WARARKA JUNE
2008
Duqayn
Ay Ciidamada Ethiopia U Gaysteen Degmada Guray-Ceel kadib Dagaal Halkaasi Ka
Dhacay
Xaflad
Loogu Dabaaldegayey Xusitaanka 26ka Juun Oo Ay Ka Soo Wareegtay 48
Sanadood, Laguna Qabtay London
Nelson
Mandela Geesiga Qaaradda Afrika Oo 90 Sanno Jirsaday!!!! - Jun 29
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada Gumaysiga
iyo Dadwayne ay ciidammada gumaysigu dileen...
Mareykanka oo 6 malyan oo Dollar ugu deeqday dib u heshiisiintii dhinacyada
Soomaalida...
Wararkii Loogu Hadal Haynta Badnaa Usbuuci Lasoo Dhaafay
Warbixin:
Shirkii Ogaden Human Rights Committee (OHRC) ee Geneva - Jun 28
Madaxweynaha Dalka Kenya oo Taageerya la fududeeyo dhaqdhaqaaqa xor ee
gobalka bariga Africa. - Jun 28
27 da
Juun Maalinta Xorriyada Jabuuti.
Xafladii 26 June 1960 ee ka Dhacday Minnesota
26ka Juun Maalin Ciishotay Balse Mudan Maamuus iyo Damaashad!!!
Munaasabad lagu maamuusayay maalinta xorriyada gobolada waqooyi ee dalka
soomaaliya oo ka dhacday xarunta Isbahaysiga ee Asmara..
Akhri..
Warbixin:- Maxaad ka taqaan 26 juun iyo 1da luuliyo?
Gabdho Soomaaliyeed Oo Ku Go'doonsan Suleymaaniya
Minneapolis: Nin Soomaaliyeed
oo Toogasho Lagu Diley
Walaalkiisna Lix
bilood ka hor ayaa lagu diley Minneapolis....
Hay’adda UNHCR waxay
dib-u-soo-cusboonaysiisay baaqii ku wejahnaa in
si deg-deg ah oo aan wax shuruud ah ku xidhnayn loo sii
daayo madixii xafiiska Muqdishu
Akhri jun 26
WAR MURTIYEED: ka soo
baxay Xafiiska Warfaafinta ARS ee magaalada Casmara
- Jun 26
Kulamo Ay Wada Yeesheen
Waxgaradka Baardheere Iyo Masuuliyiin Ka Socotey
Ururka Al-shabaab..
Akhri Jun 26
Ciidamo kasocdo wadanka
Nigeria oo midowga Africa uu sheegay in ay tagi
doonaan Dalka Soomaaliya isbuucyada oo socdo...
Akhri... Jun 26
Madaxweynihii hore ee
Soomaaliya oo Booqasho ku joogay Wadanka Masar
ayaa Qudbad Dheer u jeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee
Dalka Masar.. Akhri
Tababar ay si wada jir
ah u qabteen CARE INTL & Wasaaradda Warfaafinta
oo kusaabsanaa dib u eegidda sharciga saxaafadda DGPL...
Akhri.. Jun 25
Halgame N/Hure Sh
Ibraahim Cabdalla oo Imaaraadka ku geeriyooday
Baaq ku Socda Bahda
Sportiga Soomaaliyeed
Taariikh nololeedkii
halgamaagii sh ibraahim c/la maxamad, gudoomiyihii hore ee ururka onlf
BANDHIG GANACSIYEEDKA 23AAD EE INDOONEESIYA
UNHCR oo ku
dhawaaqday in si deg-deg ah oo aan wax shuruudah ku xidhnayn loo sii
daayo xubin ka mid ah shaqaalaha Soomaalida ah...
Akhri - Jun 24
Madaxii
Hay,ada Cilmi Baarista CRD Ee Gobolada Dhexe Oo Dil Toogasho ah Loogu
Gaystay Magaalada Beledweyne
Cayaarahii Somali Week
2008 Minneapolis oo Furmay
Weriyayaasha Soomaaliyeed oo Koonfur Afrika Ku Qabtay Kulan Tacsi Loogu
sameeyay Wariye Nasteex
Siciid
Diiriye & Dastuurka Puntland
Dhegeyso |
mp3
Madaxwaynihii hore Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad
oo booqasho ku maraya dalalka Soomaaliya la ah saaxiibka
BAAQ KU SOCDA
ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYA EE KU KALA SUGAN JABUUTI & ERITREYA.
Jaaliyadda Somalida ah ee ku sugan
dalka Kenya iyo Ergadda isbaheesiga Asmara oo kullan ku yeeshay
Hotel Hilton ee magaaladda Mogadishu...
