Home » Archive Qoraaga
Tahniyad Aroos: Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle
TAHNIYAD AROOS
Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah
Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle
Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa
Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa
Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta
Anaga oo...
Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west
Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west
Irregards to the daily struggles of life in a new country and the revelation of Somali youth leaving Minnesota to fight alongside a designated terrorist group, Somali-Minnesotans continue to show a tremendous strive to adjust life in Minnesota. Among the many graduating students of this year from Minnesota State University were...
SOOMAALIYEY KACA: Maansadii – Abdullahi Spanish
SOOMAALIYEY KACA
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Ubdkaa koraayiyo
U halgama karaamada
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Waa kuurgal nacabkiye
Yuu mudan kabaalada
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Kebeddiyo karbaashkiyo
Kooraha ka dhiidhiya
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Ciyi kolay ku soo dhaxay
Kawlkiina yuu noqon
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Keenada...
Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha – Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?
Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha
Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?
Waxaa 25-27-kii bisha december 2009 , ka bilaamay magaalada Stockholm kulankii islaamka ee wakhtiga qaboobaha la qaban jirey. Kulankaas oo uu soo qabanqaabiyey Masjidka Al-Nur ee xaafada Rinkeby ee Stockholm.Masjidkaas oo ay soomaalidu maamusho.Kulankaas oo ciwaan looga dhigay- maxay ku badbaadi karaan ubadkeeenu?ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka.
Shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay Wasaaradda Maaliyadda Xafiiskiisa Magaalada Garoowe ayaa waxa uu warbaahinta ugu soo bandhigay Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda sanadka 2010 isagoona uga warbixiyey warbaahinta hawlaha lagu qaban doono.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Faarax Cali Shire ayaa waxa uu tafaasiil ka...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda HADMA oo ka warbixiyey hawlaha Hay,adda
Maareeyaha Guud ee Hay,adda Biniaadamnimadda & Maareynta Waxyeeladda Masiibooyinka ayaa waxa uu maanta ka warbixiyey hawlaha hay,adda iyo qaabka ay iminka u shaqeyso isagoona xusey in hay,adda haatan ay shaqadeedu tahay mid si wanaagsan u shaqeysa wallow uu sheegay in ay hay,addu tahay hay,ad u shaqeysa sida wasaaradda Dawladda oo kale taasi oo uu ku sheegay in hay,addani tahay mid Dawladda hoostagta...
Cali Maxamed Geeddi Wasiiradiisii mid kamida oo ugu baaqay in Hantidii ummmadda Soomaaliyeed uu ka dhacay uu u soo celiyo ee uusan kursi uga raadsan: Dr C/casiis
Waraysiga Halkan ka dhegeyso/Akhri…
Dr. Cabdicasiis Sheikh Yuusuf oo ahaa wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Cali Geeddi oo u soo jeediyey Ra’iisul wasaarahiisii xilligaas iyo kuxigeenkiisii in ay dib u soo celiyaan lacagtii qaranka ee ay qaateen…
Dr. Cabdicasiis oo Cambaarayn ugu soo jeediyey dawladda Shariif in ay weli ku dhegan yihiin heshiiskii is afgarad kaddib markii...
Maanta oo Axada waa Caashuuraa, waa Muxarram 10 keedii
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan
WQ. Xasan Dhooye [abu xafso]
dhooye@hotmail.com
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu
Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1431
Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay subxaanahu watacaalaa,Nabi Maxamedna nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato.
Walaal waxaan idiin rajaynayaa sanadkaan cusub oo inoo dhashay inuu ilaahay nawaafajiyo khayr...
Cali Axmed Jaamac Jangali oo Baarlamaanka DFKMG ku Taageeray Diidmadii Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya!?
Warka oo dhan halkan ka akhri…
Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali, ayaa sheegay in aan madaxweynaha DFKMG looga baahnayn in uu saxiixo xeerkii ay baarlamaanka DFKMG ku diideen heshiiskii Is-faham (ee dhexmaray DFKMG iyo Kenya), isagoo intaas ku daray in mar haddii baarlamaanku diidey ay arrintaasi xirantay.
Jangali waxa uu hadalkaas yiri mar uu magaalada Jabuuti waraysi...
Wafti uu Hoggaaminayo Prof. Ibbi oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Magaalada Manila ee dalka Philippines
WAFDI UU HOGAAMINAYO KU-XIGEENKA RA’IISUL WASAARAHA PROF. IBBI OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY MAGAALADA MANILA EE DALKA PHILIPPINES
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
20 December 2009, waxaa magaalada Manila ee dalka Philippines ka degey wafdi rasmi ah oo uu hogaaminayay Ku-Xigeenka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda XFKMG ah ee Soomaaliyeed, ayna ku weheliyeen...
