SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2009»  MAY  

:::MUXAADAROOYIN:::
muxaadaro
TV Firqada Khawaarijta
-Sh. C/raxmaan Sh. Cumar
TVMaqaasidu Shareeca
-Sh Cabdirizaq Xaashi
TVIdanweydiisi Waalidka
-
Sh. Mustafa C/raxmaan
TVBooska Culimada
-Sh Cabdirizaq Xaashi
:::SAFARKII MOMBASA:::
mombsa
Magaaladda Mombasa iyo Xasuusta Somalia.!.. Akhri...
:::NABADDU WAA QAALI:::
nabad
Nabaddu waa khaali, Nimaan haysan waa Nuxuus... Akhri...
:USA: DUGSIYADA CHARTER-ka
charterSoomalida Minnesota iyo Faa'iidada Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Charterka Akhri...
:::SHEIKH SECONDARY SCHOOL:::
school
Aqoonyahanka Reer Minnesota oo Taageeray Dugsiga Sare Sheikh
:::MARAAKIIB DAGAAL:::
markab
Dawladda Soomaaliya oo Hishiis la Gashay Shirkadda DAMEN oo ku Taala Wadanka Netherlands Akhri
 
 
 
:::DIIDNAYE OGOW :::

Mudaharaad Looga soo Horjeedo Heshiiska Kenya oo lagu dhigay London.. Guji..
:::W.C. SAALAX ARTICLE:::
The duo Walad Abdalla and Nur Cadde in London: A day of agony, disillusion and deceptions - Warsan Cismaan Saalax
:::MAXAMED WALDO:::

Maxamed Waldo oo ka hadlay labada nooc ee burcadda Akhri
:::DALBOON IYO MINNESOTA:::
ustaadSomalida Minnesota Sidee bay u Arkaan Doodii Dhexmartay Prof Ahmed Ismail iyo Hussein Samatar
:::SAWIRRO BURCADBADEED:::
sawiro
Sawirada BurcadBadeeda. Daawo
 
:::U.S. SENATE HEARINGS:::
usa
Violent Islamist Extremism: al-Shabaab Recruitment in America
(Video/readings)
:::MAQAALKII DR. CULUSO.:::
Beec aan ka noqosho laheyn lama saxi karo.
Dr. Maxamud M. Culusow
:::MAQAALKII C/RISAAQ W.:::
sawirMadaxwayne C/raxman Shekh Max’ed Farole, C/risaaq Wiilcadde
:::2004 & SOOMAALIYA:::
Bayaankii Culmiada Soomaaliyeed ka soo saareen Dastuurka DFKMG, July 4, 2004
:::BUGGA SACIID C. SHIRE:::
shireBUUGGA: HOGGAAMIYE
Qore: Saciid Cali Shire
 
:DAWLADA SOM = CILMAANI:::
Wakiilka AU: Dawladda Midnimo Qaran ee Soomaaliya waxay noqoneysaa Cilmaani (Secular): (Sidaas waxaa wakiilka AU u "xaqiijiyey" Sheikh Shariif Sh. Axmed ) iyo ciidamo cusub oo loo dirayo Somalia Akhri (VOA) ama
Dhegeyso - English (MP3)

