Home » Qoraallada Halkudhegga "Cali-Samatar"
Dacwaddii ku Socotay Cariga Mareykanka Gen. Maxamed Cali Samatar oo Haatan soo Gabagabowdey.
In ka badan Todoba Sano ayaa waxaa dacwad ay kaga socotay dalka Maraykanka Wasiirkii gaashaan Dhigga ee Xukuumaddii Kacaankii 21kii Oktobar Gen. Mxamed Cali Samatar waxaana Dacwadaas wadey Shaqsiyaad Soomaaliyeed hase yeeshee .Cabdicasiis Diiriye iyo Faysal Muuse oo ka mid ahaa dadkii dacwaddaas daba taagnaa sida gaarkana u danaynayay ayaa ka hadlay siyaabihii ay dacwaddaas ku soo gaba gabowdey.
Cabdicasiis...
Gabay: Cali Samatar Calankuu u siday…WT- Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)
03/28/2011
“Soomaaliyoo dawladoo qaranku saan qaaday
Oo salab dirays ciidanloo nabad ku saacaysa
Cali Samatar Calankuu u siday sarow kaceediiye,”
Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)
Gabaygan wuxuu soo baxay taariikhda kor ku xusan. Gabaygan CALI SAMATAR CALANKUU U SIDEY…waxa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine).
Abwaanka ayaa gabaygan ka tiriyey dacwadda xaqdarrada ah ee lagu oogay Gen. Maxamed...
Dhibanayaashii General Mohamed Cali Samantar oo difaaciisa isu-taagay
Inta aanan u guda gelin dulucda doodayda waxaa jeclaan lahaa in aan idin la wadaago dhacda aan xoog-ogaal u ahaa oo ka dhacady qurbaha oo aan rabo in aan gogol dhig uga dhiga gunta doodayda.
Dhalinyara ka mid ah kuwii laga soo barakacayey wadanka Isu-taga Imaaraatka Carabta ka dib markay gaareen 18 sano, maadamaa sida waafaqsan sharciga Isu-taga Imaaraatka Carabta aan ilmaha gaara da’daas lagu...
Ogeysiis:Soomaalida Minnesota – Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Caddaalad darrada Lagu Hayo Maxmed Cali Samatar
Ogeysiis waxaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee dagaangobolka Minnesota iyo dhamaaan gobolada Mareykankaba waxaa la ogeysiinaya in March 25, 2011 la qaban doono banaanbax balaadhan oo ay qabanayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee jecel caddaalada iyo sinnaanta oo ay kaga soo horjeedaan cadaalad dariida iyo dulmiga sida gooni faquuq ah loogu heysto madaxweyne ku xigeenki hore ee Soomaaliya Maxamed...
Somalia: Is General Samantar partially responsible the State failure?
By: Omar Mohamud Farah (Dhollawaa) |
Who is Mohamed Ali Samantar? Mohamed Ali Samantar was a member of the politburo of the Somali Government from 1969 to 1991. General Samantar was the first vice-president from 1969 up to 1989. He was the longest serving Defense Minister of Somalia from 1970 up to 1987, then the Prime Minister of Somalia from 1987 to 1990 (1st of February 1987 to 3rd of September...
Gen. Max’ed Nuur Galaal oo taageeray Maxkamadda la soo taago Gen. Max’ed Cali Samatar
Waxaa maalintii doraad aheyd dalka Mareykanka ka bilaabatay maxkamad la soo taagay Gen. Max’ed Cali Samatar oo lagu eedeeyey in uu dambiyo dagaal ka galay dalka Soomaaliya xiligii dowladdii militariga ahayd ee uu hogaaminayey Gen. Max’ed Siyaad Barre, waxaana maxkamadda la hor keenay marqaatiyaal oo la sheegay in ay ku caddeynayaan Gen. Max’ed Cali Samatar in uu galay dambiyo dagaal, hase yeeshee...
Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii | ibrahim mohamed
Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga.Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay,
Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka...