Home » Warar

Guddiyadii Doorashada oo siminaar ugu Ambabixi lahaa Nairobi oo Amar ka soo baxay arrimaha Gudaha dib looga soo celiyey Garoonka Diyaaradaha

May 10, 2011
iyo Shariif Xasan oo la sheegay in Maalmaha soo socda Wareejin doono Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka — iyo muran weli ka taagan doorashada Agoosto 2011 — Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Shariif Xasan Sheikh Aadan oo khilaaf dhinaca Siyaasadda kala dhexeeyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa Xildhibaano ku dhow dhow Gudoomiyaha Baarlamaanka... 
Halkudheg: ,

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Yassin Maaxi: Cabbirka Dhul-badeedka Soomaaliyeed waa 350 mayl badeed ma aha 12 mayl.

May 8, 2011
Warsaxaafadeed: “Dhulka ummada Soomaaliyeed, baddaha ummada Soomaaliyeed iyo hawada ummada Soomaaliyeed iib maaaha cidna ka yeeli meeyno in aay iib geeyaan ayagoo wax yar ku bedelanaaya.” Warsaxaafadeed Yaasiin Maaxi SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Farmaajo ma waxa uu Qarammada Midoobey u gudbin doonaa in Xuduudda Badda Soomaaliya ay tahay 350 mayl, mase 12 mayl?

May 8, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed c/laahi Farmaajo oo Sabtidii ka dhoofay Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Xarunta Qarammada Midoobay ee New York – SII AKHRI…    Read More →
Halkudheg:

Madaxda JWXO oo Switzerland booqatay

May 8, 2011
Ogaadeenya waa mid, waa ul iyo meeyrax, matano weeyoo meel beey ka wada timid, midabka asalkiyo madhabteey ka siman tahay, waxaa erayadan ku luuqeeynayay fanaanka weeyn ee Soomaaliyeed Mudane Cabdow Muuri oo ah madaale har iyo habeen garab taagan shacabka dulman ee Ogaadeenya. Wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) Mudane Maxamed Ismaaciil Cumar ... 

Xukuumadda Farmaajo oo ku dhacday Shirqool lagu Dhaxal Wareejinayo Badda Soomaalida

May 7, 2011
Xukuumadda FKMG ayaa sheegtay inay Qarammada Midoobay u gudbinayso cabir ay ku sheegtay 200 mayl badeed oo ah aagga dhaqaalaha, halkii ay ka gudbin lahayd cabbirka Dhul-badeedka Soomaaliyeed oo ah 350 mayl badeed… iyo Dhambaal ku socda Xubnaha Golaha Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya Halkan ka akhri….  Read More →
Halkudheg:

11 kun oo Ciidan ah oo Ilaalo u ah Min Madaxweyne ilaa Agaasime Guud

May 7, 2011
Waagii hore waxaan maqli jiray wadada ciidamada Wadadaas oo gaar u ah qaybaha kala duwan ee ciidamada, iyaga ayaa mara iyo Tiknikadooda hase yeeshee maanta Waddada Makka-Almukarama oo ahayd waddo rayidku mara haddii aad wax yar fariisato waxaad arkeysaa Gawaari isugu jira kuwa Ciidamada, Kuwa Raaxada iyo kuwo waaweyn oo ay dul saaran yihiin cidamo aad u fara badan kuwaas oo hadba dhinac u carara. Ninka... 
Halkudheg: ,

Somaliya: Saameynta Abaaraha oo sii kordheysa ka dib markii ay roobabkii ay dib u dhaceen

May 5, 2011
Warsaxaafadeed: Tirada dadka Soomaalida ee baahidu heyso ayaa lagu wadaa inay sii korodho madaama saameynta abaartu ay tahay mid sii socota kana jirta waddamada Geeska Afrika, sida Qaramada Midoway ka digeen. Hadda, 2.4 malyuun oo Soomali ah — Ama 32 boqolkiiba dadka waddanka ayaa hadda u baahan gargaar baniaadaminimo, laakiinse dagaalada sii soconaya oo ay wehliyaan hoos u dhaca ku yimi wax-soo-saarkii... 
Halkudheg:

