaxaafadeed ku aadan riyada ay ku jiraan kooxda Mbagathi iyo...
Sept 17
Somali
Contact Grourp oo fara gelisey Go’aankii Baarlamaanka FKMG uu ka gaarey
heshiiskii Adis Ababa Sept 17
Cabsi iyo Cidlo Baahsan:
Warbixin goobihii laga barakacay ee Muqdisho - Sept 16
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo mar kale loo gaystay ciidamada
Uganda - Sept 16
Culima’udiinka Garoowe oo Deeq Gaarsiiyay Dadka Dhimirka la ee ku dhaqan
Magaaladasi - Sept 16
Caasimada
Jabuuti oo la Ciir ciireysa Ergooyin kala duwan - Sept 16
Cabdulaahi Yuusuf oo si
cad u diiday go'aankii barlamaanka ay ka qaateen wasiradii dhawaan is casilay
.Cabdifatax shaawey oo ka mid noqday musharaxiinta banadir
.Musharax Nuuradiin Aadan oo baaq udiray reer
Galkacyo
Wararka oo dhan akhri... Sept 15
Waxgaradka Somaliyeed ee dalka Kenya ku nool iyo Mas'uuliyiin katirsan
Isbaheeysiga dib u xoreynta oo kullan ku yeeshay magaalada Nairobi...
Akhri.. Sept 15
Mu'tamarka Dayrya ee
1aad - Jaaliyada Som- Germany
Kullan
balaaran oo ay isugu yimaadeen ardayda Soomaaliyeed oo wax ka barata
jaamacadaha dalka K/Afrika oo ka dhacay Johannesburg...
Akhri Sept 14
Burcad Badeed Soomaaliyeed oo
siidaayey Laba Markab kaddib markii la siiyey madax-furasho Gaareysa
$1.5 million Doolar... Akhri... Sept 12
Ururka WOJA iyo xuska maalinta Qoraalka aduunka ee magaaladda Nairobi.
- Sept 11
Musharaxnimada tartanka gudmiyahay gobolka banadir oo bilaabatay
- Sept 11
Xulka
kubadda cagta jaaliyada Soomaalida London oo guulo ka soo hoyay
koobka ‘’The Inner City World Cup 2008’’.
Qoysas Ka
Cararaya Dagaallo Iyo Abaaro Ekeeyay Deg/Ceelwaaq Kenya Oo Maciin Soo Biday
Dal Burburay
Gudoomihii gobolka banadir Maxamed Cumar Xabeeb oo markale xilka
qaadistiisa wareegto labaad laga soo saaray iyo dhamaan maamulkiisii
oo lakala diray..
Akhri Sept 10
Muqdisho:
Qaxooti Oramada oo ku barakacay carbiska oo dhibatooyin xaga nolasha
soo foodsartay oo dibad bax ay kasameyay...
Akhri... Sept 9
South
Africa oo noqotey makaankii geerid ganacsatada somaliyeed ! - Sept 9
ANC oo
aad oga caraysan sawir gacmeed (Cartoon) anshax xummo ah oo laga sawirey
Zuma - Sept 9
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta Isbahaysiga ayaa
lagu dhaleeceeyay dilkii... Akhri Sept
9
Dagaallo
Qasaare Gaystay Oo Beelo Ku Dhexmaray Xuduuda Soomaaliya Iyo Kenya. -
Sept 8
Muwaadhin
Soomaaliyeed oo bada cape Town lagu la’yahay, iyo labbo kale oo siyaabo kala
duwan loo diley
Ururka
gargaar foundation oo gargaar lacageed soo gaarsiiyey caruurtii ay
ka geeriyoodeen haweenkii nadaafada ee gobolka banadir.
Akhri Sept 8
Munaasabad loogu mahad-naqayay Surwal Family oo ka dhacday dugsiga Gargaar
ee Borama - Sept 8
Uruka
Canadian Somali Congress waxay shir la qaateen Wasiirka Gaashaandhigga
Canada - Sept 8
Xoghayaha
Dibu-heshiisiinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta
Sheekh
Axmed "mana ahan waxa ay Soomaalidu ka fileysey, in aduunku gacmaha ka
laabto"
wareysi Sept 7
Sagaal askari oo ka tirsanaa Ciidamada DKMG iyo mid ka mid ah
ciidanka Ethiopia oo isu soo dhiibay ciidamada maxaakiimta islaamiga
somaliyeed...
