Home » Faallo
Mah-bar Mooyee Muwaadin Ma Leh Siyaasiinta Soomaaliya!!.
Fadlan akh-riste ha fududeysan qormadan, ha dhibsan oo hana ku farxin ama dhab ka hadal buu kuu noqon ama dhalanteed, waana waxa jira oo xujo kugu ah, wax ka qabashadeeda adiga ayey kuu taal, Soomaalidu waxay tiraahdaa war la helaa talo la hel, Warr, Waran iyo Talo midkaad doonto u qaado, intaas weyga Afeef, laakiin Akh-ristayaasha sharafta leh, qoramadan waxaan ku soo qaadan doonaa, qaybaha ugu...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (8)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (7)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
U.M.I.S iyo Soomaalida Borlänge
Waxaa qoray: Axmed Shiil Muxumed
Borlänge, Sweden
ahmedshil@yahoo.com
Bismillaahi wassalaatu wassalaammu calaa Rasuulilaahi
Hordhac:
Waxaa jirey maqaal aan qoray 14 kii bishii May ee 2007 dii, kunasoo baxay Bogga somalitalk.com, cinwaankiisuna ahaa Borlänge iyo Somalitalk.com II, oon uga hadlay noloshada bulshada soomaaliyeed ee markaa kunoolayd magaaladan. Maadamma uu isbadal wayn oo lixaad...
Dhulkii Safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya halkuu ku danbeeyay? Yaase iibsaday?! Q.1aad
Warbixin: Gurigii Safaaradda Soomaalidu ku lahayd Nairobi ee la iibsadey burburkii Soomaaliya kaddib, ciddii iibsatey, taariikhda dhismaha gurigaas iyo xilligii dawladdii Soomaaliyeed iibsatey…..
– – – ***- – –
“Dowladaha Ethiopia, Uganda, Kenya, Burundi iyo Dowladdaha reer Galbeedka Sida Mareekan-ka waa Cadowga koowad ee Soomaaliya Qarnigan 21-aad.” Ibrahim...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (6)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (5)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (4) | W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan rajaynayaa...
War Hilbaha Culimada waa Sun eh IsKa Ilaaliya. Q.2aad
War hibaha culimada waa sune iska ilaaliya (2)
Asalamu calaykum
Qeybtan waa qaybtii labaad oo raacsan ama ku xiran qormadii hore ee aan todobaadkii hore soo gudbinay , waxaana horay u balan qaaday in aan dhamaystiri doono inshlaah maxaa yeelay mowduuca ayaa aad muhiim u ah .
Waxuu taabanayaaa marka ka koobaad waaqica iyo xaaladda aan maanta ku jirno oo amadda soomaaliyeed oo dhan ay ku jirto .
Marka...
ONLF ma aha cilmaani
Acww dhamaan umadaha muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaana umada Soomaaliyeed ee A/Bari. Sida la wada ogyahay Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya (JWXO) ayaa dagaal xornimo doon ah kula jirto gumeeysiga gaamuray ee itoobiya. Dagaalada lagu diidan yahay in loo hogaansamo damaca gumeeysiga ee aay umada Soomaaliyeed gashay guud ahaan gaar ahaana reer Ogaadeenya ayaa ah mid taxana ah oo aan marna...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 30aad
Waxaa mahad oo Dhan leh allaha nagu Galadeystay inaan Muslimiin Noqono ee noo soo Diray Rasuulkii ugu fadliga Badnaa Nabiyada oo dhan Nabi Muxamad (Nabad iyo Naxariis Korkiisa Allaha yeelee), Nagana Dhigay Umad tan ugu Kheyr badan ee wanaaga is Farta Xumaantana Iska Reebta Alana Remeysa..
Intaas ka Dib: Waxaan qeybtan kusoo Gunaandayaa Maqaalkii aan ugu Magac Daray Sideen u fahamnaa Qur’aanka? Ee...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 29aad.
Suurada 112aad Al-Ikhlaas:
Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada An-Naas ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Ikhlaas:
Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa Tilmaamaha Dhabta ee Rabi lagu yaqaano. Waxeyna Suuradan Tilmaantay Allaah (Cw) inuu kali yahay oo uusan laheyn Mid Shabaha, Mid la mid ah,...