Fu’aad Shangolle oo si kulul u beeniyey in lagu diley Dagaalkii Garbahaareey

May 5, 2011
Iyadoo Maalmahaan si aad ah loo hadal hayey in Shiikh Fu’aad Maxamed Khalaf ( Shogolle) lagu diley Dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Garbahareey ee Gobolka Geddo kasoo uu u dhaxeeyey Ciidamadda Dowladda FKMG iyo Xarakadda Al-shabaab, dagaalkaas oo lagu tilmaamey dagaalkaas kii ugu Xooga badnaa ee dhexmaray Labadda Dhinac, hadaba Arbacadii May 4 ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho Shir Jaraaid... 

Maxaad ku caawin kartaa wiilkan yar ee ay Xabaddu naafeysay (MUUQAAL ARAGTI AH)

May 4, 2011
Maxamed Xuseen Maxamed wuxuu ahaa Arday wax ka barta Dugsiga Ma’muur ee magaalada Muqdisho, wuxuuna haatan yahay dhibane ay naafeysay xabad ku dhacday, haatanna waxaa uu ku sugan yahay Isbitaal ku yaalla Magaalada Kuala Lambur ee dalka Malaysia, halkaasi oo loo geeyay in lagu daweeyo balse ay dhaqaale la’aan ku qabsatay. Dhibanahan oo uu Magaalada Kula Lambur la joogo Abtigiis oo lagu magacaabo... 
Halkudheg:

Denjire Guulwade “Madaxweyne Geelle Waxaa uu Amrey Dayactirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Jabuuti…” Wareysi Muhiim ah

May 4, 2011
Denjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti, Amb. Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Cabdiraxmaan Guulwade) oo Somalitalk wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya kula yeelatey Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti, ayaa waxaa uu ka Hadley khilaafka madaxda sare ee DFKMG, halka laga maalgeliyo maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya, xiliga la dhisey safaaradda soomaaliya ay ku leedahay dalka... 
Halkudheg:

Ururka Dhaqdhaqaaqa Haweenka Suxufiinta Soomaaliyeed ee WOJA oo Xusey Maalinta Saxaafadda Adduunka

May 4, 2011
Iyadoo ay maanta ku beegan tahay Maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3 May ayaa Munaasabad ku aadan Maalinkaa waxay ka dhacdey Magaalada Muqdisho haddii aan soo qaadano Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa lagu qabtey Xarunta Hayadda INXA , waxaa Xafladaas soo qaban qaabiyey Ururka Dhaqdhaqaaqa Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee WOJA Ugu Horeyn waxa halkaa warbixin ka so jeediyey Gudoomiye... 
Halkudheg:

Shirkii Tobnaad ee Golaha Imaamyada ee Waqooyiga Ameerika oo soo gabagaboobay iyo Bayaan kasoo baxay.

May 3, 2011
Sidii qaybtii hore aan ku xusnay waxay soo gudbiyeen gudiyadii loosaaray inay soo koobaan qodobadda laga dooday, arihimii ugu muhiimsanaa ee ka soobaxay qodobadaas. Gudiga dacwada waxyaabihii ay soo gudbiyeen waxaa ugu muhiimsanaa in dhinaca waxbarasha loo sameeyo Manhaj Midaysan dhinaca Dugsiyada, Macaahida iyo Waxbarashada kaleba. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa in tababar loo sameeyo Imaamyada, ducaada... 
Halkudheg: ,

Malaysia: Kullan dhax maray Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Soomaalida ku dhaqan Malaysia (Warbixin)

May 3, 2011
Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed (WorldWide Somali Students) ayaa dhawaan Kullan kula yeeshay  Ardayda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, Kullankan oo ka dhacay Jaamacadda  International Islamic University Malaysia (IIUM), Kullankan  ayay ka soo qeyb galeen boqolaal dad ah oo isugu jira, Arday, Mas’uuliyiin ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Malaysia iyo qeybaha kala... 
Halkudheg: ,