Akhris/sawirro Sept 7
Tayaynta Nabadda iyo Taabagelinta Dimuqraadiyadda Puntland - Sept 7
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga - Sept 7
Inkabadan 300 Oo Qoys Barakacay Ah Oo Nolol Xumo Ay Ku Haysato Gudaha
Degmada Baardheere - Sept 6
Soomaali Baddan oo markaliya lagu laayay dalka K/Afrika
- Sept 5
Musharaxa Madaxweyne K/xigeenka u taagan ee Xisbiga Kulmiye Eng.
Saylaci oo lagu soo dhaweeyay Borama. Sept 5
Suleymaan Colaad Rooble "dadka i
aqrisanaya ha ila yaabina waxa aan sheegay waxaa iiga keenay
karka" Sept 5
Xarunta Madaxtoonyada ee Villa Somaliya oo laga weeraray saddex goobood
- Sept 4
Waa markii ugu
horeysay ee soomalida reer Minnesota dhawaaqoodu uu gaaro dunida oo
dhan.
- Sept 4
Lacago sako ah oo
laga qeybiyey qaar ka mid ah dagmooyinka gobolka banadir
- Sept 4
Cumar Abshir
Aboole "Waxa Farxad ah in Cumaan iyo Imaaratka ay dib u Fureen
Xoolaheena"
- Sept 4
Qaar ka mid ah
Culimada Soomaaliyeed oo Baaq ka soo saaray Xaaladda Kismaayo
- Sept 4
Shirka ururka Jamhuuriga Marakanka oo lagu mudaharaaday
- Sept 3
Mudaharaadyo Siyaasadeed oo
Kasocda Gudaha Waddanka Thailand Ee Bangkok... - Sept 3
Taageeridii Dowlad Goboleedka: Northland State of Somalia
- Sept 3
Mash-ruuc
lagu mataaneynayo Caasimada Jabuuti iyo Boosaaso,
iyo Duqa Magaalada Boosaaso C/risaax Xareed oo soo gaarey Jabuuti
(wareysi).. Akhri Sep 2
Dowladda Mareykanka oo kashiftay
qorshaheeda ay ku kala dhantaaleyso kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya
Xoghayaha
Warfaafinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Axmed C/llaahi oo ka hadley
dhacdadii Jowhar Akhri Sept 2
Nairobi:
Madaxda ugu sareyso isbaheysiga dib uxoreynta Soomaaliyeed gaar
ahaan garabka jabuuti oo soo gaarey Nairobi...
Akhri Sept 2
Ku-Xigeenka Xoghayaha Warfaafinta Isbahaysiga Dib U Xoreynta oo
Warsaxaafadeed ka Soo Saaray Magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska..
Akhri Sept 2
Sheekh
Yuusuf Indhacadde oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho - Sept 2
Muslimiinta u dhashay Turkiga oo Kaalmo Gaarsiyey haweenkii nadafada
ee qaraxu ku waxyeeleeyey wadada maka mukarama..
Akhri Sept 2
Xukuumadda Nuur Cadde oo ka badbaadey in afka ciida loo daro - sept 1
Curashadda bisha Ramadan iyo khilaafka Dalalka Islaam-ka.!!
Muqdisho: Mudaaharaad waxbarasho joojin ah 2 beri
Gabay: Qabarka Yaw Sheega | Shiine
Iskaashi Dhinaca Waxbarashada ah ayaa dhexmaray Jaamaca Bariga
Africa ee Boosaso iyo Jaamacada UTeM ee ku taala Dalka Malaysia...
Akhri.. Sept 1
Gacan Ku
dhiiglayaashii u dhashay dalka K/Afrika oo dil u geystey
muwaadhiniin Soomaaliyeed ayaa noqdey kuwii ugu horeeyey ee lagu xukumey
xabsi daa’in... Akhri Sept 1
Hambalyo
bisha ramadaan - Musharax PL Nuuradiin
Ururka
Waddaniga Somaliyeed iyo hambalyaad Soonka
AKHRI: WARAKII AUGUST 2008
.