USA: News Coverage of the Somali Community: Part 1 | Part 2
:::XEEBAHA SOOMAALIDA:::
maraakiib shisheeye
Maraakiibta Shisheeye ee Kusugan Xeebaha Soomaaliya iyo
"La Dagaalanka Burcadda"
:MAQAALKII: XUSEEN CABDI:
sawirMadaxweyne Sheikh Shariif jidkee raaci doonaa ma kan Karazai mise kii Mahathir? Akhri..
:VIDEO: KHUDBADII DHAARTA:
omar
VIDEO: Khudbaddii Dhaarta ee C.C.C. Sharmarke.. Dhaawo
:::HADALKII ZENAWI:::
zenawiZenawi muxuu ka yiri Shariifka iyo Shareecada Islaamka..  Dhegeyso  ama Soo Rogo (MP3)  ama Akhri... (English)
TODDOBAADKA IYO ABUBAKAR
cumarWarbixinta Masaajidka Abuubakar  Dhegeyso ama soo rogo (mp3) (Waxaa Akhrinaya Sh. Cumar)
:::VIDEO: DR. CABDIWAHID:::
awahidShir Beesha Hawiye ee ku nool carriga UK oo lagu qabtay magaalada London, Daawo...
sawirCAIR: Minnesota Somalis Being Stopped, Questioned
:::MASJID ABUBAKAR, MPLS:::
abuubakar
Maamulka Masjidka Abuubakar oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay MPLS Guji
:::QADDAAFI & BURCADDA:::
qaddaafiQaddaafi oo Difaacay Burcad-Badeedda Soomaaliya.. Akhri...
:::MAQAALKII AXMED-SHIIL:::
shiilCadyahow ama Kucunay ama ku Ciideeyey!! Akhri
:::SHARIIF & ZENAWI:::
shariif iyo Zenawi
Sh. Shariif oo la Kulmay Zenawi
:::KHUDBADDII SH. UMAL:::
umalKhudbaddii Sheikh Maxamed Cabdi Umal kaga hadlay Kitaabka Quraanka oo loogu dhaaranayo Dastuur aan waafaqsanayn Kitaabka
Halkan Dhegeyso ama soo rogo
:::MAQAALKII SH. C/QAADIR:::
Wajaab: Seekh Umal  iyo Khudbaddiisi ugu Danbaysay  Shirka Jabuuti kaga Hadlay Akhri
:::DAAWO:: VIDEO:::
VIDEO: Daawo Xafladdii Dhaarta ee Shariif Axmed
:::MAQAALKII ENG. CIBAAR:::
cibaarXulashada 4.5:  Xaq, Xal, Mise Xujo? Akhri
:::QORMADII NAJAX:::
najaxGabaygii Dowlada Usheega iyo Abwaan Xasan Garaad Warsame.. Akhri...
::QORMADII C/LAHI SIYAASI::
sawirMadaxweyne Shariif Waa La Caleema Saaray, Horayna Waa Loo Amiiray ,Waa Sideesa Markaan Hogaankiisa. Akhri...
:::MAANSADII INJ. CIBAAR:::
gazaGaza: Geeridu ma aha Guuldarro Akhri
:::VIDEO: BULSHO NADIIF AH:::
bulsho nadiif ah
Dood: Soomaalida Minnesota
Qaybta 1aad | 2aad| 3aad | 4aad | 5aad
:MISSING YOUNG SOMALI MEN:
waraysi
Somali Media Interview with Ralph Boelter FBI’s Minneapolis
:::MAQAALADDA Eng. ALI :::
Cabdiwaaxid Xaggee noo wadaa?Eng.Ali Mohamud Akhri
 
:::QORMADII C/WALI:::
cabdiBAS 18: Q.II-d:
Sidded iyo toban sano Xamar (Muqdishow) cag ma dhigin...
Akhri...
:::BATROOLKA PUNTLAND:::
Sarkaal ka tirsan Shirkadda IMC oo Rahmad ahaan loogu reebay Akhri
:::QORMADII A.D. CILMI:::
elmiSoomaalida xalaasha ah oo heshiis xalaal ah gaaray Akhri....
:::NAAFADA SOOMAALIYA:::
Naafada
Caawi Naafada Soomaaliyeed
:::Dr. MUHAMAD SHAMSADDIN:::
shamsaDonald Kipkorir“s Friends: the Ugly Face and the Empty Brain of the Militaristic Kenyan Terrorists.. Read More
:::QAYBINTA SOOMAALIYA:::
kenyaDAILY NATION, Kenya, oo soo bandhigay in Soomaaliya loo qaybin doona Itoobiya iyo Kenya... Akhri...
GAAJADA GUMEYSIGA ITOBIYA
Nin Soomaaliyeed
Itoobiya oo macaluul ku dileysa Soomaalida ay Gumeysato
:::SOMALIA vs ETHIOPIA:::
Taariikhda Colaadeed ee soo jireen-ka ah ee Somalia iyo Ethiopia - Qaybtii 5aad.
Qaybta: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
:::QORMADII YUSUF SHABAC:::
shabacMaxaa Loo Xirayaa Madaxweynaha Suudaan... Akhri..
:::DASTUURKII 1979:::
Dastuurkii Jamhuuriyada Dimoqraadiga Soomaaliya ee 1979.. Kaydintii: Mahdi Farah
:::SOCDAALKII XASAN NUUR::
Socdaalkaygii Soomaaliya Qaybtii 8aad ee Taxanaha safarkii Hargaysa, Burco, Laascaanod, Buuhoodle iyo... Q.8aad
:::WARLORDS NEXT DOOR:::
warlordBarnaamij uu diyaariyey TV-ga  Channel 4, UK... Daawo (4 Parts)
 
