Home » Warar

Sheikh Shariif: Heshiiskii Badda Sida Baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

Mar 12, 2010
(Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa  sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo  ayaa oo booqasho ku tegey dalka Ingriiska (Maarso 8, 2010) halkaas oo ay kula kulmeen Jaaliyadda Soomaalida Sheikh... 
Halkudheg:

Walad Cabdalla: Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (No. 23)

Mar 11, 2010
 Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) Nayroobi, 11 Maarso 2010 Al Salaamu Caleykum, Iga gudooma salaam diiran idil ahaantiin, 1. Wararka ka imaanaya wadankiina mar walba waa mid qasan, hasa ahaatee sidaan waligayba ahaa waxaan jeclahay in aan ka fiiriyo dhinaca wanaaga-wanaagaas oo aan laba sheegin ama wax yar uun laga sheego-Waxaan isku dayeynaa sidaan mar... 
Halkudheg: ,

Muqdisho: Hoobiye iyo Horumar

Mar 10, 2010
Daawo Sawiradda Muqdisho 20 sano ayaa waxaa ka socday dagaalo aan hakad laheyn kuwaas oo galaaftay naf iyo hanti badan ilaa iyo hadana ma jirto saansaan looga bixi karo dhibaatadaasi gaamurtay, waxayna dagaaladaasi ay keeneen in ay dalka yimaadaan ciidamo shisheeye oo kala duwan marka laga soo bilaabo 1992-dii iyo waqtigaan, hase yeeshee dadka Soomaaliyeed cabaqad kuma aysan noqon dagaaladaasi iyo... 
Halkudheg: ,

Sheikh Mohamed Sayid Tantawi oo dalka Sacuudiga ku geeriyooday.

Mar 10, 2010
  Alle ha u naxariistee waxaa xaley dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday sheekhii jaamacada Al AZhar, Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi.   Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi waxaa uu dalka Sacuudiga u tegey si uu uga qeybgalo munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey ardey jaamacadeed, waxaana munaasabadaasi ku casumay boqorka dalka Sacuudiga Boqor Cabdallah.   Sheikh Mohammed Sayed Tantawi... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad ah Dagaalkii Arbacadii ka dhacay Muqdisho

Mar 9, 2010
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxayso dagaalo iyo duqeymo Arbacadii  ilaa maqribnimadii Khamiistu soo geleysey ka dhacayey Magaalda Muqdisho iyo sheegashada dhinacyada ee guulaha ay kala gaareen Dagaal iyo duqeymo is barbar socday oo ka soconayey qeybo ka tirasan xafadaha Magaalada Muqdisho oo soo garey gabaldhicii Dagaaladan oo bilowday Arbacadii aroortii xiliga salaada ayaa waxay ku faafeen... 
Halkudheg:

Xafladdii Soo Dhaweynta Amiir Maxamuud Yusuf Ciise ee Toronto – Canada

Mar 9, 2010
Toronto- Waxaa xaflad soo dhaweyn ah oo loogu tala galay Amiir Maxamud Yusuf Ciise Geelle oo ka mid ah isimada Puntland lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada habeenkii Sabtida March 6-deeda 2010-ka kana dhacday Hotel-ka Holiday Inn ee u dhow airport-ka caalamiga ah ee Toronto. . Halkan ka daawo sawiradii Toronto   Xafladdaas oo si aad u qurux badan loo soo abaabulay waxaa kasoo qayb galay... 
Halkudheg:

Sh. Maxamed Kaariye oo Safar laga baajiyey

Mar 8, 2010
Sh. Maxamed C/raxmaan Kaariye oo ka mid ah Culimada Waqooyiga Ameerika, ahna Imaamka Islamic Center of Portland, Masjed As-Saber – Oregon, USA ayaa Maanta march 08,2010 loo diiday inuu safar ku gaaro wadanka Imaaraatka Carabta, gaar ahaan Dubai. Mar aan khadka tel-ka kula xiriiray shiikha ayuu noosheegay in laga soo celiyey garoonka Magaalada uu daganyahay ee Portland halkaasna lagu xanibay... 

