SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2008» JAN  

Akhri: Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Af-Soomaali loo rogey:::
Akhri: YAA GABLAMI, YAASE GOOD DILI?
ee Abdullahi Spanish
Vido: Dagaalkii 1977/78 ee Soomaliya iyo Itoobiya
Dhegeyso: Waraysigii Dr. Cumar Cusmaan Raabeh
Akhri: Aw Jaamac: Dhimbil dib u soo noolaysay Halgankii

WARARKII 2007:  DEC | NOV | OCT | SEPT | AUGUST | JULY |  JUNE | MAY | APRIL | MARCH |  FEBRAAYO | JANAAYO

Waraysi Radio Australia SBS ee Bile Qabawsade iyo C/shakur Mire Aden
 
audio ka Dhegeyso Halkan ama Halkan (mp3)

mdeeqIs bedelka Nuur Cadde iyo Looge laguu minan fadhiyee! -
Xildhibaan Ibrahim Mohamed Deeq

farooleCabdiraxman Faroole: Heshiiskii 2005 ee Khayraadka Dabiiciga, Cadde Muuse sharci uma lahayn in uu saxiixo...

Hadalladdii Dr.C/raxmaan Faroole iyo Cali Awaare...


:::KULANKA SAXAFIGA:::
abTaariikhda Weriye Abdi Bari Atwan: wuxuuna ku dhashay xero Qaxooti oo ku taal Gaza... Akhri
:::by: NEW YORK TIMES:::
ogaEthiopia Turns to Civilian Patrols - Ethiopia is forcing untrained civilians to fight.. read
:::by: Dr. SHAMSADDIN:::
shamsaEritrea, Somalia, Ogaden, and Oromia unite against Amhara / Tigray Ethio-Fascism.. Read more..
:::by: Prof. MAHADALLAH:
hassanUS-Somalia Relations; Some Complicating Factors - US Policy in Africa: Background History.. Read more..
:::CRS Report for USA Congress:
USASomalia: Current Conditions and Prospects for a Lasting Peace - Ted Dagne (pdf)
 
:::QORMADII TAYSIIR:::
taysiirOlolaha Magacaabista Ra'iisul wasaaraha cusub ee DFKMG... Siyaasiyiinta aan xildhibaanada aheyn oo fursad la siinayo... Akhri...
:::HADALKII Gen. CADDE:::
aussieAustralia: Saamiyadii Range Resources oo uu saamayn weyn ku yeeshay Hadalkii Gen. Cadde Muuse.. Akhri...
:QORMADII IBRAHIM DAA'UUD:
IbraahimYAA FURSADAN KA FAA'IIDEEYSAN KARA.? Fursada mustaqbalka ee soo ifeeysa.... Akhri... 
::XILDHIBAAN MAXAMED DEEQ::
mdeeqGEEDI TEGYE MAXAA TAAGAN? W.Q: Xildhibaan Ibrahim Maxamed Deeq
:::GEFKII Dr. GEEDDI::
Gefkii Geedi
Dhegeyso Gefkii Geeddi iyo jawaabihii la siiyey, Xasuuqii Qabridahare & Fooljeex
::MAQAALKII C/LAHI SIYAASI:
siyasiKooxda Mbagathi, Kooxda Asmara Iyo Kooxda Al-Shabaab Yaa Ku Haboon In Aad Taageeradaada Siiso.. Guji.
:::DOORASHADA KENYA::
nrbiMaxay tahay sababta aan u taageerayo murashaxa MP ee Yusuf  Hassan ee u taagan Kamakuja, Nairobi
:::U GARGAAR SAFIYO:::
safiyoHooyo Cadar Maxamed Cali waxay u baahan tahay qarashkii ay ku tagi laheed dalka Ugaanda si loogu daweeyo cunugeeda.. Akhri...
:::MUQDISHO:::
Beesha Reer Xaaji Suleymaan oo duubatay Imaam... Akhri..
:::QORMADII MAX'ED XAAJI:::
Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Geeddi oo metelaya ‘Il Brutto iyo Il Cattivo’.. Akhri.....
:::NEWS IN ENGLISH:::
NEWSSomalia: Radio manager killed
::Somalia: WFP Sounds Alarm...
:: Read more News in English
:MASJIDKA AL-AQSAA, BOSASO:
Mashruuca Dhismaha Masjidul Al-Aqsaa Ee Boosaaso Soomaaliya.
:::GABAYGII IDIL::::
kaydGABAY MAQAL ah oo ku saabsan Carruurta iyo Qurbaha: Waxaa tiriyey: Kayd Maxamed Cabdalla Dhegeyso.
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaarDigiin: Iska Diid Dagaalka Sokeeye - shaarkii la doono ha loo geliyee.. Akhri...
:::WARGEYSKA IS-BAHEEYSI:::
Kal-fadhigii Ururka Is-baheeysiga Soomaaliyeed.. Sweden (pdf)
:::FUJE::::
Fuje weli faraa u taagan!: ‘Lugo iyo Gacmo midna ma leh, waa 47 jir ay nolol ka sugayaan 10 qofood’
GURYO DEGAAN MAKA/MADINA
maka
Mashaariicda Guryaha iyo degaanka
Makka Iyo Madiina
:::ISBITAALKA XABEEB:::
Isbitaalka dhimirka ee Xabeeb “Waa Isbitaal u baahan in gacan la siiyo ama loo gargaaro
:::KU: CALI SAMATAR:::
WARQAD FURAN: Ku Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, Gen. Maxamed Cali Samatar
:::WERSHEDDA SIBIRKA:::
Soo jiidasho Maalgelin Warshada Sibirka ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo... Akhri
:::U GARGAAR WIILKAN:::
Wiil yar oo Gargaar u baahan....
:::XASUUQII BOORAMA:::
Boorama
Warbixin:-Xasuuqii waxshiga ahaa ee Taliskii xabishidda ee Boorama 30 Janaayo 1984. Akhri....
:::MINNEAPOLIS, MN:::
Shirka Horumarinta Bahwaynta Ismaciil Cali ee W/America Akhri
:::MUTAMARKII MINNEAPOLIS:::
Mutamarkii Minneapolis: Maalintii: | 1aad 2aad | 3aad
:::SUURIYA:::
Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Suuriya Oo 39 Arday abaal marin Guddoonsiiyey.. AKhri..