Baaq Nabadeed oo ku aadan Gaalkacayo oo ay Soo Jeediyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Odense Denmark
BAAQ NABADEED OO AY SOO JEEDIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE ODENSE, DENMARK
Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 25.12.2009 ku yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan magaallada Odense ee dalka Denmark ayaa isku soo qaaday colaadda iyo dagaallada laga soo sheegay magaallada Gaalkacyo, gobolka Mudug ee Soomaaliya.
Shirkan, oo ay ka soo qaybgaleen odayaal, culumaa’uddiin, aqoonyahano iyo qaar...
ARS Press release on UNSC Sanctions against Eritrea
Isbahaysiga Dib-u-xoraynta Soomaaliya
Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS)
UNSC Sanctions against Eritrea
The Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) expresses profound dismay with UNSC resolution 1907 (2009) dated December 23, 2009. Although the declaration purports to address immediate threats to the stability and wellbeing of Somalia, yet it has been reduced simply to another...
Sahmintii nolosha Suxufiyintii soo barakacday iyo waxqabad la’aanta ururka NUSOJ.
Sahmintii nolosha Suxufiyintii soo barakacday iyo waxqabad la’aanta ururka NUSOJ.
NUSOJ-“waxanu ka walaacsan nahay xalada suxufiga jooga somaliya”
Hordhac.
Tan iyo markii dharaar cad lagu dilay magalada Muqdisho Allaha unaxariistee wariyyaasha kala ah 1-Mahad axmed cilmi 2-Ali Iimaan Sharmarke oo labaduba katirsanaa idaacda iyo TV-ga hornafrik ee maglada Muqdisho ayaa waxa mugdi ku yimid niyadii...
Xeeladaha Guur iyo xiligan adag! | Maxamed cusmaan
Xeeladaha Guur iyo xiligan adag!
W/Q: Wariye Maxamed Cusmaan New york
Dhibta dagaal iyo qaxarka kale ee nololeed ee dalka ka jira, waxaa ay badeleen qaab nololeedkii qoysaska soomaaliyeed, kuwii horey loo yigleelay iyo kuwii qorshuhu ahaa in la unko.
Qoysaskii horey u dhisnaa ayaa midba meel ka dhacay. Hooyadii iyo qaar ka mida caruurtii meel bay u barakaceen ama...
Go’aanka Maamulka GPL Ma Musaafurinta Muwaadinka Soomaaliyeed | Cabdiraxiin
Go,aanka Maamulka Goboleedka Puntland Ma Musaafurinta Muwaadinka Soomaaliyeed iyo Madax buuxinta Maamulka itoobiyaa?
Waxaa inta badan maamul goboleedka puntland ku naalloodaan oo ku faanaan nabada iyo maamulka iyo nidaamka ay samaysteen ee labadooda gobol
Hadana markaad hoos u sii eegto nabada iyo maamulka ay samaysteen waa mid ku kooban
Beelaha degaanka ah ee ka soo jeeda labada gobol...
DFKMG iyo Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyey Cunaqabateynta lagu soo rogay Dowladda Eratrea.
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyey Cunaqabateynta lagu soo rogay Dowladda Eratrea.
Danjiraha Soomaaliya u jooga Qaramada Midoobe Cilmi Ducaale oo oo la hadlayey warbaahinta isaga oo ku sugan Magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobe ayaa waxa uu sheegay in ay Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti Mas’uul looga dhigay in ay sii ambo qaadaan la socodka Cunaqabateynta ay...
Dowladda KMG, oo soo bandhigtay lacag Dollar been abuur ah oo gaaraysa ilaa 3.5-Milyan oo doolarka Madow ah.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho lagu soo bandhigay lacago faalso ah oo Doolarka Maraykanka ah, lacagtaasi been abuurka ah ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Lacagtaan faalasada ah ayaaa ahayd ilaa 3.5-Milyan oo doolarka Madow ah ayaa maalintii shalay lagu...
Ugaas Maxamed-weli: “Ma aha inay shacabka simaan mujaahidiinta iyo ciidamada cadowga ee dalkeena ku soo duulay”
Ugaaska beesha Sade ahna afhayeenka Salaadiinta beelaha Daarood Ugaas Maxamed-weli Sheekh Axmed-Nuur oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu uga hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, wuixuuna baaqyo u jeediyey Mujaahidiinta, shacabka iyo qabaa’illada Soomaaliyeed wuxuuna shirkiisa Jaraa’id ku bilaabay sidatan:
“Xaaladda dalka Soomaaliya ku sugan yahay waa mid marba...