:::QORE: SACIID CALI SHIRE:::
buugBaadigoob: Hoggaamiyaashii hore ee Soomaaliya Akhri (pdf)
:QORMADII DR. C/LAHI EE 2007:
YAA GABLAMI, YAASE GOOD DILI? - Soo cusboonaysiin qoraalkii Dr. C/laahi ee 2007
:::BAYAAN BOOTAAN BARRE:::
botaanCadayn Mowqifka Beesha Cabdi Koombe ee Xubnaha Cusub ee lagu Soo Kordhiyay Baarlamaanka Akhri...
:::XILDHIBAAN GAANI:::
gaaniWar Saxafadeed: Khayaano Qaran by Shirka Jabuuti  Akhri....
:::QORMADII: C.X. MASALLE:::
masalleMuwaadin C/qaadir Xaaji Masalle oo hambalyo u diraya Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Sheikh Shariif Akhri.....
:::AGAASIMAHA BATROOLKA:::
dholawaaCiise Dhoolawaa oo Loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Macaadinta & Shidaalka Puntland Akhri
:::DAUNTING CHALLENGES:::
VIDEO: Barnaamij Aljazeera ka diyaarisay Doorashadii iyo Waraysiyo (English)...
 
:::GABAYGII MAXAMED XIRSI::
gabayDAABKII MASAARTA (Gabay cod ah)... Akhri/Dhegeyso...
:::QORMADII C/WELI SHEIKH:::
Xiriirkii siyaasiga ahaa ee dhexyiil Muslimiintii Saylac iyo Nasaaradii Xabashida 1250-1543M. Q.1aad
:::DUQAYNTII DH/MAREEB:::
sawirSAACADIHII CADAABTA: Warbixin, Duqeynbtii Magaalada Dhuusamareeb! Akhri
:::JAAMACADDA GAROOWE:::
Puntland State Univertsity
Qalinjebintii Jaamacada Garoowe
:::MAQAALKII CABDIBOQOR:::
boqorTasdiiqinta Shahaadooyinka Jaamaceed ee Wadanka Pakistan.. Akhri...
:::DARYEELKA XOOLAHA:::
xoolaha
Daryeeelka Cafimaadka Xoolaha Soomaaliyeed... Akhri...
:::C/QAADIR XAAJI XUSEEN:::
"Gumaadka Sokeeyaha Ragbaa Gees Baciid u leh"
C/Qaadir Xaaji Xuseen
:LONDON: DHISME MASJIDKA:::
masjid
Ka qayb qaado dhismaha masjidka London, UK.. Guji..
:::MAQAALKII IBRAHIM DA'UD:
ibraArrimaha Amaanka ee xeradda Qaxootiga ee Kakuma... Akhri.. 
:MAQAALKII C/LAHI SIYAASI:
sawirPrf Cumar Iimaan iyo Cabdulwaxid Khaliif Ha Noo-fasiraan...
Akhri.....
:::SOOMAALIDA MALAYSIYA:::
Waa sidee xaalka soomaalida ku nool Malaysia guud ahaan.. Akhri...
 
:::DOOD VIDEO:::
videoDood ku saabsan Soomaaliya oo Video ah... Daawo...
:::GABAYGII SHIINE:::
gabayGABAY: DABDHEER May 15 oo ku aaddan aasaaskii SYL.. Akhri
:::GABAYGII ENG. CIBAAR:::
cibaarQAYLODHAAN (Gabay cusub) - waxaa tiriyey Inj. Cibaar. Gabayga oo ah maqal iyo akhris....
SOOMAALIDA SWEDEN vs ITO
sweden
Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul
uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...
:::MAQAALKII MUXYADIIN:::
muxyadinQormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow Ma tahay Geerida Ceyroow oodin ka fuqday DFKMG Akhri
:::WARAYSI ZENAWI:::
nweek
NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Zenawi:
Q.1aad | Q.2aad
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Fadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Black Gold of Puntland
Warbixin dheer oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri
:::ENG. TALLAABO-CADDE:::
ingMacdanta & Batroolka Puntland Ma-Reer Indhoole Hoggaansho Baa???... Akhri... 

MAQAALADA KALE KA AKHRI HALKAN....

