Home » Qoraallada Halkudhegga "AwOsman"

Dastuurka Cusub ee Soomaaliya iyo Doorka Shacabka | Qore: Farah Aw-Osman

Aug 28, 2010
Dastuurka la leeyahay waxaa loo dhisay Soomaaliya kaas oo hadal hayntiisu ku dhex badatay, golayaasha internetka, fadhi ku dirirka, maamul goboleedyada iyo Baarlamaanka TFG-gaba , iyaagoo ka doodaya  mowqifkooda ku aadan Axdigaan isaga ah, ayaan oran karnaa waa lagama maarmaan in doodaan lagu saleeyo, xeer, lagu saleeyo caqli, lagu saleeyo xaqiiqada, iyadoo la eegayo duruuraha, taariikhda iyo waaqaca... 
Halkudheg: , ,

Madaxweyne Siilaanyo: Kolay Waadhi Mayside War Hakaa Hadho!

Jul 2, 2010
Marka koobaad waxaan hambalyo u diriyaa Shacabka Gobollada waqooyi ee Soomaaliya maantase la baxay Somaliand, kuwaas oo si hufnaan iyo nabadgelyo ku jirto u dhiibtay codkooda, si xoriyad iyo cadaaladi ku jirtona u doortay hogaan cusub, iyagoo iska tuuray heeryadii haraagii Siyaad. Waxaan kale oo ugu hambalyaynayaa Madaxweyne Siilaanyo xilka weyn ee loo doortay. Waxaan filayaa Siilaanyo maanta yahay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...