Xildhibaanada: Booliisku waa in uu dhex dhexaad ka noqdaa Ishaysiga u dhaxeeye Labada Shariif

May 2, 2011
Milkiilayaasha Hotelada: Hadii aan dhinac la safano Ganacsigeynaa ku Burburaya Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegey in Hotelada Muqdisho aan lagu qaban Karin wax kulan oo aan looga fasax haysan Laamaha Amaanka . Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shiikhunaa Shariif Maye oo shir Jaraaid ku qabtey Magaaladda Muqdisho ayaa digniin kulul u direy Hotelada Muqdisho ka dib... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Senate-ka ee Maraykanka oo booqday Puntland

May 2, 2011
WAR-SAXAAFADEED 30 Abriil 2011 Wafdi Maraykan ah oo uu hogaaminayo Xildhibaan Mark Kirk oo xubin ka ah aqalka Senate-ka ee Baarlamaanka Maraykanka lagana soo doortay Gobolka Illinois ayaa booqday deegaamada Puntland oo ka mid ah gobollada nabdoon ee Somalia. Booqashada Xildhibaan Kirk ayaa ah markii ugu horaysay uu mas’uul ka tirsan Dowladda Maraykanka booqasho ku yimaado dalka Somalia tan iyo 1992-kii... 
Halkudheg:

Phoenix, Arizona.: Shirkii 10-aad ee Golaha Iimaamyada ee W/qooyiga Ameerika

May 1, 2011
Shirkii Tobnaad ayaa maanta oo jimce ah si rasmi ah uga furmay magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Pheonix (April 30, 2011): Shirka sanadkan ayaa waxaa marti galiyey Masjid Al- Rahmah oo ku yaal magaalada Phoenix ee gobolka Arizona, Arizona wuxuu ka mid yahay gobolada ay Soomaalidu dagantahay ee dalka Maraykanka. Waxaa Shirka furay kana hadlay muhiimada dacwada iyo Golahan uu u leeyahay Ummada ku... 
Halkudheg:

Khilaafka labada Shariif oo Dhaqaale ku soo kordhiyey Hoteelada Muqdisho

Apr 30, 2011
Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxay arrintaani keentay in xildhibaanada Baarlamaanka maalmahan yeeshaan shirar isdaba joog ah kuwaas oo lagu qabanayo Hoteelada waaweyne ee Magaalada Muqdisho, waxayna qolo waliba soo saartaa hadalo ay ku ridinayaan kullan ka horeeyey... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeedkii shirka golaha Wasiirada DFKMG

Apr 29, 2011
Warsaxaafadeed – (Muqdisho – Khamiis, 28 April 2011) Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Soomaaliyeed iyadoo ka duuleysa xaaladda amniga iyo sida loogu baahanyahay in loo sii dar-dargeliyo howlaha amniga, iyadoo loo adeegayo shacabka soomaaliyeed ayey waxey soo saareen go’aanadan hoos ku qoran: Halkan ka dhegeyso Wasiirka Amniga [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/cshakur_farax.MP3] 1.... 
Halkudheg:

Dowladda Mareykanka oo si weyn ula yaabtey Farsamadii ay u baxsadeen Maxaabiis ka Tirsan Daalibaan

Apr 28, 2011
Iyadoo weli uu sii socdo Dagaalka u dhaxeeya Dagaalyahanada Daalibaan ee Wadanka Afganistaan iyo Ciidamada NATO ee uu horkacayo Mareykanka ayaa hadana waxaaa dalkaas ka socdey Qabashada Dagaalyahanada Daalibaan oo NATO u sameysatey Xabsiyo waaweyn kuwaas oo ku kacay Malaayiin Doolar , sidoo kale Xabsiyadda ayaa ah kuwo ay si aad ah u ilaaliyaan Ciidamada Nato qaarkood waxaa ku xiran Kaamirooyin... 

