Home » Archive Qoraaga

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee Jubbooyinka oo Ciidamada Kenya ku Eedeeyay Xasuuq ay ka Gaysteen Gobolka Jubada Hoose.

Sep 24, 2012
iyo Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo Sheegay in ay Baarayaan Wararka Sheegaya in Dad Rayid ah Ciidamada Kenya ku Xasuuqeen Gobolka Jubada Hoose iyadoo Maalinimadii Shalay Degaanka Janaay Cabdalla uu ka dhacay Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda oo garabsanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Shabaab ayaa haddana waxaa jira Eedeymo soo baxaya ee sheegaya in Ciidamada Kiinyaanku Xasuuq u gaysteen Dad... 

Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo lagu Diley Muqdisho

Sep 23, 2012
Waxaa magaalada Muqdisho xalay lagu diley xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, waxaana dilka marxuumka warsaxaafadeed ka soo saaray guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari oo yiri “waxaan xildhibaannada Baarlamaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Alle naxariistii jano ha siiyee Marxuum Mustaf Xaaji Maxamed oo baarlamaanka ka... 

50 Howl-wadeeno Saxaafad ayaa lagu diley Soomaaliya 1992-2012..

Sep 22, 2012
Tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa meesha ka baxay Amnigii iyo kala dambeyntii umadda Soomaaliyeed hore loogu yaqaaney, waxaana dhacay in la ugaarsado dadka Aqoonta leh oo bulshada indhaha u ah. Ugaarsi aan loo meel dayin oo ku saleysneyn qorshe gaar ah balse lagu cirib tirayo dadka wax garadka ah ee bulshada indhaha u ah ayaa noqdey tusbax afka laga furey. Aqoonyahanada, Nabadoonada,... 
Halkudheg:

Ardeydii Jaamacadii Saxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Wariye Xasan Yuusuf Absuge

Sep 22, 2012
Ardeydii Jaamacdii Sxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qaoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Xasan Yuusuf Absuge oo Dhawaan ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho waxaa Tacsida Diraya Ardeydii ay Isku Fasalka ahaayeen oo kala ah 1-Cabduqaadir Mxamed Hiraabe 2-Cismaan Maxamuud Sheekhow 3-Xuseen Xasan Cali 4-Jaamac Cismaan Kaarshe (Iimaan) 5-Maxamed Caili Ciroole 6-Caddeey Maxamed Yuusuf 7-Dhool Cabdulaahi... 

“Somalia to honour fallen Uganda soldiers”

Sep 21, 2012
“The tree of freedom, democracy and sovereignty of Somalia thrives from the blood of Ugandans… ” stated by Jawari Somali Parliament Speaker… The Somalia Government will honour the blood shed by Ugandans to restore relative peace prevailing in Somalia and has enabled the Horn of Africa nation restart the democratization process, after over two decades of conflict. “The... 
Halkudheg:

Socodkiiu Ciidamada Kenya ee Kismaayo oo Hakad galey ka dib markii Ciidamadii ugu badnaa Xarakada Al-Shabaab ay ku Daabuleen Kismanyo

Sep 21, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xaalad Degganaansha ahi ay ka jirto gudaha magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose ka dib markii meelo Duleedka ka ah maalmihii ugu dambeeyey ay ka jireen Dagaalo aad u qaraar kuwaas oo u dhexeeyey Ciidamada Kenya oo hgarabsoiionaya kuwa Dowladda iyo Xarakada Alshabaab Wararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in... 
Halkudheg:

ILLEEN SUULKUNA GALLAD BUU AHAA !