Puntland: Xaggee u socotaa? | shakibdhowre
Puntland: Xaggee u socotaa?
22/12/`09
“ Dabkuu shiday gumeystuhu duur saw ma uu galin
Diinaarkii uu daadshay Damiin soo ma uu guran
Googooye Soomaali oo gobolba meel aadye” Shakib dhowre `93’
Hordhac
Ilaa iyo markii sheydaan diiday amarkii Alle “inuu u sujuudo Nabi Aden” waxuu ku dhaaartay inuu adoomada Alle wadada wanaagsan ka leexiyo. Ka dibna waa kii damac iyo waswaas ku riday Nabi Aden...
Hayadda SOCWE oo qabatey Madal looga hadlayey Doorka Haweenka ee ka qaybgalka Nabadda iyo Dib u heshiisiinta
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa Hotelka Bakin ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Madal hal Maalin ah ku saabsan Doorka Haweenka ee ka qaybgalka arrimaha Siyaasadda , Nabadda iyo Dib u heshiisiinta waxaa soo qaban qaabisey Hayadda SOCWE Somali Center for women Empowerment oo inta badan isku howsha Dhinaca Haweenka Waxaana gacan ku siiyey Hayadda Global Fun for Women waxaana ka qaybgaley...
Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin
Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin
Wuxuu u baahan yahay Qaliin deg deg iyo gar gaar Baniaadanimo
Halkan ka eeg warqadda dhakhtarka iyo sawiro
Inta aad nooshahay waxaa maalin kasta waxaad arkeysaa wax aad la yaabto Mar aan dhawaan booqdey xero ay ku jiraan dad soo barakacay oo ku taal Deegaanka Xaawo Cabdi ayaa ku soo arkey Canug Laba sanno jir ah oo ku dhashey mid ka mid ah Daamankiisa...
Xafladda Furitaanka Adeegga SAHAL ee Shirkadda GOLIS Oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xafladda Furitaanka Adeegga SAHAL ee Shirkadda GOLIS Oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan .
Badhan : Shirkadda Golis oo ah shirkadda ugu ballaadhan ee adeegyada kala duwan siisa guud ahaan magaalooyinka gobolka Sanaag sida : telefoonka landline-ka , telefoonka gacanta , internet-ka iyo korontada ayaa ku kordhisey adeegyadeeda ay macaamiisha siiso barnaamijka cusub ee adeegga...
Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland
Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland
SCOTLAND: Madaxa Ururka Dhallinyarada Cusub Dhaqanka iyo Isboortiga [SNGSC] C/qani C/llaahi Hilowle (C/qani jeenyo) oo booqasho ku tagey Scotland.
Guddoomiye C/qani Jeenyo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalkaasi iyadoo mas`uuliyiin isboorti oo uu horkacayo Ilyaas Cali Wakiilka NGSC ee dalka Scotland ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay halkaasi.
Guddoomiyaha...
Astaanta Dawlad gobleedka Puntiland Yaa ku Guulaystay
Astaanta Dawlad gobleedka Puntiland Yaa ku Guulaystay
Figradii Asli Ahmed Mahamoud ( Asli Qodax)
Waxaa naga soo gaaraya magaal madaxda dawalad gobloleedka Puntland ee Garowe in shalay oo ay taariikhdu ahayd 22/12/2009, lagu dhawaaqay calanka iyo astaanta ay yeelan doonto Dawlad gobolkeedka Puntland.
Baarlamaanka Puntland ayaa ansaxiyey calanka ay yeelanayso DGPL kaddib markii ay cod u qaadeen nooca...
Bilow Kerow oo ganacsatada Soomaalida uggu baaqey daganaan.
Bilow Kerow oo ganacsatada Soomaalida uggu baaqey daganaan.
Xildhibaankii hore ee deegaanka bartamaha Mandera Bilow Kerow ayaa sheegay in sharciga Kenya ee ku aadan ganacsiga iyo maalgashiga dalka uu cad yahay.
Bilow Kerow wuxuu kaloo sheegay in dhamaan Keenyaanka ay u siman yihiin dalkani, isagoo intaa ku darey in loo baahan yahay in is ixtiraam ah lagu wada noolaado.
Keeroow oo iddaacada Star FM...