:::QORMADII ASAD CADDAANI::
Dr. Raabi Miyuu Helay Daawadii Cudurka Qabyaaladda?
:::CALEEMASAAR:::
Boosaaso: Beesha Ismaciil Cali oo Caleema Saartay Boqor Cumar Ismaciil Sanweyne... Akhri....
:::MAQAALKII C/RISAQ M:::
cabdirisaqSuuqyada lacagaha iyo siyaabaha ay u shaqeeyaan..
Suuqa badeecadaha
:::MINNEAPOLIS: GOBAAD:::
Bandhigga Dhaqansidaha Gobaad.. Goorma.. HTML | PDF
:TACSI: C/LAHI SAALAX DEER:
Xaaji C/laahi Saalax Deer oo ku Geeriyoodey Yemen.. Tacsi
:::CIYAARAHA EUROSOM:::
Kooxda KANAVA oo noqotay ciyaaraha Horyaalka EuroSom
::SHEIKH C/RAXMAN SHARIIF::
Sh Cabdirahman
SHEEKH AY SI WEYN SOOMAALIDA MINNESOTA U SHARFAAN  
:::MAQAALKII: KAALMOY:::
kalmoyDhoofitaan  iyo  Dhibaatooyin.. Markii la soo gaaray sannadkii 2005-tii waxaa Akhri
:::MUSLIMIINTA USA:::
USADIINTA ISLAAMKA OO SI WEYN UGU FIDAYSA MAREEKANKA.. WD: Ibrahim saalax
:::VIDEO:::
Daawo Video-ga: Ergada shirka ee PL, Garoonka Garoowe, iyo dooda Baarlamaanka DGPL Guji
::MAQAALKII C/LAHI MAX'ED::
clahiAshahaada la dirirka iyo shacabka Soomaaliyeed maxaa kala haysta:
Akhri......
::KITAAB CUSUB::
BuugIsdaahirinta muslinka (Kitaab Cusub):
Qore: Maxamed Xirsi
Guuleed (Abdibashir)
::MPLS: KULANKII DR. AXMED::
Socdaalkii Gudoomiyaha arrimaha dibedda ee Kulmiye/Somaliland iyo booqashadiisii Minnesota 
:QALINJABIN DHAKHAATIIR:
sudan
Xaflad qalin jabin dhakhaatiir soomaliyeed ee Dalka Sudan
:::MAQAALKII M. BOOTAAN:::
BootaanShirka Annapolis iyo Shirarkii Soomaalida lagu dhex dhexaadin jiray waa isku mid !!! 
Akhri / Dhegeysi
::SHIRKA SOMALIDA HOLLAND::
holland
:::MAQAALKII MAKHTAL:::
makhtalQofka Aan Aragti Fog la hayni ma yeelan karon Go'aan Rasmi ah Akhri
XABSIYADA USA & SOMALIDA:
Halkan ka eeg Soomaalida lagu xiray jeelasha hal 'county' oo ka tirsan Minneapolis... Guji...
::SOOMAALIDA MINNESOTA::
USA
Anaga ayaa Ameerikaan ah, waxana diidanahay xasuuqa Itoobiya ku hayso Soomaalida
::ENGLISH: By: ABDULKADIR M::
abDiscovering the mind of Somali dictator through his own words.. Read here
::QORMADII ASAD CADAANI::
asadEmbagaati Oo Cagta Saartay Waddadii Carta Akhri.....
:::URURKA SHURO-net:::
shuro
Cabudhinta Saxaafada Madaxabanaan iyo Inqilaabkii SHURO-Net...  Akhr....
::MAQAALKII DALBOON::
dalboonXISBIGII RPP AFKII HOOGAY YIRI TOOBAY WAA KARAA!.. Akhri
:::GABAYGII "QARANSUGE":::
qaanUmmadyahay Dallagan. Dadaalkii abwaankoo, Doodwanaag la baxayoow Akhri...
:::QORMADII CABDI BOQOR:::
bqrSidee lagu Helaa Shahaadada Tacdiilka ama isbarbardguga ee Wadanka Pakistan?.. Akhri..
:::QORMADII C/RISAAQ M.:::
yuusuf
Hamigii dowladnimo waa lagu hungoobey... Akhri....
:::C.C. FAARAX 'BARWAAQO':::
Daalacasho buugga Abwaanka Cudurrada Dadka iyo Duunyada. Qprmadii Mustafa Xariir
:MPLS: GOLAHA CADDAALADDA:
gole
Urur Cusub oo La Dagaalama Hayb-sooca Oo Lagaga Dhawaaqay Minneapolis.. Akhri

