Home » Warar

Waa Maxay Aragtida Bahda SomaliTalk.com ee Go’aankii Maxkamadda Hague ee Badda Soomaaliya iyo Murankii Kenya

Oct 15, 2021
Maxkamadda Qaramada Midoobay u qaabilsan sharciyada caalamiga ah ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa Talaado 12kii October 2021 soo saartay go’aankeeda ku aadan xadaynta ay u samaysay badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya. Mucda go’aankaasi wuxuu ahaa: 1- (Maxkamaddu) waxay sheegtay in ay ogaatey in uusan jirin heshiis hore ugu dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo la xiriira xadaynta badda oo... 

Go’aankii Maxkamadda Hague Badda Soomaaliya iyo Kenya

Oct 13, 2021
Go’aankii Maxkamadda Hague ay 12kii October 2021 ka soo saartay xadaynta badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya halkan ka daawo:  Read More →

Maxkamadda Hague oo Go’aankii Badda ku dhawaaqeysa 12ka October 2021, saacadda 3pm

Sep 24, 2021
Warsaxaafadeed maanta oo Jimce ah, September 24, 2021, kasoo baxay Maxkamadda Hague ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii badda xadaynteeda ay ku dhawaaqi doonto 12ka October 2021, saacadda 3-da galabnimo waqtiga Hauge, Netherlands. Waxaana go’aankaas maxkamadda ka hor akhinaya madaxa maxkamadda ICJ. Warsaxaafadeedku wuxuu intaas raaciyey, maadaama uu jiro caabuqa COVID-19, waxaa gudaha maxkamadda... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin iyo Madaxweyne Farmaajo oo arrintaas ka hor yimid

Sep 6, 2021
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Arrintan ayaa ka dambeysey kaddib markii ra’iisul wasaarahu uu agaasimaha NISA u qabtay 48 saacadood inuu kusoo gudbiyo warbixin dhamaystiran... 

Soomaaliya oo sheegtay in Arrinta muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya aysan haba yaraatee wax wadahadal ah ka geli Karin

Aug 11, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa adkeeyey in arrinta muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya arrin aysan haba yaraatee wax wadahadal ah ka geli Karin, isla markaana lagu xallin doono go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ. Wasiirka Arrimaha Dibadda mudane Maxamed Cabdirisaaq oo warbaahinta la hadlay inta aanay ka dhoofin magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in wadahadalada... 
Halkudheg:

Somalia’s Final Submissions – ICJ Public Hearings about Maritime Delimitation (Somalia v. Kenya)

Mar 18, 2021
#Somalia – Assistant deputy agent of Somalia Mohamed Omar Ibrahim read Somalia’s final submissions in the case concerning Maritime Delimitation (Somalia v. Kenya) on March 18, 2021 at the Hague…  Read More →

Dhegeysiga Dacwadda Badda oo ay dhici karto in uu sii socdo kaddib markii ay Kenya warqad cusub usoo dirtay maxkamadda March 15, 2021

Mar 17, 2021
Kenya ayaa March 15, 2021 waxay warqad usoo dirtay maxkamadda qaadeysa dacwadda badda, taas oo ay maxkamaddu ka fekereyso sidii ay ka yeeli lahayd iyo in lasii wado dhegeysiga dacwadda iyo in kale…  Read More →

VIDEO: Qaybta 2aad ee Dhegeysiga Dacwadda Badda – ICJ Public Hearings about Maritime Dispute (Somalia v. Kenya)

Mar 17, 2021
#Somalia – ICJ holds public hearings in the case concerning Maritime Delimitation (Somalia v. Kenya) in The Hague…  Read More →

Qaybta 1aad ee Dhegeysiga Dacwadda Badda – ICJ Public Hearings about Maritime Dispute (Somalia v. Kenya)

Mar 16, 2021
#Somalia​ representative (about Maritime Dispute between Kenya and Somalia) called Kenya’s Argument: Totally Hopeless    Read More →

2007: Qoraalladii ugu horeeyey ee SomaliTalk.com ka qortay Badda Soomaaliya – (Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?)

Mar 16, 2021
Dadka reer Kenya ayaa 15kii Janaayo 2007 waxay ku soo waaberiisteen Jaraa’idka oo qoray cinwaanno farwaaweyn lagu qoray oo dadka loogu bishaaraynayo in dagaalkii ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan Raas-Kambooni, uu ka badbaadey Riigga Batroolka ka baaraya Badweynta Hindiya meel u dhow aagga magaalada Lamu ee dalka Kenya.  Read More →

Maxkamadda ICJ dacwadda badda ma u xakumi doontaa Soomaaliya ayadoo la cuskanayo qodobka 53aad ee habraaca maxkamadda

Mar 16, 2021
Qodobka 53aad ee habraaca xeerka u deggan maxkamadda caalamiga ah ee Hauge waxa uu qeexayaa: “Markasta oo hal dhinac uu hor iman waayo maxkamadda, ama ku guul darraysto in uu difaacdo dacwaddiisa, markaa garabka kale (ee dacwaddu kala dhexayso) waxa uu weydiisan karaa in maxkamaddu u go’aamiso (sida uu doonayo garabka hor yimid maxkamadda). Article 53: Whenever one of the parties does... 

Maxkamadda Hauge qoraalkii ay Maarso 15, 2021 kasoo saartay dhegeysii dacwadda badda Soomaaliya

Mar 16, 2021
AKHRI: Qoraalka Maxkamadda Hauge ay March 15, 2021 ka soo saartay dacwadda badda Soomaaliya oo ay Soomaaliya soo bandhigtay….    Read More →

Bollettino Ufficiale Della Repubblica Democratica Somala – Mogadiscio 21 Luglio 1973

Mar 7, 2021
FAAFINTA RASMIGA AH EE XEERKA BADDA SOOMAALIYA – LAW No. 37 of 10 September 1972 – Law on the Somali Territorial Sea and Ports. Page 244 of Bollettino Ufficiale, ANNO IV – FAAFINTA RASMIGA AH…  Read More →

Mowqifka Soomaaliya ee Dacwadda Badda ee Hauge lagu qabanayo Maarso 15, 2021

Mar 7, 2021
Soomaaliya ma ogola in dacwadda dib looga dhigo Bishan Maarso 15, 2021… Kenya waxay codsatay in dib loo dhigo…. Qoraal ay soo saartay maxkamadda Hauge waxay caddaysay in dhegeysiga dacwaddu bilaabaneyso 3da galabnimo ee 15ka Maarso 2021 oo ah Isniin. “Dowladda Soomaaliya ma aqbali doonto dib u dhigis dambe ee dacwadda badda,  in aad caddaaladda dib u dhigto waxay lamid tahay in aad caddaaladda... 

YAA UMAQAN TAARIIKHDA SOOMAALIDA

Feb 19, 2021
Marka laqorayo taariikhda midda ugu fiicani waa tan ay qoreen raggii sheekada goob-joogga u ahaa, maxaa-yeelay iyaga ayaa xusuus-toodii dib ugu noqonaya, kadibna jiilasha soo socda usoo guurinaya. Imisa nin ayaad taqaanaa oo taariikhda Soomaali hayey, kadibna dhintay isagoo qofna waxba u sheegin, isaguna aanan waxba nooga tagin. Waxaan is weydiiyey waxa arintaas sababta u ah, waxaana isoo baxday laba... 