 

WARARKA MAY 2009

Saraakiisha Maxkamadaha ee B/weyne oo ku Amray Cumar Xaashi in uu san soo galin B/weyne asaga oo wata Maleeshiyaad ay Hor kacayaan Aadan Garaase, Yuusuf Daba-geed, C/kariim Faarax Laqanyo… Akhri... May 31

Amnesty International Report 2009 – Kenya  

Ra’iisul wasaaraha DFKMG oo ka qeyb galaya Shirka Dalalka Sahel Sahara, Khamiistii ka dhoofay Muqdisho - May 29

Warbixin: Muqdisho oo laga sii qaxayo maalmahaan - May 29

Safaaradda Norway iyo warbaahin magaaladda Nairobi oo Loogu Hanjabo Arrimaha la Xariira Soomaaliya... - May 29

Baaq ummada Soomaaliyeed ku wajahan - May 29

Tacsi ka timid reer Birjeeb iy Maxamed Yuusuf  May 29

Dowladda Federaalka oo Qorshayneysa in ay dib u furto Garoonka Diyaaradaha Jaziira.  - May 28

Ciidamada Dowlada KMG ah Oo Dhac Ka Gaystay magaalada Muqdisho
iyo Xarakada Mujaahidiinta al-shabaab Oo Sheegay Talaabada Kordhinta waqtiga AMISOM ay Tahay Mid Cadownimo ah AKhri

:::Arday somaliyeed oo ka qalinjibisay jaamacada kale duwan ee magaalada Hyderabad | Eng. Farah

Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay oo Waqtiga AMISOM u kordhiyey ilaa Janaayo 31, 2010
.
"Gobollada Waqooyi Bari oo Sameystaan Maamul...."
.
Ciyaartoyga Soomaalida Qadar oo ku guulaysay Koob...
.Tirada barakacayaasha Muqdisho oo gaartey 62,000
.Warbixin safarkii Axmed Walad Cabdalla ee Muqdisho
Wararka oo dhan akhri.. May 27

Ururka Al-Shabaab oo sheegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday ciidamo ka tirsan DFKMG
iyo Magaalada Muqdisho oo inta badan laga barakacay ka dib markii ay ka bilowdeen Dagaalo.. Akhri... May 26

mudugMagaalada Galkacyo oo laga furayo Maktabad, Xurunta Aqoonta & Adeega Bulshada iyo Reer Minnesota oo Taageeray Guji

Ururka Dib-u-Xoraynta oo Hambalyo u diray Shacabka reer Eritrea 18-Guurada Xoriyadooda... - May 25

Shir Ballaaran oo Kusaabsan Isbitaalka Guud ee Dhoobley oo Kadhacay Magaalada Manchester (UK)- May 25

Ururka Haweenka HANAD oo loo soo gabagabeeyey tababar ku saabsan Maamulka iyo Maareeynta - May 25

Warbixin: Dagaalladii ka dhacay Muqdisho
Dagaalada Muqdisho ka dhacay oo Geystay Khasaare Naf iyo Maal leh.... Akhri... May 23

Wararkii Maanta & Muqdisho (Danan): Subax | Duhur

Shiekh Xasan Daahir oo la sheegay in lacag Gareeysa ($25,000) ku bixiyay safarkii uu Mogadishu ku tagay iyo Shiekh Umal oo eedeemo loo soo jeediyay.. Akhri May 23

Baaq Nabad-doonkii 2aad oo ay soo saareen Culimada Soomaaliyeed ee Uk. - May 23

KALABAYR: May 19, 2009 (inta ay Itobiyaanku ku jiraan Jawiil, G/Hiiran)

Naadiga K/Koleyga Dekedda Muqdisho oo ka adkaaday kooxda K/Kolayga Madaxtooyada Jabuuti - May 23

Kenya oo Baasaboorkeedii kala Noqotay Wasiirka Maaliyadda DFKMG, Shariif Xasan Sheikh Aaden

IGAD oo Qarammada Midoobay ugu Baaqday in Soomaaliya laga Go'doomiyo Cirka iyo Badda
cumar
Cumar C/rashiid oo Waraysi siiyey Reuters: oo ka hadlay kooxaha ka soo horjeeda ayaa yiri: "Waxa keliya oo iyaga lagula xaaltami karo oo ay fahmayaan waa dagaalka, waxaana u diyaarsanahay in aan cirib tiro iyaga".. Akhri... May 21