Akhris/sawirro Jun 23
Some Muslim Americans Feel Shunned by Obama
New York Times - June 24, 2008
Xarun Laga Daawado Aflaanta Oo Ku Taala
Degmada Xamar Ja-jab Oo Qarax Lala Beegsaday
Kaniisad
K/Afrika ku taala oo Dad Soomaaliyeed ku eedeysay tuugonimo,
Akhri.. Jun 22
Xaalada Dadka U Barkacay
Deegaanada U Dhexeeya Afgooye Iyo Muqdisho Oo Kasii Daraysa - Jun 22
UK: Mutamarka Birmigham ee 2008 - Goorma/Xaggee
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga - Jun 22
Prof Muxiyadiin Cali Yusuuf oo ka
mid ah Musharaxiinta Puntland ayaa ka dayriyay Xaalada Amaan ee
Puntland
Wararkii Loogu Hadal haynta badnaa Toddobaadkii la soo dhaafay
Socodaalkii Danjiraha UN ee Soomaaliya Ahmed
Oloud Abdala Uk
UNICEF SOMALIA
MONTHLY BULLETIN
Barack
Obama oo Telefoon ku Raali Geliyey
Labadii Gabdhood oo Khimarka Muslimiinta awgeed Loogu diidey Masrax uu
Ka Khudbaynayey Obama Akhri
Shirkada Is Gaarsiinta ee Golis ayaa soo bandhigay Adeeg Cas
Muqdisho: Qaar ka mid ah gabdhaha Jaaliyadaha ingiriiska iyo Denmark
oo gargaar la gaaray qoysas roob ku helay guryo ka sameysan baakado...
Akhri... Jun 20
Afhayeenka
Barack Obama oo Raali-Gelin ka bixiyey
Laba Gabdhood oo Khimaarka Muslimka Awgeed Loogu Diidey In ay Fariistaan
Meel TV-gu Qabanayo ee Masrax uu ka Khudbaynayey Obama...
Akhri
Fatwo uu soo saaray Sheekh Dr. Cumar Iimaan Abuubakar.
Xafiiska
madaxwenye Thabo Mbeki iyo Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo kulan ka
yeeshay arrimaha Soomaalida qaxootiga ah...
Akhri...
Gen. Cadde Muuse oo Kusoo Laabtay Boosaaso
Gabdho
Soomaliyeed oo Deggan Sweden oo Deeq Lacageed gaarsiiyay dad
barakacayaal ah iyo Bukaano ku jira Cusbitaalka Keysanay..
Akhri.. Jun 19
Madaxa
Qaxootiga Aduunka oo sheegay in uu ku gaaray darajada uu maanta
gaarsiisanyahay wixii uu ka soo bartay intii uu Muqdisho shaqo ku joogay..
Akhri.. Jun 19
Maamulaha iyo
Shaqaalaha Telesom Borama oo tacsi u direen dhalinyaradii ku
geeriyootay badda Liibiya. Akhri
Duqayn Lala
Beegsaday Madaxweynaha DFKMG
Oo Kasoo Degayey Garoonka Caalamiga ah Ee Muqdisho
WARFAAFIN uu
soo saaray Ururka Qadiyadda Soomaaliyeed,
Siciid Diiriye"Dastuurka Cusub ee Puntland
ma aha mid Xalaal ah"
Xaaji
Muuse Weheliye Geedi "Baaburtayda Waxa Haysta Dhalinyaro aan
garaneyn Wanaaga iyo Xiriirka ka dhexeeya Dadka Soomaliyeed" ..
Akhri... Jun 18
Deeq
Lacageed Oo Lasoo Gaarsiiyey Caruurta Agoonta Ee Imaamu Shaafici Iyo
Qaxcootiga Oromada Ee Muqdisho Ku Dhaqan...
Akhri... Jun 18
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada Gumaysiga
Dad uu gumaysigu laayay iyo kuwo uu xidhay
War saxaafadeed:
Puntland oo cambaaraysay weerarka Ereteria ku qaaday walaalaha Jabuuti
Gen.
Cabdullahi Axmed Jaamac oo Columbus si aada loogu soo dhoweeyey
Sheekh
Shariif iyo Shariif Xasan oo ku soo jeeda Muqdisho
Zakariye Xaaji: Waxay doonayaan in ay iska horkeenaan
Muqaawamada ... Akhri... Jun 17
Golaha
Guurtida Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka ee Beelaha Darood oo looga
dhawaaqay Muqdisho.. Akhri/sawiro
Xildhibaan ka mid ah Barlamaanka Kenya oo
Dowlada Kenya ka Codsaday in la soo Celiyo Muslimiintii loo Gudbiyay
Dalka Itoobiya... Akhri.. Jun 17
Maalinta iskaashiga & Midnimadda Soomaalida
Leicester
London:
Mudaaharaad looga soo horjeedo BUSH
Ururka
Dib U Xoraynta Oo Sheegay Imaatinta Maraakiibta Dagaalka Ee Xeebaha
Soomaaliya Ay Tahay Mid Dano Gaar ah Laga Leeyahay...