Ramadaan Mubaarak

Feb 13, 2021
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1442 oo ku beegan Talaada April 13, 2021. Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana... 
Halkudheg: ,

Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan – Shalay iyo Maanta (2013 – 2021)

Jan 19, 2021
Fawsiya Xaaji Aaden oo ahayd wasiir Arrimaha Dibadda 2012-14, hadalladii ay ka tiri badda Soomaaliya xilligaas iyo hadalkeeda maanta 2021 halkan ka daawo. Sidoo kale akhri: Jariidadda Standard oo soo Bandhigtay Caddaynta Saxiixii Labada Wasiir (Fowsiya & Aamina), kuna tilmaantay MoU ay kala saxiixdeen labada wasiir ee Arrimaha Dibadda – 2013 SHALAY: 2013   MAANTA: 2021 https://www.youtube.com/watch?v=WBQ2CYt3eiY  Read More →

Dib u eegista Taariikhda Soomaaliya: Dr. Saadiq Eenow – Qaybta: 3aad

Dec 25, 2020
Qaybtan waxa ay ku saabsan tahay Taariikhda Soomaaliya xilligii bilowgii Islaamku soo gaarey Soomaaliya iyo safaradii ay Soomaaaliya ku yimaadeen bad-mareenadii Carbeed iyo bad-mareenadii Muslimiinta ahaa. Waxa kale oo Sheikh Saadiq Eenow kaga warbixinayaa jidkii ganacsiga ee loo aqoonjirey Wadadii Xariirta ahayd taas oo isku xiriirin jirey ganacsiga Yurubta Koonfureed ilaa Shiinaha, wadadaas oo mari... 

Soomaaliya oo Kenya ku cambaaraysay faragelinta ay ku hayso Badda Soomaaliya

Jun 15, 2020
“DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha doorashooyinka Jubaland taasoo dooneyso in ay cadaadis siyaasadeed uga dhigto Dawladda Federaalka Soomaaliya si ay danaheeda uga gaarto qadiyadaha lagu muransan yahay ee dhex yaalla labada wadan gaar ahaan dacwada badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya,” sidaas waxaa qeexay warsaxaafadeed June 14, 2020 ka soo baxay Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Ciid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Fitri

May 12, 2020
 كل عام وانت بخير May 13, 2021: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan idiinku hambalyaynaynaa cibaadada suuban, waxaana idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo baraare. Allah cibaabada suuban dhammaanteen ha inaga aqbalo. Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in... 
Halkudheg:

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan

Apr 24, 2020
Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas: xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale ee Sanadka,wuxuu ku gaaryeelay Bishan fadli aad u wayn... 
Halkudheg:

Madaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus

Mar 17, 2020
Muqdisho, Maarso 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaalinta badqabka caafimaad ee dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in caabuqan oo ku faafay dalal badan ay diiwaan gelisay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda... 

Kenya ma waxay shacabkeeda u diyaarineysaa in ay ku guul daraysatay damaceedii Badda Soomaaliya

Feb 20, 2019
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Kenya, Moses Wetangula, oo ahaa kii bilaabay in muran la geliyo qayb kamid ah badda Soomaaliya, oo February 18, 2019 waraysi siiyey TVga KTN ayaa muujiyey in Kenya looga guulaysanayo dacwadda badda ee jawaabteeda looga fadhiyo maxkamadda adduunka. Isagoo ka hadlayey sidii Soomaaliya dacwadda u gudbisey, waxa uu muujiyey in Soomaaliya ay mar dambe caqlisatay oo lagula... 

7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

Jan 6, 2019
Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in celcelis ahaan ay maalin kasta kaga lunto 4 saacadood. Codbixinta oo weli furan (halkan riix) waxay muujineysaa in dadka badankoodu ay internetka ku lumiyaan celeclis ahaan 7 saac, 4 saac, iyo 2 saac.  Read More →

Immisa Saacadood ayaa Maalintii Kaaga Luma Internetka?

Jan 5, 2019
Waqtigii lagu lumin jirey in la iska fadhiyo makhaayadaha shaaha laga cabbo waxaa bedeley in internetka lagu lumiyo saacado badan, gaar ahaan goobaha bulshada (Facebook, Twitter, WattsApp, iwm). Haddaba maadaama aysan jirin cilmibaaris dhab ah oo lagu sameeyey internetka daalacashadiisa waqtiga kaga luma bulshada Soomaalida, ayaan waxaan su’aashan usoo bandhignay inaan wax ka ogaano arrintaas.... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...