Warsaxaafadeed: UNICEF Waxa ay Cambaareyneysaa Bililiqaysi loo Geystay Agabkii Naf-badbaadinta ee Arrimaha Bani'aadaminimada ee ka Dhacdey Jowhar - May 21

Berbera: Ururka Ardayda Jaamacadaha Dalka ee G/saaxil oo Deeq Waxbarasho Guddoonsiiyey Dugsiga Dhexe ee Siciid Daa'uud - May 21


malaysiyaJWXO oo Digniin u Dirtay Shirkadda Batroolka Baarta ee Petronas

oo Doonaysa inay Shidaal ka Qodo Dhulka Soomaalida ee Itoobiya Gumaysato Guji

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa cafis u fidiyay dhalinyaro ku jiray xabsiga, kuwaas oo tiradoodu gaaraysay 14 dhalinyaro. May 20

URURKA YOVENCO IYO TARTANKA KAHORTAGA TAHRIIBTA DHALINYAARADA G/SAAXIL May 20

Dhakhaatiirta soomaaliyeed ee dalka Pakistan oo cudurka Hepatitis B Virus ka talaalay boqolaal dad ah May 20

TVVIDEO: Xumaanta Qabiilka: Sh. Max'ed Umal: Daawo

Baarlaamanada Afrika oo Kalfadhigii 11aad uga furmay magaalada Johannesbrug ee Koonfur Afrika -May 19

Odayaasha iyo waxgaradka Ogadenya oo ciidamada gumaysiga Itoobiya ka diiday inay maleeshiyaad cusub soo uruuriyaan. - May 19

Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay la bilaabaan wada hadal  ku saabsan Sheegasho qayb ka mid ah Badda Soomaaliya. Taasi xilligaas uma hirgalin... Sidaas waxaa shaaca ka qaaday Dr. C/casiis Sh. Yuusuf oo ka tirsanaan jiray Golahii Wasiirada ee Xukuumadii hore ee FKMG... Dhegeyso/Akhri..

Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:  & UN iyo Norway Lugta ay ku leeyihiin Gudbinta Akhbaarta Sharciga Badda Soomaaliya oo su'aalo ka taagan yihiin iyo cidda ka faa'iidaysa..... Akhri..

Hay'adda isku xirka iyo horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed (SOYDEN) ayaa Jimcihii la soo dhaafay tababar ugu soo xirtay Muqdisho arday bartay saxaafadda oo isugu jira gabdho iyo wiilal. Akhri Ma y18

Waraysigii HornAfrik ee Sheikh Aweys (Dhegeyso) | soo rogo

Sh. Maxamed Idiris oo Baaq Xabbad Joojin ah u diray Kooxaha ku dagaalamaya Soomaaliya
IdirisSheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culumada waaweyn ee Soomaalida ayaa baaq xabad joojin ah u jeediyey kooxaha ku dagaalamaya Soomaaliya isagoo ku sugan magaalada Cape Town oo uu u joogo howlo dacwo, dhagayso baaqa Sheekha oo uu su'aalo weeydiinayo saxafi Maxamed Muuse Nuur (Deeq Darajo) oo ah gudoomiyaha saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Koonfurta Afrika (SOJASA).
Baaqa Sh. Max'd Idris: Dhegeyso halkan ama soo rogo

Xafladda 15-ka May ee Soomaalida deggan Dalka Norway

Xaflad lagu furayay Faraca Xafiiska Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada Bulshada CANSOMA oo Muqdisho Ka dhacday - May 17

Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada oo ka qayb galay shirka Nabada iyo Isboortiga oo lagu qabtey Zwitzerland
Taageerayaal Ajanabi ah oo Taageera Ciyaaryahan Magan oo Calankii Soomaaliya Geeyay Garoon... Akhri... May 17

makhtalBashiir Makhtal oo Maxkamad leh May 27, 2009
Bashiir Axmed Makhtal oo haysta dhalashada Canada, kuna xiran Ethiopia ayaa... Akhri...

caliWasiirka Dhaqan Celinta Daryeelka Naafada Dr.Maxamed Cali Ibraahim "Itoobiya Dalka Wey Ka Baxdey Anaga Ayaa Dalkeena Hagaajisaneyna, Hadii Dalkeeda Gudaha Loo Soo Galo  Ha is Difaacdo, Laakiin Xuduudeena Yeysan u Soo Gudbin" Wareysi May 16