Akhri Jun 16
Shir ay
isugu yimaadeen Xubnaha labada gole ee Isbaheysiga oo lagu dib loogu
dhigay shirkii golaha dhexe
Xunaha Ururka NSUM ee New England oo ansixiyey gudi shan xunood ah oo u
matalaya golaha dhexe ee ururka
Dowlada
Dalka Kenya ayaa ku hanjabtay in aay xirayso Xeryo Dad Qaxooti oo ka tirsan
IDP
Wararkii
Loogu hadal haynta Badnaa Toddobaadka...
Xoghayaha
Guud ee Isbahaysiga dib u xoreynta
Yaasiin Baynax oo oo saaray Baaq ka duwan baaqyadii beryahan looga
bartay xubnaha isbahaysiga... Akhri-
Jun 15
Maxamed Dheere oo sheegey in la jabiyey Heshiiskii Xabad joojinta
Wallaalayaal haloo gurmado qoysaskan Dhibaateysan
Hogaamiyayaasha IGAD oo sheegay in ay sameyn doonaan hab lagu cirib
tiraayo kor u kacida sicirka Cuntada
Warqad ku socota Soomaalida Qurbaha ku nool
- oo ka soo baxday Xafiiska Qaramadam Midoobay u Qaabilsan Arimaha
Siyaasadda Soomaaliaya (UNPOS).. Akhri..
Madaxweynaha
Dalka Kenya Mwai Kibaki oo u hambalyeeyay xildhibaanada cusub.
Galkii guuldarrada- Shirkii
Soomaalida ku dhammaaday Djibouti - Dr. Shariif Saalax,
Isbahaysiga...
WARSAXAAFADEED JAWAAB U AH SHIRKII SHIRQOOLKA EE JABUUTI
- Sakariye Xaaji Cabdi
MACHAD BARASHADA CALUUNTA ISLAAMIGA AH OO BOORAMA LAGA FURAY.
- Jun 13
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee HA NOOLAATO oo qoraal cabasho ah u gudbiyey
dowladda South Africa. - Jun 13
BAAQ
TAAGEERO Heshiiska Jabuuti: Ka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Canada - Jun
13
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Muqdisho oo raashinka WFP u isticmaalaya
arrimo Siyaasadeed - Jun 12
Afhayeen
u hadlay Golaha Maxkamadaha Islaamka
oo shaaca ka qaaday in Sarkaal Xigeen Itoobiyaan ah iyo Ciidamo ka soo
goostay Dowladda FKMG iyo Gawaari dagaal ay ku soo biireen xoogagooda...
Akhri... Jun 12
Shirka
Jabuuti: Ciidamada Itoobiya Waa in Dalka Soomaaliya uga baxaan 120
Maalmood Gudahood
Kulan balaaran oo lagu soo
gebagebeynayo shirkii dibu heshiisiinta maalmahaan uga socdey Isbahaysiga
Dibu-xoreynta iyo DFKMG ayaa laga soo saarey Qoraal ka kooban sedax bog,
waxaana... Akhri/sawirro... Jun 10
Isbitaalada Caasimada Muqdisho Oo La Ciir Ciiraya Dhaawacyada Dadkii
Duqayntii Bakaaruhu Waxyeelaysay.
Abwaano kaalmo lacageed
gaarsiiyey qaxooti iyo dad ka bakaracay guryahoodii
Xafiis Caalami ah oo
Qaabilsan Duulimadka Diyaaradaha oo Boosaso laga Furay.
Sarkaal ciidammada Itoobiya ee Soomaaliya oo la dilay
Warar
is Khilaafsan oo ka soo baxay Somaliland iyo Puntland oo ku Saabsan Ajaanib
Laga Qabtay Aagga Laasqoray...
CANBAAREYN DUQAYNTII SUUQA BAKAARAHA &
XASUUQA SHACABKA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA
Duqeyn
Xoog leh oo loo Geystey Suuqa Bakaaraha
Munaasabad
Tacsi loogu dhigay wariye Nasteex Dahir oo ay wariyaasha dibad jooga
ah ee Magaalada Nairobi ku sugan ay Hotel Barakaat isugu yimaadeen..
Akhri..
Meydadka dad rayid ah ayaa
Axadii daadsanaa xaafadaha lagu dagaalamayo
- Jun 8
C/Shakuur Cali Mire oo Cambaareeyey Dilka Weriye Naxteex Daahir Faarax.
Dugsiga
hoose dhexe ee waaberi group ee xaafada waaberi oo bixiyey abaal marino kala
duwan...
Warsaxaafadeed, Tacsi iyo Cambaareen
dilkii Wariye Nasteex Daahir Faarax
Cidamada Ethiopia Iyo Kuwa Dowlada KMG ah Oo Dad Rayid ah Ku Dhaawacay
Degmada Dharkeynley
London:
Xaflad ay ku kulmeen Ururka Initiative of Change iyo Xisbiga HA NOOLAATO
TUB-RAACA AMNIGA PUNTLAND
Qoraal dheer oo kasoo baxay maamul Goboleedka Puntland ayaa jaaha saaray
amniga DGPL... Akhri...
Wararka Toddobaadka ugu
Doorka wayn Leh
ee Soomaaliya iyo Caalamka
kale.. Akhri ...
Booqashadii Agaasimaha
Jaaliyadda Soomaalida K/Afrika (SASA) ee Cape Town
Akhri...
Dilal Dad Rayid ah Oo Kala Gooni Gooni Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
:::Xilligga
fasaxa Ardayda Dugsida Sare/Dug.Hoose & Waajibaadka
Waalidiinta
Galkacyo: Waraysigii Axmed
Jaamac Qalyare
ee Idaacadda Australia ee SBS...
Dhagayso ama
mp3
Beesha
Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan cusub
Saxafi
cabdinaasir saxansoxo iyo 16 Soomaali ah oo maxkamad South
Africa ku taala xabsiga kasiideysey kadib markii dacwadii loo heystey laga
noqdey... Akhri.. June 5
Ergadii Isbahaysiga oo ka
baxay shirkii Jabuuti
ABAALMARIN HEER CAALAMI AH OO LA
GUDDOONSIIYEY 3 WERIYE OO UU KU JIRO MADAXA WARGAYSKA AYAAMAHA
Banaanbax kadhacay Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koofunrta Afrika
Taageeridda Mowqifka Ururka Isbaheeysiga Did u Xoreenta Somaaliyeed.
Dagaallo si xun loogu jabiyay ciidammada gumaysiga
Australia: Xafiis Ku Yaal Perth iyo
Xiriirka uu la Leeyahay Qisada Dahabka iyo Hubka... Akhri...
Barack
Obama oo Ku Guulaystay Musharaxnimadii Madaxweyne ee Xisbiga Dimoqraadiga ee
USA... Akhri...
Madaxweyne Dowlada KMG ah Oo Saaka Soo Gaaray Muqdisho Oo Hoobiyeyaal Lagu
Weeraray
iyo Afahayeenkii Ganacsatada Gobolka Banaadir Oo Saaka Kooxo
Hubaysan ay Ku Dileen Duleedka Bakaaraha
Akhri
Daawo Sawirada Shirka Jabuuti
Xaalada
Somalida ku jirta xerooyinka Wadanka Koonfur Afrika oo cakiran - June 3
Siminaar
Caafimaad oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda WHO oo lagu soo gabagabeeyay
Isbitaalka Marka
Dagaal U Dhexeeya Milayshiyaadka Maamulka Iyo Kuwo Burcad ah Oo Dagaal Ku
Dhex Maray Kismaanyo.
Xaaladda dadka barakacay |
Dhegeyso |
mp3
Warbixintii Maxamed Xaashi Dhoorre
WARARKA
DAMBEEYAY EE SHIRKA JABUUTI
Iyadoo aysan
weli si rasmi ah isku
horfariisan DFKMG ah iyo kooxaha
kasoo horjeeda ayaa...
Akhri...
Gen. Cadde Muuse
oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha
Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u
qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas...
Akhri... June 2
Nin
Soomali ah oo Minnesota laga la’aa oo meydkiisii laga helay webiga
Mississippi, USA....
C/laahi Yuusuf oo laba jeer ka badbaadey weerar lagu soo qaadey mar uu
saakey ka ambabayey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho...
Akhri...
Wasiirka
Batroolka Puntland oo Jawaabo Kala Duwan ka Bixiyey Sababta Dib
Loogu Dhigay Qoditaanka Ceelka Shidaalka ee Nugaal...
Akhri...
DALSAN (Warbixin Hordhac ah)
waxaan dad waynaha Soomaaliyeed loo
cadaynaynaa inaanay Dalsan kicin... in xoolo badan oo
Dalsan lahaydna ay noolayeen markii shirkadda la xidhay iyo in xisaab xidhkii ugu danbeeyey
uu.. Akhri..
WARARKII MAY 2008 KA AKHRI HALKAN