Dhaqamadii Qoyska ee iigu yaabka badnaa wadanka Pakistan!
“Qof aan dhul marin Dhaayo maleh”
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaah ha yeelo.
Marka qofka wadankiisa ka tago ee uu dhex galo Ummad ka midab, dhaqan iyo luqadba duwan, mararka qaarna ka Diin duwan, wuxuu arkayaa waxyaalo waligiis uusan arag, waxyaalo ka yaabiya, mararka qaarna kaba nixiyaba.Waa hubaal in Ummad kastaahi...
AL-Callaamah AL-Shiikh Abuu AL-Xasan AL-Nadawi (1)!!!
Waa kuma Abuu AL-Xasan AL-Nadawi ????:
Waa Abuu Xasan Cali AL-Xasani AL-Nadawi oo ahaa Shakhsiyadda ugu weyn uguna caansan ee Culumadda Hindiya (1).
Wuxuu ku dhashay Tuulada Takiit oo ka tirsan Degmada Raali Bariile ee Hindiya Sannadku markuu ahaa 1332 H oo ku Aadanayd 1913 M.
Wuxuu waxbarashadiisii ka Bilaabay Daarta Culuumta ee Nadwatul Culamaa.
Wuxuu uga sii gudbay Dugsiga Shiikh Axmed Cali ee...
Bakaaro Allow Ur u bixi !! | Amiin Yuusuf
Qoraalka oo sawiro leh halkan ka eeg (pdf)
Markii bilowdeen dagaaladii sokeeye ee soomaaliya sanadkii 1991dii ayaa ganacsatada Soomaaliyeed waxay bilaabeen in ay ku soo uruuraan Suuqa Bakaaraha kadib markii ay soo guureen Suuqyo kale oo ku yaalay Magaalada Muqdisho, iyagoo Suuqaan bidayey in ay xoolahooda ugu heli karaan nabagelyo buuxda, wixii waqtigaas ka dambeeyey suuqu waa uu balaartay isagoo markii...
Dadka Albinos-ka loo yaqaan oo Noqdey Dil Sugayaal | Amiin Yuusuf
Maqaalka oo sawiro wata ka eeg halkan (pdf)
Maqaalkaan inaan qoro waxaa igu qasbay markaan dareemay in dadka loo yaqaano Albinos-ka ee ku nool East Africa ay soo wajahday xaalad aad u adag kadib ,iyadoo dadkaan markii hore ay ahaayeen kuwo dhibaato qaba loogu siyaadiyey dhibaato kale oo ay abuureen qaar ka mid ah bulshada ku nool wadamada East Africa iyagoo bilaabay in dadkaasi ay ula dhaqmaan...
SOMALI WATERWORLD: YOU ARE PERSISTENTLY AND WITH IMPUNITY TOLD BLATANT UNTRUTHS:
The Lie: The navies and their mainstream media claim that they achieved a decline in piracy.
The Reality: Never before in history the cases of piracy have been around the Horn of Africa so numerous than in these times (2010) and after the specific multi-national naval operations were launched at the end of 2008; with a thereafter continuously expanding force and naval presence never seen before around...
UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise iga Hooya Caawey Waanadu Haybad leedahaye | Yaasiin Garaad
Mahad ideylkeed Illah baa leh Nabadgelyo iyo Naxariis Nebi Muxamed Korkiisa ha ahaato
Hordhac
Ugu horayn waxaan mahad balaadhan u celinayaa dhamaan walaalihii igala soo xiriiray Dunida daafaheeda kala duwan kadib markii ay akhriyeen maqaalkii aan ugu Magac daray “UWSLF Dillaal waxaad cunaysaan intaan Dunida Joogaa”
Intii talo ii soo dirtooy, taladiinii waa aqbal, intii awoodeyda ah,
Intii...
Dastuurka Cusub ee Soomaaliya iyo Doorka Shacabka | Qore: Farah Aw-Osman
Dastuurka la leeyahay waxaa loo dhisay Soomaaliya kaas oo hadal hayntiisu ku dhex badatay, golayaasha internetka, fadhi ku dirirka, maamul goboleedyada iyo Baarlamaanka TFG-gaba , iyaagoo ka doodaya mowqifkooda ku aadan Axdigaan isaga ah, ayaan oran karnaa waa lagama maarmaan in doodaan lagu saleeyo, xeer, lagu saleeyo caqli, lagu saleeyo xaqiiqada, iyadoo la eegayo duruuraha, taariikhda iyo waaqaca...