Xagal Maxaabiis ah oo laga qabtay ciidanka gumaysiga iyo maleeshiyada dabaqoodhiga May 16

UNICEF Warbixin - Carruurteenna bishii April 2009/pdf

Dr. Xaamud Cabdi Suldaan “Waxa Keliya ee aan Idiin Xasuusinayaa Wixii aad Isla Aragteen oo aad u Aragteen Xal, Cid Kale oo Xambaareysa oo aan Adinka Ahayn Ma Jirto” Gebagebadii Dood Cilmiyeedii Culimada Soomaaliyeed ay ku Lahayd Dalka Jabuuti.. Akhri.. May 15

War saxaafadeed ka soo baxay xaafiiska warfaafnta Isbahaysiga Dib U Xoreynta Soomaaliyeed.

SRSGa oo ku baaqay in kaalmo deg-deg ah oo toos ah lagu deeqo si loo yareeyo dhibaatada iyo macluulka ka jira Soomaaliya. 

Maxaa sababay in DFKMG oo ka baxaan qaar ka mid ah goobihii ay kaga sugneed Magaalada Muqdisho
-Dowladda Federaalka oo isku khilaafsan Dagaalka Muqdisho
-Wararkii ugu dambeeyey ee Xaaladda Dadka Barakacay
Akhri Warbixintii Amiin Yuusuf, Muqdisho - May 14

Wasiirka Arimaha Diinnta iyo Aw-qaafta Dowlada Jabuuti oo Guriga Ummadda ka Furey Dood Cilmiyeed Doorka Culimada Soomaaliyeed ay ka Qaadan karan Nabadynta Akhri May 14

Alshabaab G/GEDO Oo Sheegay Inay Gurmad U Dirayaan Alshabaabka Ka Dagaalamaya Magaalada Muqdisho.
Mamulka Deg.Baledxawo Oo Xabsiga Dhigay Rag Gaadiid Kenya Ka Soo Qafaashay Akhri May 14

Shirkada Dahabshiil oo Xarmo Cusub ka furtay Magaalooyinka Maroodi Jeex, Gibiley & Boorame may 14

ARDEY SOOMAALIYEED KA QALINJABIYAY JAAMACADA BAHRIA, HINDIYA- May 14

Kulan looga hadlayay Arimaha Soomaalida oo lagu Qabtay Wadanka BELGUIM - May 15

Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub
oo ku wajahan Hay'adda culimada, Bulshaoweynta Soomaaliyeed, Aqoonyahaniinta, Ururrada Islaamiga ah, Golaha wakiillada DFKMG, Golaha xukuumadda DFKMG, Madaxweynaha DFKM, Dalalka Yurub gar ahaan Norway... Akhri May 13

Kenya oo $9 million oo doolar ku bixisay Cabirkii Badda ee ay u Gudbisay Qarammada Midoobay
- Isbarbar dhig Heshiisyadii Is-afgarad ee Caruusha iyo Nairobi
- May 13, 2009 iyo cabbirka badda ay gudbisay Soomaaliya
- Norway oo $4.6 million ugu deeqday Tanzania cabirka badda
- Akhri halkan... May 13, 2009

Axmed Walad Cabdalla oo Qoraal Cambaareyn iyo digniin Isagu Jirta u Direy Kooxaha ka Soo Horjeeda Dowlada - May 13

Garaadka Guud ee Goboladda Sool , Sanaag iyo Cayn oo ku Baaqay in dagaalka Muqdisho la Joojiyo. May 12

wasiirOomaar:  inaga iyo Kenya laba xuduud ayaa inaga dhexeeya, mid waa tan berriga, midina waa tan badda... wax la xallilay oo dawladihii hore xalliyeen oo kuwa badda ah ama kuwa berriga ah qoraaladoodii waa in maanta laga daba tago, la helo, la xaqiijiyo.... Dhagayso/Akhri...

Al-shabaab Iyo Xisbul Islaam Oo La Wareegay Fariisimo Cusub Oo ay Markoodii Hore Joogeen Ciidamada DKMG
. Yuusuf IndhaCadde oo Hubkiisii ku Wareejiyay Xisbul Islaam
. Wasirka Warfaafinta DFKMG oo ka Hadlay Dagaalka Muqdisho
. Odayaasha G/Gedo oo Kooxaha Muqdisho baaq udiray
. Dagaalo xooggan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan.. Akhri... May 10

Kenya oo Qarammada Midoobay u Gudbisatay Xogta Rasmiga ah ee Baddeeda: Badda Soomaaliyana ka Goosatay 116,000sq.km.. Akhri..