MAQAALLO HORE...

CUDURKA AIDS-KA
aidsWaraysi: Gabar Som oo Qabtey AIDS
GAROWE: AL-HUDA
Ka qayb qaado.. Akhri

alhuda
Dhismaha: $154,000
 

WARARKA JANAAYO 2008

Baydhabo: 20 Maalmood Kadib Xildhibaanada Baarlamaanka oo Kulan Yeelanaya...
Soomaalida Australia: Qurabjoogta Soomalida oo markii ugu horeeysay kulan loo dhan yahy isugu yimid... iyo Kulan ay yeesheen dhallinyarada Soomaaliyeed ee London, UK..

Wararka oo dhan Akhri halkan... Jan 31

Xarumihii Ay Ciidamada Ethiopia Fadhiyeen Oo Qaarkood Ay Ka Guureen Iyo Wadooyin Xirnaa Oo Furmay.
Dibad Baxyo Lagu Taageerayo Ka Bixitaanka Ay Ciidamada Ethiopia Faaruqiyeen Meelo Kamid ah Fariisimadodii Oo Ka Dhacay Muqdisho..... Ma Dhabaa Inay Col. Nuur Cadde ay Caqabado Kaga Imaanayaan Dhinaca Ciidamada Ethiopia... Warar GoosGoos ah... Akhri.. Jan 30

Qaar kamida ciidanka Puntland oo weerar kuqaaday bangiga Garoowe.
Nabadoon Axmed Diiriye Oo Sheegay Inuu Sii Wadan Doono Howshiisa Kadib Xabsi Ka Badan 80-Cisho Akhri

Senator Coleman oo codsaday in la kordhiyo waqtiga loo qabtay Soomalida magan gelyada ku joogto Maraykanka – Akhri....

Barack Obama oo Ku Guulaystey Doorashadii  Tartanka Isreeb-reebka Madaxtinimada ee Gobolka South Carolina.... Jan 27

QALALAASE DHAQAALE OO SOO FOODSAAREY K/AFRIKA, KADIB QUWADA KORONTADA OO GABAABSI NOQOTEY
iyo Muucwino guriceel laga qaybiyey iyo Jaaliyada Beesha Digil iyo Mirifle ee Masar oo ku kulantay Qaahira. Akhri Jan 26

macalinGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS halkan ka dhegeyso ama halkan (mp3)

Dagaal ka Dhacay Balli-Doogle
Kulan ka dhacay Gobolka shabeelaadda Hoose
iyo Olole nadaafadeed oo ka soconaya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degamad guriceel ee goblka Galgaduud
Akhri Jan 25

sakariyeZakariye Xaaji: Nuur Cadde Waa Nin Odey ah Waxase uu Saaran yahay Gaarigii Dalka Lagu Qabsaday (Waraysi)... Akhri...

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland.
Warbixinta ka akhri halkan...

Shiinaha oo $500,000 ugu Deeqay Adeegga Caafimaadka Soomaaliya
.Muftiga Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Socdaal ku Maraya K/Africa,
Boqolaal Soomaali ahna Muxaadarooyin Diini ah u Jeediyey... Akhri Jan 24

Madaafiic Lagu garaacay Villa Somalia iyo Garoonka Muqdisho
.Lacag lagu soo daabaco Puntland oo Laga Diidey Galgaduud
.Faahfaahin: Isbahaysiga oo la Kulmay Midowga Yurub..
.Rag ku hubaysan Tuute oo Dhac ka geysta Bedelweyne..
.Dagaallo badan oo lagu jabiyay gumaysiga...
.Dadwayne gumaysigu meelo kala duwan ku laayay...
.Jaaliyadda beesha mudulood ee S/Africa oo gudoomiye..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.. Jan 23

saxafiWarbixinta tacadiyada ku dhacay saxafiyiinta horaanta sanadka 2008 
iyo Bayaanka ka qeyb galayaasha xuska maalinta warbaahinta Soomaaliyeed... Akhri... Jan 22

Dr. Zakariye Xaajo oo Isniintii Brussels kula kulmay Midowga Yurub
.Kooxo Hubeysan nin ku dishey degmada Caabudwaq..
.Muqdisho: Hay'adda Al-manhal oo Deeq Raashin Gaarsiisey
iyo warar GoosGoos ah ka akhri halkanJan 22

nuurMUQDISHO: Madaafiic lagu garaacay Villa Somalia xilli uu ku sugnaa col. Nuur Cadde
saacado kaddib markii uu tegey Muqdisho Akhri.

tahriibDooni ay saarnaayeen 140 oo isugu jira Somali iyo Ethopian ayaa ku qalibmatey xeebaha dalka Yemen. Dadki doonta saarnaa waxaa nolol lagu helay 30 ka mid ah Akhri Jan 21

bayWarbixin: Xildhibaano ka dhoofey Baydhabo, xubno ka socda Midowga Yurub oo soo gaarey Baydhabo iyo Wasiiro lagu dhaariyey Xarunta Madaxtooyada DFKMG ee Baydhabo iyo Xildhibaan beeniyey in DFKMG ay bixisay $2,000,000 oo lagu furdaaminayo arrimaha.... Akhri Jan 20

War Saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliyeed - Asmara.
xamarDadka barrakacay ee galgalato iyo gubadley oo banaanbax cabasho ka dhigay. Gaari Cabdi Bile ah Oo Ay Sarnaayeen Askar Ciidamada Dowlada KMG ah Oo La Qarxiyey. Warar GoosGoos ah

Labo Nin oo ku eedaysan dil iyo dab ay qabadsiiyeen dad Soomaali ah oo lagu Qabtey K/Afrika
.Xamar JabJab: Ciidamada DFKMG masaajid dad ka kaxaystay
.Maraykanku Aqoonsan maayo Somaliland....
.Deeq la gaarsiiyay Aabe Curyaan ah oo dhalay 7 Caruur ah
Wararka oo dhan akhri.... Jan 19

Dagaal Xalay ka dhacay Muqdisho
. khasaarahii dagaalkii shalay (Jan 17, 2008)
. Bayaan: Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed
Wararka oo dhan Akhri... Jan 18

Minnesota: Mahdi Mujaahid oo la kulmay Senator Norm Coleman

60 Soomaali ah oo Habeenkii 2aad ku Hoyday Saldhig Police ee Koonfur AFrika
iyo 50 ganacsiyo Soomaaliyeed oo lagu burburiyey K/Africa.

norwayMu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday
mu’tamarkii “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”... Sawiradii mutamarka...

ukBannaanbax looga soo horjeedey Xasuuqa iyo Joogitaanka Itoobiya
London: Mudaharaadkan oo noqday kii ugu weynaa ay isugu yimaadaan Jaaliyada Geeska Africa.. Akhris/sawirro...

“Soomaaliya laguma xukumi karo Qabiil iyo qori caaradiis” Xildhibaan Cabdi Dheeg - Jan 17

Muqdisho: gabagabada shir sanadeedka ururka Suxufiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed - Jan 17

SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga DFKMG

HAMBALYO GUUSHA HALYEEY-FAARAX MACALIN DAWARA... Akhri...

Bosaso: Weriye Cawaale oo Dammiin lagu sii daayey

Gaari Ural Ah Oo Ay Saarnaayeen Ciidamo Ethiopian ah Oo Lagu Qarxiyey Isgoyska Fagax, waqooyiga Muqdisho

SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga DFKMG
iyo Maalmihii Xil Wareejinta Wasiiradii hore ee Prof. Geedi oo si xawli u socota.. Dhegeysi/Akhris... Jan 16

Qarax wayn oo ka dhacay magaalada Jigjiga
Eritereya: Itoobiya oo diyaargarow ku jirta...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Casmara kula Kulmay Isbahaysiga Dib u Xoraynta...

Sh. Abu-Mansuur Oo Iska Fogeeyey Dilkii Loo Gasytay Afahyeenka Ehlu-suna waljameeca ee Baydhabo.

Kulan ay Nairobi ku yeesheyn Saxafiyiinta Dibad Jooga ah ee kasoo qaxay Somalia - jan 15

Kooxo burcad ah oo nin rayid ah ku dilay degmada Guriceel, G/Galgaduud
iyo 3 qof uu ku dhaawacmeen kadib markii gaari rakaab ah lagu rasaaseeyay deegaanka Bajiire gobolka Mudug Akhri

Senator Coleman oo warqad Kenya ku saabsan u qoray US Assistant Secretary of State for Africa Ms. Frazer

Sool: Dagaal Xooggan oo Dhexmaray Somaliland iyo Puntland
.
Baydhabo: Prof. Dalxa ka hadlay dilkii Baalbaalow
.Muqdisho: Dagaal xooggan oo Xalay ka dhacay Muqdisho
.Boorama: Dagaal ka dhacay Degaanka Dixda Harawo
Wararka oo dhan... Akhri.. Jan 13

Madaxweynaha Interpol, Ahna Taliyaha Booliska K/Afrika oo Shaqadii laga fariisiyey si KMG ah, Dacwadna lagu soo oogey....

Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha
Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha.