Sep 21, 2012
Dhambaalka Eebe (Kor ahaaye) ee Quraanka ah, mar walba wuxuu aadamigu ku guubaabinayaa in uu xiiso u yeesho raad-raaca abuurka ee uusan noqon mid la dhaqan ah bahaahinka. Wuxuu inoo tilmaamayaa inaan qiimeyno mudnaanta aanu ka helney xagga Eebe (kor ahaaye) iyo galladaha qiimiga wayn ee bilaashka leynagu siiyay. Aadamiga aanan caqliga adeegsan oo ay caadifaddu ceynaanka u heyso, mar walba waxay nolosha... 
Halkudheg:

Waraysi: Safiirka Suudaan u fadhiya UK

Sep 21, 2012
Safiirka Sudan u fadhiya UK, Cabdullaahi Alazreg, waxa uu ka hadlay in Dawlada Ingiriisku ka horjoogsatay wax ka qabashada amniga Soomaaliya. Waxa kale oo uu ka hadlay xidhiidhka iyaga iyo Uk u dhaxeeya iyo waliba xidhiidhka Soomaaliya ay la leeyihiin isaga oo waliba Talooyin badan u soo jeedinaya Soomaaliya. Waraysiga oo uu qaaday C/raxmaan Xadaana halkan ka dawo:  Read More →

Shacabka Muqdisho oo Xaley ku soo Salaley Daryanka Madaafiic ku Dhacdey Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Sep 20, 2012
Madaafiicda nooca loo yaqaano Hoobiyaha ayaa habeenkii xalay ahaa ku dhacay qaybo ka mid ah Degmooyinka Boon Dheere iyo Shibis ee Magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeryooday illaa afar qof halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Dadkii dhaawaca ahaa ayaa Subaxnimadii hore ee saaka (Khamiis Sept 20, 2012) loola carar cisbitaalada ka dib markii xaley ay Guryahooda ku haysteen... 

Wareysi: Denjiraha Soomaaliya ee Jabuuti Guulwade

Sep 20, 2012
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti, Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade), ayaa waxaa waraysi la yeeshay Maxamed Macallim Cusmaan ALLMAN ee SomaliTalk Jabuuti. Waraysigaas oo Guulwade kaga hadlayo isbedelka ka dhacay Soomaaliya ka daawo video-ga hoose:  Read More →
Halkudheg:

Xubno ka Tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Melbourne (Australia) oo Taageero iyo Talooyin u Direy Madaxweyne Xasan Shiikh

Sep 20, 2012
Waxaa Qoraal Hambalyo ah naga soo gaartey Xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaaliya ee wadanka Australia, gaar ahaan Magaalada Melbourne waxayna Hambalyadooda ku aadaneyd Caleemo saarkii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof Xasan Shiikh Maxamuud , waxayna Ilaah uga baryeen in uu la garab galo Xilkaas Culus ee loo doortey . “Anagoo Jaalliyada Soomaaliya ee wadanka Australia Magaalada Melbourne waxaan... 

SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii

Sep 20, 2012
FSNAU iyo FEWS NET waxay baahinayaan siideynta warbixin ay ku midoobeen oo ah “SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii”. Qormadani waxay gudbineysaa halka ay marayso xaaladda sugnaanta cuntada iyo nafaqada waqtigan (Bisha 7aad 2012) iyo sadaasha muddooyinkan (Bilaha 8aad-9aad 2012) iyadoo dib loo eegayo dhacdada loo badinayo. Waxay qormadu koobaysaa xogta guud... 
Halkudheg:

Madaxweyne Farole oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Maxamad Cisman Edson, Qunsulkii hore ee Safaaradda Somalida ee dalka Kenya

Sep 19, 2012
19 September 2012 TACSI: Marxuum Maxamad Cismaan Aden “Edson” Inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca dadka iyo Dowladda Puntland waxaan Tacsi tiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii, ehelladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamad Cismaan Aden “Edson” Qunsulkii hore ee Safaaradda Somalida ee dalka Kenya oo xalay ku geeriyooday magaalada... 

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud “Kenya ugu Dulqaadanmeyno in ay u Gefto Madaxweyneheenii Hore ee Shiikh Shariif”

Sep 19, 2012
Sam Ongeri “Shiikh Shariif waxaa uu ka mid Dadkii noo soo Gurmadey, Marka Ruux kuu soo Gurmadey Sideen u Eedeyn karnaa” Madaxweyne Xasan sheikh Maxamud oo Shir Jaraaid ku qabtey Xarunta Madaxtooyada ee Filla Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyey warkii ka soo yeerey Wasiirka arimaha Dibada ee Kenya Sam Ongeri ka dib markii uu Madaxseynihii hore ee DFKMG Shiikh Shariif ku eedeeyey in uu ka dambeeyey... 
Halkudheg: ,

Shiikh Shariif “Hadalka Wasiirka Kenya waa mid aad looga Xumaado,waana mid aan Kaalmeyneyn Wada Noolaansha Labada Wadan”

Sep 18, 2012
“Kenya Haddii Shidaal Qodaneyso iyo Haddi Dhul Soomaaliyeed Goosaneyo waxay U taala Dowlada Cusub iyo Shacabka aniga Masuuliyadaas waan soo Gutey mana rabo in aan Dhex galo wax la soo Dhaafey” Madaweynihii hore ee DFKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta Shir Jaraaid ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa jawaab kulul ka bixiyey Hadalkii ka soo yeerey Wasiirkii Arimaha Dibada ee Kenya... 
Halkudheg: ,

Dhibaatada 4.5.ay la Timid iyo Dhaawaca ay u Geysatay Garsoorkeennii.

Sep 18, 2012
Dhamaal Furan oo ku socda Madaxwenaha, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, Qaybtii 2aad Mudane Madaxweyne Dhambaalkaygi kan ka horreeyay waxaan ku Iftiimiyey Amaan iyo kala dambayn inoo taaba gashaa inaysan jiri doonin Haddii la waayo Garsoor hufan iyo Cadaalad dulmiga lagu Xakameeyo,sidoo kale waxaan soo sheegnay Ciidamo badan iyo Gawaari wada Qafilan oo shacabka lagu sii daayo,iyo Hawl-gal Ciidan oo joogta... 

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Kenya oo Shiikh Shariif ku Eedeeyey inuu ka Danmbeeyay Isku Deygii Dhawaan la isku Dayey in Lagu Khaarijiyo Madaxweyne Xasan Shiikh.

Sep 18, 2012
Sida laga soo xigtay warbaahinta Dalka Kenya qaarkood ayaa Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Kenya waxa uu wax ka qoray Qarixii dhawaan ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Sam Ongeri Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Kenya ayaa sheegey isagoo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ka soo baxda Magaalada Nairobi inuu si weyn uga shakisan yahay in isku deygaasi uu ka dambeeyay Shariif Shiikh... 
Halkudheg:

Maxay tahay Sababaha ay Dowladda Kenya Maamulka Pundland uga Maqnaadeen Caleemo Saarkii Madaxweyne Xasan Shiikh

Sep 17, 2012
iyo Dowladda Kenya oo ku Eedeysey Shiikh Shariif in uu ka ,Dambeeyey Qaraxii Hotel Jasiira — Iyadoo Maalintii shaley oo Axad ahayd la Caleema saarey Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ayaa hadana madax lagu martiqaadey Caleemo saarkaas ayaa ka baaqsadey in ay ka soo qayb galaan, waxaana ka mid ah Madaxweynaha Dowlada Kenya Kibaki iyo Madaxweynaha Mamulka Gobleedka Pundland Cabdiraxmaan faroole,... 
Halkudheg:

Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo ay ka qayb galeen Madaxweynah Jabuuti, Raiisul Wasaaraha Itoobiya , iyo Raiisul Wasaare kuxigeeka Turkiga iyo Madax kale

Sep 16, 2012
Waxaa Goor dhow Dugsiga Sare ee Booliska kusoo gabagaboodey Munaasabadda Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof Xasan Shiikh Maxamuud waxaa ka qayb galey Xafladaas Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle , Raiisul Wasaaraha ku meel gaarka ee Itoobiya Xayle Maryam, Rasiil wasaare ku xigeenka Turkiga Baker, Raiisul Wasaare ku xigeenk wadanka Uganda, xaghayaha Jaamcadda carabta Samiir... 
Halkudheg:

Socdaalkeygii Kenya iyo 12 sano oo isbadal ah

Sep 16, 2012
Assalaamu alaykum. Waad salaamantihiin dhamaan walaalaha qeymaha badan ee ku xiran websitekan qaayaha badan. Maanta iyo maqaalkeena,wuxuu kusaabsanyahay safar 2 bilood ah oo aan ku tagay wadankaKenya12sano kadib. Kenyaiyo xaaladeeda,waxaad kala socotaan televisionada Soomaalida oo xarun kadhigtey xaafada Eastleigh ee magaaladaNairobilaakinse waxaan isku dayaya inaan kaa siiyo sawir kayara balaaran. QofkiiKenyabooqasha... 
Halkudheg:

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sii jeeda Magaalada New–York ee Cariga Mareykanka

Sep 16, 2012
Waxaa la filayaa in 23 bishaan September uu Dalka ka ambabaxo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, waxaana uu tagi doonaa Magaalada New York ee Cariga Markeykanka halkaasuu kaga qayb geli doono Shirkii Sannadlaha ahaa ee Qaramada Midoobey oo ay ka qayb galaan Madaxda Dunida. Madaxweynaha ayaa waxaa la sheegey in safarkaan uu yahay safarkii ugu horeeyey ee uu dalka uga ambabaxo iyadoo... 
Halkudheg:

Rajo Caqabad Wadata

Sep 15, 2012
Somaliya waxey soo martay cadaab ay iska kaashadeen koox diimeedyo raba xukun ay xoog ku qabsadaan, hogaamiye dhaqameedyo qabiil raba in qabyaalad wax lagu xukumo, ganacsato burcada oo maalgelinaya shaqsiyaad dowlada uga dhex adeega, wadamada deriska oo raba in siyaasada gudaha ee Soomaaliya ay taladooda yeeshaan, bulshada caalamka oo dooneysa in deeqda Soomaaliya la siiyo inta badan ay dib u boobaan... 

Soomaaliya: Banaanbaxayaal Careysan oo ka soo Hor Jeeda Filimkii Lagu AfLagaadeeyay Nabigeena NNKA

Sep 15, 2012
iyo Ahlu Sunnah oo sheegay in ay Bar tilmaameedsanayaan kuwii aflagadana u gaystay Rasuulka Suuban SCW.. Waxaa Maanta qaybo ka mid ah Gobolada Soomaaliya si weyn la isugu soo baxay banaanbax looga soo hor jeedo Filimkii dhawaan lagu af lagaadeeyay Diinta Islaamka iyo Nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo nabadgelyo Dushiisa ha ahaatee. Banaan baxyadan ayaa meelaha ay ka dhaceen waxaa ka mid ah Magaala... 
Halkudheg:

Cabdiraxmaan Faroole oo Isku Shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada islamarkaana ku sii jeeda Muqdisho

Sep 15, 2012
Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweynaha Maamul Goboleedka PuntLand ayaa qaar ka mid ahaa Golaha Wasiirada Xilkii Wasaaradaha ay hayeen looga qaaday. Wareegtada oo soo baxday Sept 15, 2012 Ka Akhri Halkan Wasiirada Xilalkoodii waayay waxaa ka mid ah Caasha Cabdi Geelle Wasiirkii arrimaha haweenka iyo Qoyska taasoo xilkaasi haysey mudadii Todobada sana ahaydee la soo dhaafay iyadoona lagu bedelay... 

DHOWRISTA DEEGAAN WAA AS-AASKA NOLOSHA

Sep 15, 2012
Qore Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Deegaanka Soomaaliya GREEN SOMALIA (GS) NGO Abdulkadir Mohamoud Walayo Waxaan laga murmurni karin in bani’aadmigu yahay abuurista Eebe haybta ugu caqliga badan. Eebe wuxuu uumay nafley kale oo iyadana la hubiyay inay ku caqli dhowdahay amaseba aadanaha wax dheer tahay, dhir iyo jamaad, kuwaas oo kaabaya ama dhameystiraya nolosha aadanaha si toos ah amaseba si...