Sheeko gaaban : Dhoof: Ma wax loo dhigaa jira !!!
Gob baan ahaa, haddana gun baan ahay; geesi baan ahaa, haddana giiryaalaan ahay; cuud baan lahaa, haddana caydh baan ahay; cad quudheedka waan necbaa, haddana caydh baan qaataa; kor baa la ii eegi jiray, haddana hoos baa la ii eegaa; waa la i muunayn jiray, haddana la ima maamuuso; waa la ila tashan jiray, haddana tulud la ima weydiiyo; xor baan ahaa haddana, xabsi baan ku jiraa; waa la ii xammaali...
Sidee La isu Waafajin Karaa Baaqa Madaxwayne Siilaano Iyo Nabad raadinta Garaad Abshir
DHAMAAN WAAN SALAAMAYAA Bahwaynta webka Somalitak iyo dhamaan umada muslimiinta ah meelkastooy joogaanba Ramadaan kariim. waxaana u mahadcelinayaa shaqaalaha somalitalk ee noo suuragaliyey in Aan si wanaagsan uga haqabla Aanno wararka Xaqiiqda Ah ee soomaaliya iyo Meelabadan oo kaleba mahadsanidin.
intaas kabacdi sida laga wada dharagsan yahay waxaa baaq soojeediyey madaxwaynahay soomaaliland mudane...
Ileyn dibir kama dheregto!! | Amiin Yuusuf
Maqaalka oo sawiro wata ka akhri halkan GUJI
Tan iyo markii Madaxweynimo loo soo magacaabay 31-kii Janaayo 2009 Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxay dadka oo dhan niyadda ay ku hayeen in xaalka Soomaaliya uu ka soo reynayo isla markaana wixii markaa ka dambeeyey lagu noolaan doono nabad iyo baraare hase yeeshee xaalku waxa uu isku bedelay in markii kooxihii ka soo horjeeday magacaabista Sheekh Shariif...
UWSLF “Dillaal waxaad cunaysaan intaan Dunida Joogaa” | Qore: Yaasiin Garaad
Run baa Fiican, Beenbaa Rafacan, Raran Cadaab baa leh.
Gabyaa Soomaaliyeed oo aanan aqoon magiciisa iyo inuu noolyahay midna ayaa Gabaygiisa waxaa kamid ahaa qaybtan!
“Midka yiri Midnimadaan kadudin kalina waan muuqan ee yiri wadkaygay matalin magaca Somali, Mengistana walaal baan kadhigan magan galyaan raadsan, Macaan iyo inuu khayr kahelin maalin lagu waaro, sedex magac Alloo xaajadaa layma marinsiiyo....
Safarkeygii Dalka Malaysia | Ibraahim Daa’uud
Kadib safar aan ku soo maray Mogadishu, Berbera, Hargeysa iyo Djibouti ayaan July 19, 2010 habeyn Isniin ah 11pm ka soo duulay gagida/garoonka Diyaaradaha ee caasimada dalka Djibouti ee Djibouti anigoo soo raacay diyaaradd ay leedahay sharikadda Yemenia Airways, waxaan ku soo hakaday intii aan safarka ku soo jiray Caasimada dalka Yemen ee Sanca, Magaaladda Dubai iyo Caasimada dalka Indonesia ee Jarkarta.
July...
Maxamed Tahliil maxaan ku bartay? | Qore: Axmed C/samad
Alle ha u naxariisto Maxamed Tahliil oo dhawaan lagu diley deegaanka Ceelasha biyaha isagoo sooman, salaad casarna ka soo baxay. Waxaan ku bartay Xamar 13 sano ka hor. Wuxuu ku dhashay magaalada Matabaan ee gobolka Galguduud sannadkii 1973kii. Isla deegaankaas ayuu ku barbaaray, kuna soo qaatay waxbarashada aasaasiga ah, ka dibna Muqdisho ayuu ka sii ambaqaaday waxbarshadiisii ilaa uu ka qalinjabiyey...