Casho Sharaf loo Sameeyey Cali Axmed Jaamac Jangeli

Nin Soomaali ah oo Doon Lagaga Tuuray Xeebaha Talyaaniga
iyo Nin kale oo Soomaaliyeed oo Tahriib ahaa oo Ku Dhintay Webi Ku Yaal Yurub... Akhri.... Jan 12

Col. Nuur Cadde oo Qado u sameeyey Xildhibaannada Baarlamaanka DFKMG...
iyo Sh. Aadan Madoobe oo la hadlay Haweenka Gobolka Baay... Akhri...

Sh. Shariif: Afhayeenkii Beelaha Hawiye, Axmed Diiriye, oo Lagu Diley Addis Ababa...
"Oday Dhaqameedyadii waxaa lagu laayey Addis Ababa, Soomaaliyana dawladi kama jirto", sidaas waxaa yiri Sh. Shariif oo waraysi siiyey Idaacadda Codka Maraykanka Dhegeyso

Qaabkii ay u dhacday Anxisintii Xukuumadda Col. Nuur Cadde...
iyo waraysi SomaliTalk la yeelatay Cali Axmed Jaamac Jangali... Dhegeysi/Akhris...

(CRD) oo Aqoon-isweydaarsi ku soo gabagabeysey magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

Iska hor imaad ka dhacay Boosaaso..
.Ciidamada Ethiopia oo faaruqiyey Deegaanka Gubta...
.Wadooyinka Xamar-weyne Iyo Xamar Ja-jab Oo Xaniban
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jan 10 [1/1/1429]

AUSTRLIA: XAFLAD SAGOOTIN AH OO AY ASAP U QABATAY WASIIR XAAMUD

gaaniXildhibaan Sharma'arke "Waa in la soo magacaabaa Gole Wasiiro Cusub…"
Waxaa lagu xadgudbay Dastuurkii lagu soo qoray Kenya.....

Kibaki oo Dowladiisa Cusub Dhisay
isagoo musharaxiintii la Tartamasay mid ka mid ah ka dhigay ku xigaynkiisa.... Akhri...

"Ramaas oo ku eedeeyay Xukuumada Cadde Muse Hanti boobkii kadhacay madaxtooyada Garowe iyo falkii kale ee cawa ka dhacay Isbitaalka Qardho." Jan 9

Minneapolis: Wafti ka yimid gobolka Michigan

Qorshaha Xukuumadda Col. Nuur Cadde oo Baarlamaanka loo qaybiyey
xildhibaan
iyo Aragtiyo kala duwan oo aan ka soo uruurinay qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo is rasaaseyn sababtey dhimasho oo ka dhacdey Raamo Cadeey... Dhegeysi jan 9

Macaluul ka jirta Ogaadeenya iyo raashiinkii oo xayiran

Maxamed Dheere: Qaxooti Deganaa Xeeradii Buulo Tikniko Mudo 24-Saacadood ha Kaga Guuraan. Jan 8

Laba Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo Lagu Gubey Koonfur-Afrika...
kaddib markii toogasho lagu diley ayaa dab lagu qabadsiiyey dukaankii ay shaqaalaha ka ahaayeen, waxaana falkaas loo xiray.... Akhri... Jan 8

dugsiDugsi Sare oo Loogu Magacdarey Amiir-Nuur oo Laga furey Degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo...
Dugsigan sare oo ah kii ugu horeeyey ee Degmadaasi laga hergeliyo tan iyo waxii ka dambeeyey Burburkii Dowladii hore ee Soomaaliya.. Akhri... Jan 8

casmaraWar-saxaafadeed : Xildhibaan Sulaymaan Colaad Rooble ‘’Mowliid Macaane iyo Cabdulaahi Yusuf labadii xaq daro ku heshiisa xaqa ayay ku diriraan" Jan 8

Labo qof ayaa ku dhaawacmeen baabuur xamuul ah oo marayey duleedka magaalada Baladweyne....
kadib markii kooxo burcad ah ay ku rasaaseeyeen xili uu marayey wada isku xirta ceelgaal iyo Jawiil.. Akhri Jan 8

Warsaxaafadeed ay soo saareen Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye Jan 7
Cambaareyn Barakicinta Cusub

Bayaan Ay Soo Saareen Beesha Harti Waamo Ee Ku Dhaqan Gobolada Jubbooyinka. Jan 7

Garoowe. Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Ramaas RPP oo wada hadalo u bilaabmeen... Jan 7

Madax Mareykan ah iyo Isbahaysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya oo shir ku yeeshay Casmara... Akhri... Jan 7

Wariyihii labaab oo ku xiran xabsiga magalada bosaaso

Waa sidee Xaaladda wadada isku xirta Boosaaso iyo Gaalkacyo- warbixin

Golaha Samafalka Iyo Horumarinta Bulshada oo Deeqo ay bixiyeen Shirkadda Dahabshiil iyo kuwa kale u qeybiyey dadka u barakacay duleedka Muqdisho

Nabaddoon Xasan Dhuqub oo Weli Ku Xiran Boosaaso... Jan 6

Gudiga Ganacsatada Islii oo Shir saxaafadeed ku qabtay Nairobi.. Jan 6

Sh. C/qaadir Nuur Faarax  Oo La kulmay Ardayda Soomaliyeed Ee wax ka barta Malaysia... Jan 6

Warbixin- Maxaad ka ta qaan Magaalada Taariikhiga ah ee Laasqoray

Waxqabadka Ururka Naafada Soomaaliyeed:::

Isbahaysiga Dib-u-Xoraynta Soomaaliya oo Casmara Kula shiraya Wafti ka socda Maraykanka...
iyo Madaxwayne Isaias oo wadahadal la yeeshay US Congressman Donald Payne iyo C/laahi Yuusuf oo kusii jeeda London, UK... Akhri... Jan 5

Dagaallo ciidammada gumaysiga lagu jabiyay.

caddeGolaha Wasiirada Xukuumadda Cusub ee Col. Cadde oo La dhaariyey
Sabtidii waxaa magaalada Baydhabo lagu dhaariyey 12 wasiir iyo 5 wasiir xigeen oo kamid ah 23-ka xubnood ee uu ka kooban yahay golaha xukuumadda col. Nuur Cadde
Dhegeysi/Sawirro Jan 5

somaliMadax ka Tirsan Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya oo si Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Bermingham ee dalka UK... Akhri....

Mid ka mid ah Nabaddoonnada G/Bari oo caawa (Sabti) ay Xabsiga u taxaabeen Cidamada Cadde Muuse...

Col. Nuur Cadde oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada oo Qabyo ah....
Ra'iisul Wasaaraha DFKMG ayaa Jimcadii ku dhawaaqay 15 kamid ah 18ka golihiisa Wasiiradu.. Akhri... Jan 4

VIDEO: Khudbaddii Obama ka Jeediyey Guushii Iowa

C/laahi Yuusuf oo Diyaarad Khaas ah si Degdeg ah ugu Qaaday Addis Ababa
. Dagaal xooggan oo kadhacay Magaalada Muqdisho... 
. Bosaso: Kulana looga tashanayey amniga Puntland

Akhri wararka oo dhan...

Barack Obama oo Guushii ugu horeysey ka soo hooyey Tartanka Isreeb-reebka Madaxtinimada Maraykanka.... Akhri... Jan 4

Minnesota: Jaaliyadda Reer Kenya oo Qoraal u Gudbiyey Sen. Coleman
kenya
Minnesota Somali Kenyans, Kenyans, iyo saaxiibadood ayaa Senator Coleman u  gudbiyey cabasho kusaabsan fowdada iyo qalalaasaha doorashada Kenya....
Akhri warbixinta... Jan 4

Hay'adda ospad oo seminaar u furtay 50 xubnood oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada

Khasaaraha dagaalkii Khamiista kadhacay degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud oo sii kordheysa...