Daweynaha Gobolka Hiiraan oo si weyn u soo dhaweeyey Dib u dhisida Buundadii Liiqliiqato

Apr 27, 2011
Heerarkii ay soo Martey Buundada Liiqliiqato ee Beled weyne– Bishii May ee Sannadkii Hore ayay ahayd markii Buundadii Liiqliiqato ay gabi ahaanba ay burburtey ka dib markii Gaari Xamuul ah ay la Go’dey , wixii Waqtigaa ka dambeeyey Waxaa kala G’oay isku socodkii Dadkii degenaa Galbeedka iyo Bariga ee Magaalada Beled Weyne , dadkana waxay ku gudbi jireen Doonyo. Xarakada Alshabaab oo Gacanta... 

Shirkadda Dahabshiil ayaa markii u horreysay si cad uga hadashay ujeedooyinkeeda maalgelinta warshad sibidhka soo saarta ee ay doonayso inay hirgeliso

Apr 27, 2011
Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid oo xalay ka hadlay xaflad uu ka qaybgalay oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayey ardaydii iyo dadkii ka qaybgalay tartankii toddobaadka dhaqanka ee dhawaan la soo gebogabeeyey, waxa uu ka waramay ujeedooyinka ay ka leeyihiin warshadaasi. Cabdirashiid waxa uu sheegay in warshadda ay damacsan yihiin hirgelinteedu noqon doonto mid dalka... 
Halkudheg:

Marwo Xasno Muumin Bahdoon oo Loo Doortay Xizbi Siyaasadeed oo Ka Jira Dalka Jabuuti

Apr 26, 2011
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xizbiga PARTI POPULAIRE SOCIAL-DEMOCRATE oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (PSD), islamarkaana ka mid ah Is-bahaysiga Xizbiyada Aqlabiyadda Madaxtooyadda dalka Jabuuti oo lagu qabtey Hoteel Shariton ee caasimadda dalka Jabuuti 22/04/2011, ayaa waxay hogaanka xizigooda u doorteen Marwo Xasno Muumin Bahdoon. Kadib cod bixintii Xizbiga oo ahayd gacan taag, ayaa waxaa... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada DFKMG: “Waa in doorashada dib loo dhigo ilaa Agoosto 2012”

Apr 25, 2011
Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha wasiirada DFKMG ayaa sheegay in ay sii adkeenayaan “go’aankiisii ahaa in doorashooyinka dib loo dhigo muddo hal sano ah illaa iyo Agoosto 2012” iyo “In Xukuumadda ay sii wado wadatashiyada ay la bilowday baarlamaanka”. Warsaxaafadeedkaas ayaa u qornaa sidan: War Saxaafadeed 030/2011 Go’aanka Golaha Wasiirrada (Muqdisho, Axad, 24 April 2011):... 
Halkudheg: ,

Daahfurka Golaha Afsoomaaliga ee Xuduudaha ka gudba

Apr 24, 2011
  Bilawgii qarniga 21aad, ayuu ururka Midawga Afrika (AU) ku baraarugay qiimaha afafka, gaar ahaan kuwa lagaga hadlo Qaaradda Afrika. Sidaa aawadeed, Ururku waxa uu yagleelay akaademiyad ka shaqaysa daryeelka afafka Afrika oo loo yaqaan ACALAN. Dedaalkii iyo waxqabadkii ACALAN waxa ka soo baxay tirokoob ku saabsan Afafka Afrika oo lagu soo xulay kow iyo afartan af (41) oo lagaga... 
Halkudheg:

Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhoweysay war-murtiyeedkii Dalalka Bariga Afrika

Apr 22, 2011
War Saxaafadeed 028/2011 – (Muqdisho, 22 Abriil, 2011) – Xukuumadda Federaalka Ku-Meel-Gaarka ah waxay soo dhoweyneysaa war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 9aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha dalalka ku bahoobay Ururka Dalalka Bariga Afrika (EAC), oo caasimadda Tanzaaniya ee Daara-Salaam laga soo saaray 19kii bishan. Taladii uu soo jeediyay Ururka IGAD ee ku saabsaneyd... 
Halkudheg: