Home » Archive Qoraaga
Banaanbax Looga soo Hor Jeedo Filimkii Lagu Af Lagaadeeyay Rasulkeena NNK ha Ahaatee oo Jimcadii ka Dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo.
In ka badan Boqolaal Dad ah oo caraysan ayaa Jimcadii Socod ku Maray Wadooyinka waaweyn ee Koofurta iyo Waqooyiga Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Dadkan ayaa waxaa ay ka careysnaayeen Filim dhawaan lagu sameeyay Dalka Maryakanka oo meel uga dhacyay Diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee.
Dadkan oo wejiyadoodu Caro aad ah ay ka muuqatay ayaa waxaa watay Boorar...
Somalia: Puntland Rejects Australian ABC Media Criticism of Anti-Piracy Force
Somalia: Puntland Rejects ABC Media Criticism of Anti-Piracy Force…
Read More →
Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo Sheegay in Qarixii Shalay uu ahaa mid la Doonayey in lagu Niyad Jebiyo
Kadib Markii Maalinimadii Shalay (Arbacadii) Qarax Is Miidaamin ah lala beegsaday Hoteelkii uu ku Sugnaa Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ayuu markii u horeeyay Madaxweynuhu ka hadlay Weerarkaas. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegey in weerarkaasi uu ahaa mid Fuleynima ah isla markaana ay soo qaadeen Xarakada Shabaab kaasoo uu sheegey in ay fashiliyeen Ciidamadii ammaanka goobta sugayay.
Madaxweynaha...
Australian accused of funding private Somali army
The Somalia Monitoring Group, a team of specialists appointed by the United Nations Security Council to investigate suspected arms embargo breaches, claims Lafras Luitingh is a leader of a group which is helping to train and equip a large militia force.
Mr Luitingh was granted Australian citizenship in 2009.
Read More →
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Maanta lala Beegsadey Halka uu Degen Yahay Madaxweyne Xasan Shiikh ee Hotel Jaziira
Baalamaanka oo maanta Go’aamiyey 16-ka Bishaan la Caleemo saaro Madaxweyne Xasan Shiikh
– Waxaa Waqti aan sidaa u dheereyn Magaalada Muqdisho laga maqley laba Qarax oo la sheegey in ay aheeyeen Ismaadaamin, waxaana Qaraxaasi lala beegsdey Hotelka uu Degan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud 10-kii Bishaan la doortey.
Waxaa Qaraxii ugu horeeyey Fuliyey ruux isku soo rakibey Waxyaabo Qarxa...
Boqolka (100) maalmood ugu horeeya ku kaalmeyso Tobon (10) Horseed u ah Afar (4) sanadood oo GUUL ah
Mudane Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud !!!
Ku tasho Ilaahey, dadkaaga iyo dalkaaga. Haddii aad ku kalsoonaatid waxaad bilowday maamul ku dayasho mudan oo Soomaali tusaale u noqda qarniyo fog fog. Taasi waa aasaaska ISBADELKA ay Soomaali kaa rajeyneso.
Waxaa tahay Madaxweyne Soomaaliyeed. Qofwalba oo Soomaali ah meelkasto uu joogaba dalka gudihiisa iyo dibadiisa adiga ayey ku fiirsanyaan. Ha-noqon...
Dhambaal Furan oo Xambaarsan Talo iyo Tusaale ku Wajahan Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya .
Soo Dhawoow Dhakhtaryahow Cusubi Dhaawac baan Qabaa Waadna Dhayi kartaa.
Mudane Madaxweyne waxaan ka mid ahay Shacabka Soomaaliyeed ee ku leh soo dhawoow kuuna muujiyay Taageerada iyo Dhiirri galinta,Ilaahay hakaa dhigo Dhakhtarkii Daweyn-lahaa Dhaawaca iyo Uur ku taallada Shacabkaaga Aaamiin,
HOR-DHAC:
Mudane Madaxweyne Gacantii Nadiif ah oo Daahir ah ayaa wax Daahirisa,hadaan dib u Milicsanno...
Eng. Maxamed Axmed Rooble “Dowladaada in ay hore u socoto Waxaay ku Xiran tahay Hadba Raisul Wasaaraha aad soo Xulato”
Ka: Musharaxii ugu horeeyey ee ka tanaasula Tartanka Madaxweynanimo 30, Aug, 2012. Eng. Mohamed Ahmed Roble
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Prof. Xassan Sheikh Maxamuud
Asalaamu Calaykum Waraxmatulah Wabarakatu.
Salaan k adib, Anigoo ku hadlaya Magaceyga iyo kan Ummadda Soomaaliyeed ee samaha iyo Samaanta jecel waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada...
Warcad oo uu soo saaray Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Mahiga kuna saabsan doorashada Xasan Sheekh oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) –
Muqdisho, 10ka September 2012 – Maanta dadka Soomaaliyeed waxay horey u qaadeen tallaabo weyn ee waddada nabadda iyo barwaaqada. Maanta Xildhibaanada Soomaaliyeed waxay – si degan, sharaf leh oo u fiirsasho leh – ku dhammeeyeen xilligii ku-meelgaarka, waxayna si buuxda u doorteen Mudane Xasan Sheekh Maxmuud...
Cabdiraxmaan Faroole oo Durbaba Taageeray Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud
Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa Taageeray Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh loo Doortay Jagada Madaxweynaha Soomaaliya. Faroole oo hadlay intii aysan soo bixin Natiijada Doorashada ayaa mar uu la hadlayay Warbaahinta Soomaalida ayaa sheegey inuu si weyn ugu farxsan yahay soona dhaweynayo is bedelka cusub ee ka dhacay Soomaaliya.
Faroole ayaa sheegey...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 27-aad
Casharkii XXVII-aad
Sidii caadada u ahayd ayaa dowladda Jarmalka, iyada oo wax sabab ah ayan jirin waxay dejisey qorshe weerar oo ku wajahan degaanka koonfur-bari ee qaaradda Yurub. Gaar ahaan degaanka buuraha Balkaan iyo dalka Giriigga. Qorshahaas oo magaciisu ahaa Operation Marita ayaa ku tallaabsigiisii wuxuu yeeshey saddex dhacdo oo hor-dhac u noqdey, kuwaas oo dedejiyay fulintiisii. Midda koowaad...
Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya
Wareegii 3aad ee doorashada markii la tiriyey codadkii waxaa ku guulaystay Xasan Sheikh Maxamuud oo helay 190 cod, halka Sh. Shariif Axmed helay 79 cod, sidaas waxaa shaaca ka qaaday guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Jawaari, oo sheegay in tirada guud ee codka dhiibtay ay ahaayeen 269 xildhibaan.
Sidaasna waxaa madaxweynaha Soomaaliya ay xildhibaanadu u doorteen Xasan Sheikh Maxamuud, oo noqonaya...
SAFARKEEYGII SOOMAALIYA, IYO SIRTII AAN SOO HELEY (Qeybtii 1-aad)
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaas kabacdi, waxaan warbixintan ciwaankan leh, ugu talagalay in aan ku faaqido, waxyaabihii aan kusoo dhuuxey, safarkii aan hada ku tagay, ugana soo laabtey wadankeena hooyo gudihiisa, mudadii u dhaxeeysey (Augost 6-2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku daali doonaa in...
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka Digay in Musharixiintu ay Abaabulaan Musuq-Maasuq iyo ku Shubasho
Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliya oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ku aadan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya. Jawaari ayaa sheegey ugu horeynba in Doorashadu ay dhici doonto xilligii loogu tala galay isla markaana Xildhibaanada ay soo xaadiri doonaan Madasha Lixda Subaxnimo ee maalinta Isniinta...
Warbixin Dheer oo ku saabsan Ololahii ugu Dambeeyey Musharaxiinta u Tartameysa Xilka Madaxnimo ee Soomaaliya
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tanaasulay Tantanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya…..
Afhayeen Guddiga Doorashada Cismaan libaax ayaa sheegey in maalinta berri ah ay tahay maalintii Doorashada madaxnimo ee Soomaaliya isagoo sheegey in ay ka qayb galyaan 24 Musharax ka did markii uu Afhayeenka uu sheegey in uu ka Tanaasuley Tartankaas Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Shiikh Shariif ayaa Ololahiis...
Dalaaliin ka Dhex Abuuratey 275-ka Xildhibaan iyo 25-ka Musharax
Lacagi waa Qaadasho, Codkana aniga i sii cidi ku arkimeysee….
Iyadoo laba Maalmood ay ka Harsan tahay Xilliga loo Balansan yahay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa hadda Baarlamaanka ka socda Wax qabadka siyaasadeed ee Musharaxiinta iyadoo mid weliba uu balan qaadey in uu is bedel keeni doono , waxaana Magaalada ka socda Ololaha Doorashada oo ay wadaan Musharaxiinta waxaa Magaalada...
Khubaddii Salaad Cali Jeelle ka jeediyey Baarlamaanka: “Lacagi waa Qaadasho, Codkana waa in aniga la i siiyo”
Khubad socotey 15 daqiiqo oo xildhibaanada, shir guddoonka baarlamaanka iyo musharaxiinta kaleba ay qosol aan kala go’lahayn kaga jawaabeen….
Musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada September 10, 2012 ayaa in badan oo kamid ah waxay khudbado ka hor jeediyeen baarlamaanka, khubadadaas oo ay ku cabirayeen aragtidooda ku wajahan waxqabadkooda haddii ay xildhibaanadu...
Puntland oo ka Digaysa Khalkhalgelinta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
“Hadii shaqsiyaadka tilmaamtaas leh ay xukunka Dalka ku yimaadaan si aan cadaalad ahayn, Dowladda Puntland waxay xaq u leedahay inay ka tashato aayaheeda iyadoo raacaysa Dastuurka Puntland.”
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa u qornaa sidan:
Puntland State of Somalia Garowe
Dowladda Puntland oo ka Digaysa Khalkhalgelinta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
WAR SAXAAFADEED
8 September...
SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii
2.085 malyuun oo qof ayaa hadda cunto yari ku sugan. Waxay wajahayaan cunto yari ba’an waxaana lagu sifeeyay heerarka Dhibbanaan iyo Gurmad Degdeg ee sugnaan la’aanta cuntada.
FSNAU iyo FEWS NET waxay baahinayaan siideynta warbixin ay ku midoobeen oo ah “SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii”. Qormadani waxay gudbineysaa halka ay marayso xaaladda sugnaanta...
Musharax Ing Maxamed Axmed Saalax “Waxaan Baarlamaanka Hortiisa ka Sheegi Doonaa Cidda aan u Magacaabayo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya
Shir Jaraaid oo maanta Khamiis uu qabtey Musharaxa Ing Maxamed Axmed Saalax kana mid ah Musharaxiinta u Taagan Doorashada Madaxweyne ee dhacaysa 10 Bishaan oo ku beegan Maalinta Isniinta ayaa waxaa uu Daboolka ka qaadey in Guddiga Doorashada ay ka aqbaleen in uu ka qayb galo Doorashada ka dib markii uu sheegey in uu buuxiyey Sharuudihii looga baahnaa Musharaxiinta u artameysa xilka Madaxweynimo.
Ing...
Meliishiyaad ka kala soo jeeda Caabud Waaq iyo Cadaado oo ku Dagaalamey Deegaano ka tirsan Galgaduud
Inta la xaqiijiyay Siddeed ayaa dhimatay halka Seddax iyo Tobana ay ku dhaawacmeen Dagaal u dhaxeeyay laba Maliishiyo Beeleed oo ku wada sugan Gobolka Gal gaduud.Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadaado ee Gobolka Gal Gaduud ayaa sheegaya in shalay helinkii danbe dagaal qaraar uu dhex maray laba Beelood oo ka soo kala jeeda Degmooyinka cadaado iyo Caabud waaq oo ka wada tirsan Gobolka Gal gaduud.
Cabdulqaadir...
Sheikh Shariif oo Degmooyin Cusub u Magacaabay Degaanno ka tirsan Gobollada Galgaduud
Madaxweynaha Dawladda FKMG ee xilkeedii ku ekaa Agoosto 20, 2012 ayaa wareegtooyin uu soo saaray September 5, 2012 iyo September 2, 2012 waxa uu degmooyin ugu magacaabay Docoleey, Godinlabe, Waxbo iyo Derri oo ka tirsan isla Gobolka Galgaduud.
Digreeto September 5, 2012 uu soo saaray Sheikh Shariif ayaa waxa uu dagmooyin ugu aqoonsaday deegaanka Docoleey oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, waxana uu wareegtada...
Xukuumadda Waqooyi Suudaan oo Gebi ahaanba oo Joojisay Lacagihii Shilin Soomaaliga ay u Daabacaysey Dawladda Soomaaliya
Soomaaliya oo uu ku soo Xoogeysanayo in wax lagu kala Iibsado Lacagta Doolarka ah
Xukuumadda Suudaanta Waqooyi ayaa si rasmi ah faraha uga qaadday Daabacaad ay ku samayneysey Lacagaha Shilinka Soomaaliga oo ay hore Heshiis ugu kala saxiixdeen labada Dal. Qunsulka Soomaalida ee Dalka Suudaan Ibraahim Guure Maxamed oo war baahinta la hadlay ayaa sheegay in gebi ahaanba uu Heshiiskaasi Fashilmay isla...
Labaatan Musharrax oo u Taagnaa Xilka Madaxweynaha oo u tanaasulay Xaaji Maxamed Yaasiin
Kulan ay shalay Isniintii ku yeesheen gelinkii danbe Magaalada Muqdisho Isbaysiga Musharixiinta isu soo Taagtay qabashada Jagada madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaarkood xilkaas isaga Tanasuleen.
Af hayeen u hadlay Musharixiintaas ayaa ka war bixiyay sida ay arrintaa ku dhacday isagoona sheegey in ay ku heshiiyeen in hal Musharax oo tartanka uga qayb gala ay iska soo xulaan.
Afhayeenka...
Haddaan shabaab waraabe cunoow badnay ciil uma qabno (2) !!
HORUDHAC :
Masha Allaah Shariif Maxamud Shariif Cali si fiican oo Cilmiyeysan oo tafatiran oo uu ku xoojiyey Aayado Quraan ah Iyo Axaadiis Saxiix ah Iyo Aqwaashii Culumadii Salafka Iyo Qaacidoon Usuuli ah ayuu ku bayaanshay in hilib ka waraabaha AMA dabuca uu xaaraan yahay.
Sidoo kale Wuxuu si Cilmiyeysan u soo aruuriyey Imaam Shaafici Iyo Ardeydiisa tiirarka u ahaa, mad-habtiisa waxay ka yiraahdeen...