Sanad guuradii koowaad ee idacada danan oo siweyn looga xusay muqdisho iyo meelo kamida calaamka

Mar 8, 2010
Maanta waa 7 maarso 2010 malin walbana dunida magacbey uleedahay maanta waxey ku aadan maalintii dhidibada loo taagay shabakada warbaahinta danan ee magalada muqdisho Halkan ka daawo sawirada weriyaasha Idacaada danan ee magalada muqdisho oo kutaala wadada labaad ee suuqa furan ee bakaaraha waxey maanta xusysa halsano kadib malinta ladhageystay idacada Warbaahinta danan oo kasoo gasha mowjada 94mhz... 
Halkudheg: ,

Qaybtii 4aad:-Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka?!

Mar 7, 2010
Sh. Aadan Cismaan Maxamed, Sh.  Axmed Cabdi Dhicisoow iyo Prof. C/qaadir Macallin Maxamed hadaladii ay ka yiraahdeen is waafajinta 4.5 iyo Dastuurka Federalka KMG…. Warbixintii…… Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. Sheekh Aadan Cismaan Maxamed oo ka mid ahaa culumaa’udiinkii Soomaaliyeed ee dhawaan ugu dhamaadey siminaarkii Is-waafajinta shareecada Islaamka... 
Halkudheg: ,

Horyaalkii Kubada Cagta Soomaaliya oo furmay

Mar 7, 2010
SomaliTalk.com, Muqdisho: Iyadoo cayaarta kubada cagta oo ah tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ay wajahyso dhibaatooyinkii ugu darnaa ee abid soo mara taariikhda inta la ogyahay ayaa hadana xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu maalintii jimcaha ahayd Bishana ahayd 5/3/2010 dib u bilaabay horyaalkii kubada cagta dalka Soomaaliya kadib muddo sadex sanadood ah oo aan la qaban sababo amaan... 
Halkudheg:

Dowladda Federaalka oo soo dhaweysay hadalka ka soo yeeray Dowladda Mareykanka ee ahaa kala qayb-qaadashada Dagaalka

Mar 7, 2010
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ka qayb-qaadaneyso dagaalo la doonayo in lagu qaado goobaha ay ku sugan yihiin kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka kuwaas oo ka taliya inta badan koonfurta Soomaaliya, waxaana hadalkaan si weyn u soo dhaweeyey Dowladda Federaalka oo sheegtay in uu dhiiragelin u yahay ciidamada Dowladda Federaalka oo iyagu si aad ah uga niyad jabsanaa dagaalada ka... 
Halkudheg:

Boosaaso: Guri ay Lahayd Shirkaddii Dalsan oo Xaraash ah

Mar 6, 2010
Shirkadda Kaamil consulting waxay Xaraashaysaa guri oo ay lahayd shirkaddii xidhantay ee Dalsan International. Gurigu wuxuu ku yaal magaalada Boosaaso, waxaana uu yahay hal dabaq, macluumaadkiisuna waa kan hoos ku qoran: Gurigu waxa uu dhacaa wadadda aada Airport-ka Magaaladda Bosaso. Waxa uu ka soo horjeedaa Hotel jubba & Shirkadda diyaaradaha Jubba Waxaa ka soo horjeedka bidix ka xiga xawaaladda... 
Halkudheg: ,

Gen. Max’ed Nuur Galaal oo taageeray Maxkamadda la soo taago Gen. Max’ed Cali Samatar

Mar 6, 2010
Waxaa maalintii doraad aheyd dalka Mareykanka ka bilaabatay maxkamad la soo taagay Gen. Max’ed Cali Samatar oo lagu eedeeyey in uu dambiyo dagaal ka galay dalka Soomaaliya xiligii dowladdii militariga ahayd ee uu hogaaminayey Gen. Max’ed Siyaad Barre, waxaana maxkamadda la hor keenay marqaatiyaal oo la sheegay in ay ku caddeynayaan Gen. Max’ed Cali Samatar in uu galay dambiyo dagaal, hase yeeshee... 
Halkudheg: ,

Gurmad Caafimaad ay Dhaqaatiirta Da’da yar u sameeyeen Barakacayaasha Dagan Ceelasha Biyaha