VIDEO-XIRIIR AH: Daawo Rabshadaha Ka Socda Kenyavideo

C/Laahi Yuusuf "waa nin meelahaas markasta wixii uu rabo iskaga hadla, wax kasoo qaadna ma leh wixiisu..."
Sidas waxaa yiri Daahir Riyaale oo si kulul uga jawaabey hadalki C/laahi Yuusuf ee ahaa... Akhris/Dhegeysi...

Hadii aan Raila madaxweyna noqon, Dalka nabadi kama jiri doonto... No Raila No Peace... Akhri...

Xisbiga Ramas PPP, Puntland waxay ka dhimatay madax iyo majo labadaba.

Shaqaalahii MSF ee Afduubka Loogu Haystey Boosaaso oo la sii daayey....
Labadii dumarka ahaa ee Bosaso loogu afduubay ayaa maanta la sii daayey...
Akhri...

Cusbitaalka Dhimirka ee MAANDHAYE,  Burco oo Loogu Deeqay $8,000
Shirweynihii Sannadlaha ahaa ee Ururka TAF ee ka dhacay magaallada Sheffield, UK ayaa...
Akhri.. jan 2, 2008

Minneapolis: Shirkii dhalin yarada Gobalada Waqooyi Bari ee Soomaaliya oo Guul ku dhamaaday

Yaa Qaadaya mas'uuliyada Dhibaatada Baaxada leh ee ku Dhacday Shacabka Somaliyeed.. Sawirro Naxdin leh.

Col. C/llaahi Yuusuf: "SomaliTalk Weligay ma maqal Saakay ka hor, Adigana ku Garanmaayo…"
Jawaabtaas waxa uu bixiyey markii la weydiiyey su'aalo xasaasi ah... Halkan ka dhegeyso... Akhri... 1/1/08

Nin Soomaaliyeed oo Lagu Diley Koonfur Afrika
Tuugo hubaysan ayaa waxay dukaan Soomaaliyeed ku dileen Cumar Cabdi Nuur, 27 jir oo... Akhri... 1/1/08

Yusuf Hassan: wali waan u taaganahay Jagaddda Xildhibaanimada…!!

Jigjiga: Dad guryohooda lagala baxay oo xabsiga loo taxaabay.

Dagaallo Xalay ka Dhacay Muqdisho
iyo Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.. Jan 1, 2008

164 Qof oo Ku Dhintay Rabshadihii ka Dhashay Doorashadii Kenya
iyo Raila Odinga oo Khamiista ku baaqay Bannaanbax loogu magac daray "Inqilaabkii Shacabka".. Akhri Jan 1, 2008

WARARKII DEC 2007.. GUJI HALKAN


QORAALLO MUHIIM AH:::

RaabehDr. Raabe oo Yabooh u Diray Soomaalida
Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo jooga magaalada Ottawa ee dalka Kanada ayaa... Akhri...

Isbahaysiga Qaran ee Daafacaadda Jamhuuriyadda Soomaaliyeed : Baaq Culus #2

.Warbixin ku saabsan Hawlaha ka socda Dekeda Xamar
.Leicester , UK:: Soo Bandhigid Dhaqan Soomaali
.Muhiimadda Ilaalinta Nadaafadda Deegaanka


Shacabka Reer Addis Ababa Sidee u Arkaan Dagaalka  Soomaaliya
Jariidada Washingtonpost oo qoraal dheer ka qortay aragtida reer Addis Ababa ee dagaalka Soomaaliya & Itoobiya... Akhri..

hooyoSoomaaliya: Halista HIV/AIDS iyo Xudduudaha Laga Tallaabo
Warbixin: Berbera oo noqotay meesha ugu AIDS-ka badan Dhulka Soomaaliyeed... Akhri...

Caddayn: Shirkadda Consort oo ka Diiwaan Gashan Maldives
Wasaaradda Ganacsiga ee Dalka Maldives ayaa dhowaan si rasmi ah shaaca uga qaaday in shirkadda... Akhri...

JACFAR BIN ABII DHAALIB (Saxaabadii Rasuulka) W/D Ibrahim Salax

...

WARARKII DEC 2007

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.