Iftiimin: Heshiiska is-afgaradka Badeed ee Kenya iyo Soomaaliya, iyo Kaalinta Norway. - Farah Aw-Osman

Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG oo Difaacay Heshiiskii Is-afgarad ee Kenya... Akhri

Dowladda Sheekh Shariif oo uu waagu ku baryey markii la helay in Kenya ay Qaramada Midoobey u gudbisay qoraal ku aadan inta ay Badda Soomaliya ka goosatay... Akhri.. May 7

Cabdi Nuur Cismaan"Hayad OSPAD waa sii wadi doontaa Siminaarada ku saabsan ka hortaga Cudurka AIDS-ka " - May 8

Warqad ku socota Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa (Warqada No.14) - May 8

Sheekh Shariif iyo Yuusuf Indha-Cadde oo kulan ka fool ka fool ah yeeshay- May 8

dalxa

Hadalladii Kala duwanaa ee Prof. Dalxa ka yiri Heshiiska Is-afgarad ee dhexmaray DFKMG & Kenya: Soo rogo(mp3) ama Dhagayso ama Halkan(mp3)
Isha: BBC-Som, CodkaBeesha & DananRadio

Soomaalida Caqliga Dhuuban: Abwaan Bad-Maceeye
"Caano Qubtay Dabadoodaa la qabtaa, ee waxaa Haboon in 13-ka May ka hor laga hor tago arrintaasi" Gabay/Akhri May 6

Baarlamaanka Baaxadda Weyn & Badbaadin La'aanta Badaheena.

Prof. Dalxa oo Radio DANAN ku eedeeyay Ka hadalka heshiiska badda Somalia iyo Kenya


Noocyada Shilalka Gawaarida Muqdisho
- Amiin Yuusuf Khasaaro oo dhaawac ka soo gaaray mid ka mid ah Noocyada shilalkaas... Akhri.. May 6

Wasiirka Dhalinyrada iyo Isboorti-ga Suleyman Colaad iyo socdaalkiisa dalka Kenya .  - May 6

Barnaamij Taariikhi ah oo Radio Codka Beesha ka Diyaariyay Xuduudaha Badda Soomaaliya
-Hadalladii madaxdii hore ee Soomaaliya iyo wixii dawladihii Soomaaliya soo maray ay ka aaminsanaayeen xuduudaha Dhulka Soomaalida..... Akhri...

Ku Xigeenka Xoghayaha Warfaafinta Isbahaysiga Dib U Xoreynta Asmara Maxamed Xaashi Ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray Xaalada Dalka- May 4

Maalinta Madax-Banaanida Saxaafada Caalamka oo Maanta Ku Beegan ayaa Saxafiyiinta Somaliyeed Hanbalyo Isu direen. - May 3

Faallo: Sanad kadib Geerida Sheekh Aadan Cayrow Maraykanka ma helay Riyadiisii uu ku taami jiray, Maxaad ka Xasuusataa Halgankii kala Duwanaa iyo taariikh Diisa Sheekh aadan Cayrow:? May- 2

War-saxaafadeed ku saabasan xaalada Wariyeyaasha ku sugan Dalka Jabuuti iyo Aragtidooda ku aadan wakaalada wararka Madaxa Banaan ee laga Furey Jabuuti Akhri May 2

Shareecada Islaamka hoobiye nalagu abaal mariyo, intii aan sugeynay hadiyad?, Baarlamaanka wuxuu in badan ka meermeeray…”  Akhri May 2

Dagaalo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya - May 2

Wasiirka Howlaha guud oo ugu mahadceliyay Wasiirka isboortiga iyo Dhalinyarada dib u soo noolaynta Naadiga Jeenyo.

1-Da May Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho

Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya.  May 1

Labo Nin Oo Dhaliyaro Ah Oo Mid Kamid ahi Yahay Ganacsade Oo Khamiistii Lagu Diley Gudaha Suuqa Bakaaraha - May1

shariifSheikh Shariif oo Noqday Madaxwaynihii ugu horeeyay Taariikhda Soomaalida oo Khilaaf Galiyay Badda Soomaaliyeed...
"....baddana waxaa waaye KHILAAF ayaa ka jira" - waraysi cod ah oo laga duubay... Akhri..

WARARKA KALE EE APRIL 2009


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.