Mar 5, 2010
Marka hore waxaan idinkaga mahad celinayaa si wacan aad mar walbo inala share gareesaan hawshaan baaxada wayn oo mutadawacnimada ah, waxaana aamin sanahay hadaanahay dhaqaatirta da’da yar inay saaxafadu tahay qeyb muhiim ah oo bulshada kamid ah. Dhaqaatiirta da’da yar ee soomaaliyeed waxaa aas aasay dhaqaatir da’yar oo Dalka iyo Dibadiisa wax kuso bartay, ayagoo si iskaa ah isku abaabulay iskuna... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo ka Hadley arimaha Burcad Badeeda , Kooxaha ka soo horjeeda , Qurba Joogga iyo Go’aankii ka soo yeerey Dowladda Ingiriiska

Mar 4, 2010
Madaxweynaha dowladda kmg ah ee Somaliya Md Sheikh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu shir jaraa’id ku Qabtay Xarunta Villa Somalaiya ee magaalada Muqdisho kaas oo oo uu kaga hadlay arimo badan oo dhowr ay ka mid ahaayeen Burcadbaeedda,Soomalaiya iyuo qarbudaadda ay ku hayso Maraakiibta caalamka, Kaalinta Beesha Caalamka kaga aaddan, iyo Kooxaha ka soo hor jeeda dowladdiisa iyo doorka Jaaliyadda... 
Halkudheg:

Cali Timajilic “ Hayadda WFP kuma shaqeyso wixii loo abuurey oo ahayd in ay dhex dhexaad ka noqoto”

Mar 4, 2010
Kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho xubnaha Xisbiga midnimada Jamhuuriga Soomaaliyed ayaa waxa loga dooday qodobo badan oo khuseeya xaalada Somalia, iyadoo uu shir gudoominayey kulankaasi ku simaha gudoomiyaha XMJS ahna gudoomiye ku xigeenka xidbuigaasi Cali Maxamed Nuu (Timajilic) Waxaa looga dooday kulan qodobo ay ka mid yihiin Heyadaha QM gaar ahaan WFP ma mid u adeegtaa howshii loo... 
Halkudheg:

Gudiga Dastuurka Madaxa Banaann ee DFKMG oo Siminaar Uga Furmey Jabuuti

Mar 3, 2010
25 -Xubnood oo ka mid ah Gudiga Dasruurka ee madaxa banaann ayaa markii ugu horeysey siminaar socondoona laba todobaad uga furmaya Hoteel Kempniski ee caasimada dalka Jabuuti 04/03/2010. Siminaarkan oo ay wax ka dhigidoonaan Khubaro isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib oo ay hogaamiso Hay’ada UNDP iyo Ururka isutaga caalamiga ee taageera Dastuur u sameynta Soomaaliya ayaa waxaan wax ka weydiiney Prof,... 
Halkudheg:

Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel oo si kulul u beeniyay warar sheegay in la lunsaday mucaawinada hay,adda WFP.

Mar 2, 2010
Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Degmada guriceel iyo Maamulka Degmadaasi ayaa waxa ay si caro leh u beeniyeen warar warbaahinta qaar lagu qoray oo sheegayay in la bililaqaystay Raashinkii Mucaawinada ee Hay,adda WFP ugu tala gashay dadka barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha ku yaala dagmadaasi iyo tuulooyinka hoosyimaada. ”Waa arin la yaab leh ayay yiraahdeen in dacaayad intaa la,eg warbaahinta... 
Halkudheg:

Jaamacadda Islaamka ee Malaysia oo soo Dhawaysay Codsi uga Yimid Jaaliyadda Soomaalida

Mar 1, 2010
Kuala Lumpur: (1st March 2010): Taariikhdu markay ahayd 25th Feb 2010, ayaa waxaa kulmay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas iyo agaasimaha guud ee xafiiska ardayda ajaanibta Associate Professor Dr. Jamaal Axmed Badi. Kulankan ayaa ka dhacay xafiiska “International Students Division” oo ka tirsan jaamacada caanka ah ee lagu magacaabo “International Islamic University... 
Halkudheg:

Shir Al-baabada u Xiran oo ay Yeesheen Xubnaha Safiirada IGAD ee Ku Sugan Dalka Jabuuti

Mar 1, 2010
Safiirada  dalallka Sudan, Kenya, Somalia, Ethiopia, Uganda ee ku sugan dalka Jabuuti iyo saraakiil sare oo ka socdey wasaaradda arrimaha dibadda dalka Jabuuti ayaa Shir Al-baabada u xiran ku yeeshay xarunta Ururkaasi ee caasimada dalka Jabuuti 28/02/2010. Shirkan oo socdey saacado badan ayaa warar aynu ka helney dadd goob joogeyaal ah  waxay sheegeen in looga hadlayey arrimaha ammaanka gobolka iyo... 
Halkudheg:

Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya oo soo saaray warsaxaafadeed Xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha soomaaliya

Mar 1, 2010
Xisbiga Midnimadda Jamhuuriya Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan xaaladda Soomaaliya, waxa uuna war saxafadeedkaasi qodobadiisa ka mid ahaa. 1. In Xaaluf ba’an lagu hayo Bariga iyo Badda Soomaaliya ayna gaysanayaan Dowlado shisheeye oo la yiri waxay badda soomaaliyeed u yimaadeen in ay ka ilaaliyaan burcad badeeda Soomaalida. Hase yeeshee iyaga ayaa maanta noqday burcad badeed,... 
Halkudheg:

Dunida Muslinka Ah Iyo Sida Ay Dunida Kale uga Danbeeyaan… Eeg Xaqiiqda Jirta Ee Uu Soo Bandhigay Muftiga Reer Bosnia Prof. Dr. Mustafa Cheric.

Feb 28, 2010
Muftiga weyn ee wadanka Bosnia Prof Dr. Mustafa Cheric ayaa qudbad si weyn loo sugayey ka jeediyey oo ugu magac daray’ Islamku waa Diin ay tahay in lagu noolado’,Taasoo oo uu ka jeediyey Jamacada weyn The International Islamic University, Islamabad Pakistan. Waxaa sidoo kale marti u ahaa Jamacada wasiirka Arimaha Diinta Islamka ee Pakistan Moulana Hamid Saeed Kazmi. Hadalkiisi Dr Mustafa... 
Halkudheg:

Minneapolis oo lagaga dhawaaqay Urur Cusub (Islamic League of Somali Scholars in America)

Feb 28, 2010
Kulan ballaaran oo magaalada Minneapolis lagu qabtaya Sabtidii (Febraayo 27, 2010) ayaa lagu soo bandhigay urur cusub oo loogu magaac daray : Islamic League of Somali Scholars in America (ILSSA). Ururkaas oo la asaasay bishii December 2009, yoolkiisuna yahay in uu mideeyo culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka iyo in uu ka shaqeeyo sidii jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Maraykanka ay... 
Halkudheg:

Maxamuud Nuur Wardheere oo shaaca ka qaaday inuu yahay Musharax US Congress, Xisbiga Republican-ka

Feb 27, 2010
Maxamuud Nuur Wardheere ayaa xaqiijiyey in uu isu sharaxay Aqalka Cogress-ka Marayka, gaar ahaan xisbiga Jamhuuriga (Republican). Waxana uu la tartamayaa U.S. Rep. John Kline oo ka tirsan xisbiga Republican-ka (oo aqalka Congress-ka loo doortay 4-jeer) ee Degmada 2nd Congressional District. Wardere plans bid for Kline seat http://www.faribault.com/news.php?viewStory=97208 Somali immigrant will... 
Halkudheg:

Dowlada FKMG ah Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Kasoo Goostay Ururka Xisbul Islaam Oo Dowlada Usoo Galay

Feb 27, 2010
Maamulka degmada Wadajir ee gobolka banaadir ee dowlada FKMG ah ee soomaaliya ayaa maanta saxaafada usoo bandhigay todobo askari oo kasoo goostay Ururka xisbul islaam ee dowlada sida weyn uga soo horjeeda islamrkaana usoo galay ciidanka dowlada gaar ahaan kuwa fadhiogoodu yahay deegaanka kaxda ee degmadaasi wadajir . Halkan ka daawo sawirada Gudoomiyaha degmada wadajir Axmed xasan cadoow (axmed Daaci)... 
Halkudheg: