Home » Archive Qoraaga
Puntland: Dulmi Diidow Dulmi Doon ha noqon | Amiin Yuusuf
Markii la riday Dowladdii Max’ed Siyaad Barre, waxaa Jabhaddii xukunka ka riday Max’ed Siyaad Bilaabeen xiligaasi in ay qabiil qabiil u dagaalamaan taasina waxay keentay in dad aan waxba galabsan la laayo, “Waxaan arkay isaga oo taar ku hadlaya ee waa in la dilaa”, “Waxaan arkay isaga oo madfac hogaaminaya ee ha la dilo”, “Waxaan arkay isaga oo la shiraya kooxo faqash ah sidaasna...
Sawiro iyo qoraal ka turjumayo nolosha Qoxotiga somaliyeed ee Jaziirada Malta
Sawiro iyo qoraal ka turjumayo nolosha Qoxotiga somaliyeed ee Jaziirada Malta
http://msf.org/source/countries/africa/somalia/
Waa naiisb daro xaalada soomaliya iyo raja xumada ka muuqato, waxaa nasiib daro ah in dhalinyarada fursada kaliya ay helaan oo ay ooga baxaan wadanaka ay maraka qaarkood mutaan nolol ka xum tii ay ku noolaayeen markii ay joogeen gudaha somaliya.
E-mailkan waxaan...
Soomaali kale oo weli ku harsan Xabsiga Guantanamo-Bay
Dad jinsiyado kala duwan ayaa laga sii daayey Xabsiga Kutanaamabay ee ku yaala Jasiiradda Cuba kadib markii ay mudo dheer halkaasi ku xirnaayeen, waxaana dadka la soo daayey ka mid ah labo nin oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Max’ed Suleymaan Barre iyo Ismaaciil Caraale.
Labaddaan ayaa lagu wareejiyey Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxayna xabsiga ku jiraan mudo 8 sano ah sida uu...
Hasheer Dabalaay Gooji Ama Ha Goojin, Wallee Geela Gu’ga Dhali Uunbaa lagugu Tirin | Prof Farjac
Abaabulkii iyo Hufidii Dr. Maxamed Cadduur, Habayntii iyo isku dubaridkii Eng. Muhiadin Hussein Eid, Qalinkii Prof. Farjac
Barlamaanka Puntland wuxuu ka kooban yahay 66 xubnood oo ay qaab qabiil ku soo xulaan issimada beelaha Puntland deggan qaarkood. Iyadoo markaa beelo badan oo reer Puntlanad ay saamigi ay ku lahaayeen la duusisye oo weli laalan yahay, isla markaana ay weli ka dharsugayaan in ay...
A Letter to Somali MPs | Abdiqani Farah
A Letter to Somali MPs
This is a letter to our Members of Parliament. Greetings and peace! Today I am writing this letter to you based on two things. The first one is about the unmet promises that you made when you took oath in 2004 and early 2009. In these promises, you told us that you could set our war-torn country in a new direction, the True North. But you failed to meet this commitment,...
Upcoming HIRDA’s 5th “Amsterdam Futsal Tournament 2009”
Upcoming HIRDA’s 5th “Amsterdam Futsal Tournament 2009”
HIRDA is proud to present the fifth
tournament ‘‘Amsterdam Futsal Tournament 2009’’. The tournament will be
held on the 26th and 27th of Dec 2000 which is to present the
fifth cup to promote peace & development, social cohesion between
the youth in The Netherlands & around EU- Countries, for more information go to www.hirda.org
ound...
Bayaankii shirkii ARS ee London lagu qabtay
Bayaan
Halkan ka daawo sawiradii shirka (London)
Shirkii ugu horeeyey oo uga furmay Isbahaysiga dib-u-xoreynta Soomaaliyeed magaalada London, dalka Ingiriiska oo laba maalmood soconayey (18-19 Desember 2009) ayaa maanta soo gabagaboobey. Shirkan waxaa ka qayb galy qaar ka mid ah labda gole ee Isbahaysiga (Golaha Dhexe iyo kan Fulinta) oo aan kala raacin kooxihii ka baxay iyagu iskood uga baxay Isbahaysiga.
Waxaa...
Calanka iyo astaanta Puntland (Muxyadiin, Liibaan, shiine iyo Siciid)
Calanka (koowaad) waxaa soo gudbiyey Mohyadin Mohamed Ali
Calanka (labaad) waxaa soo gudbiyey Liibaan Abdi Rashid
Calanka (saddexaad) waxaa soo gudbiyey Siciid Cali Cabdulle
Calanka (afraad) waxaa soo gudbiyey Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)
Astaanta Calanka Puntland ee uu soo gudbiyey Mohyadin Mohamed Ali
SCW:
Anigoo ah Mohyadin Mohamed Ali” Wayrax” ahna Muwadin Somaliyeed...
Calanka iyo Astaanta DGPL ee ay gudbiyeen qaar kamida shacabku
Calanka iyo Astaanta Dawlad Goboleedka Puntland ee ay soo gudbisay
Murwo: asli ahmed mohamoud (asli qodax) oo ah u qareeme bulshada rayidka ah dhinacyada nabada iyo xuquuqda aadanaha. ( date: 15/12/2009)
tell: 794007
Email: qodax38@yahoo.com or qodax38@gmail.com
Faah-faahinta midabyada calanka iyo sababtaan u doortay
1. Qaybta buluuga ha waxay muujinaysaa ka mid ahaanshaha somali weyn...
Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka SDSI
Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI)
Kaddib markii maalintii shalay aheyd shir Teleefaneed ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah xubnaha guddiga guud ee Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) looga dhawaaqay in Ururkii samafalka ahaa ee SDSI loo weeciyay in uu yahay Urur Siyaasadeed ayaa waxaa soo baxay xubno dhowr ah oo isaga baxay...
Soomaaliya sidee bay Nabad iyo Xasillooni ku gaari kartaa ? | Daadurey
Soomaaliya ayaa waxay soo martay marxalado kala gedisan oo aad u adag tan iyo intii ay burburtay Dowladii dhexe ee Dalka Soomaaliya taasina waxay abuurtay Nabadgelyo la’aan ku baahda Dalka oo dhan , waxaanna Xasilooni darradani ka faa’idaysanaya Dad aan Soomaaliya u dhalan oo Dalalkoodii Dembiyo ka soo galay oo la raadinayo oo gabaad ka dhiganaya Xasilooni darrada ka jirta Dalka Soomaaliya...
Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo.
Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo.
Barlamaanka Dowlada Puntland ayaa Ansixiyey Dastuurka Cusub ay Yeelanayso Dowlada Puntland ka dib markii ay Cod Aqlibiyad u qadeen Barlamaanka Puntland.
Fadhiga ee maanta yesheen Barlamaanka ayaa waxa kasoo Qayb galay 59 Xildhibaan iyadoo 57 xildhibaan ay u codeyeen Dastuurkan Cusub ee loo sameeyey Maamulka Puntland.
kulankaani...
Muqdisho: Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aan
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aanka karimka ee degamadda karaan ee magaalada Muqdisho
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa maanta la gaarsiiyay deeq lacageed oo gaareysay $200 Doolar mid ka mid ah Dugsiyadda ku yalla magaaladda mugdisho. gaar ahaana degmadda kaaraan ,kaas oo ay Xiligaan wax ku bartaan arday...
Yaa ka dambeeyey in Ciyaartooydii Eretereya ku baxsadaan Magaaladda Nairobi
Warar ay baahiyeen saraakiil dhanka ciyaaraha ah oo ka tirsan Afrika ayaa sheegay in 12-ciyaartoy oo ka mid ah xulka Qaranka dalka Eritrea oo uga qaybgalay dalka Kenya ciyaarihii bariga iyo bartamaha Afrika ay goosteen
Nicholas Musonye oo ah xoghayaha guud ee xiriirka ciyaaraha bariga iyo bartamaha Afrika ayaa saxaafadda ugu sheegay Magaalada Nairobi ee dalka Kneya in tababarihii xulka Qaranka Eritrea...
Maxaad kala Socotaa Soomaalida ka buuxda Xabsiyada Magaalada Nairobi | Xaashi Dheere
Waxaan shalay hawl indho indheyn iyo u Kuurgeilidba ah ku tegey Xabsiyadda , Saldhigyada Booliiska iyo Maxkamadaha sharciyadaa ee magaaladan Nairobi ee xarunta dalka Kenya .
Hadii aad doonayso in aad arimahan oo kale wax ka ogaato waxaa waajib kugu ah in aad qal;ab qaadato subaxnimada hore marka aad Salaad subax tukato, si aad uga horumarto Cidhiidhiga iyo isjiidhka dadka faraha badan ee Kiisasku...
Joornaaliisteyaashii Lagu Diley Soomaaliya 1991 – 2009
Dhicidii xukunkii Maxamed Siyaad Bare ee 1991 iyo dagaaladii sokeeye ee ka danbeeyey ee ay Soomaalidu ku dad, dal iyo duunyaba beeshay waxa marka laga tago shacabkii faraha badnaa ee lagu diley ka sokow ay dagaaladaas iyo fowdadii dabajoogtayba galaafteen nolosha suxufiyiin fara badan oo la diley iyagoo doonaya iney dunida u soo bandhigaan masiibadii heysatay Soomaalida.
Fiiro Gaar ah: Maqaalkan...
Minneapolis: Barnaamijka Maktabadaha Degmada Hennepin ee December ilaa Febraayo
check (www.hclib.org) for updates.
BARNAAMIJTA MAKTABADDA DEGMADA HENNEPIN EE DIISEEMBER – FEBARAAYO 2009/2010
BUUG, CDyo, DVDyo, KUMBUYUUTARRO, BARNAAMIJ, ADEEGYO KALE
Maktabadda Degmada Hennepin waxay bixinaysaa boqollaal barnaamij oo lacag la’aan ah xilligan qaboobaha oo loogu talagalay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn. Barnaamijtaas waxay bilaabanayaan bisha Diiseembar (http://www.hclib.org/pub/events/)....
Kenya: Soomaaliya Xal miyey la dooneysaa misa xal la’aan?.
FAALLO::: Kenya: Soomaaliya Xal miyey la dooneysaa misa xal la’aan?.
Xaalada Soomaalida ku nool Kenya iyo mida Ganacsi. Sidoo kale warbaahinta iyo doorka dowlada Kenya ee Xalka Soomaaliya.
Wadanka Kenya waxuu kamid yahay Dalalka dariska dhow la ah Wadankeena Soomaaliya, waxuuna door firfircoon uu ku leyahay Siyaasada Soomaaliya, ayadoo dad faro badan oo Soomaaliyeed ay dagan yihiin Wadankaan, sidoo...
Gabay: Godane Weydiiya? | Abwaan Xasan Garaad Warsame
Ayadoo dadka Soomaaliyed ay ahaayen kuwo siyaabo kala duwan wax is kugu sheego ayaa hadana Gabayadu waxeey kamid ahaayeen waxyaabaha wax la isku tuuso ama wax la isku weydiiyo, waxeyna ka dharagsan yihiin Hal abuurada Soomaaliyeed in dhambaaladooda ay ku gudbin karaan waxa ka soo maaxdo Maskaxdooda, taaso mararka qaar noqota mid ufuran dhamaan dadka iyo hal abuurada Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan...
Al shabaab oo xayiraad saartay hay’ada Mine Action
بسم الله الرحمن الرحيم
Taariikh : 17-12-2009.
Bayaan ku aadan Howlaha Hay’ada Mine Action.
Laga bilaabo taariikhdu marka ay tahay 17-12-2009, Hay’ada hoostagta qaramada Midoobay ee loo yaqaano Mine Action waa mid xiran.
Tilaabadan ayaa waxaa qaaday Xafiiska Lasocodka Arimaha Hay’adaha Ajnabiga ah kadib markii diraasad qoto dheer uu ku sameeyay dhaqdhaqaaqyada iyo ujeedooyinka...
Warsaxaafadeed: Suldaan Axmed Dhore Farax
Kulan balaaran oo ay ka qeyb galeen xubnaha odoyasha dhaqanka ee beelaha hawiye oo lagu soo bandhigay hagardaamooyinka loo maleegayo bulshada islaamka ee somaliyeed .
Nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka oo ayaa waxaa uu u qoraa sidaan
Hordhac ………
Waxaa laga wada dharagsan yahay caqabada ugu weyn ee hortagan nabada ka dhalata dalka somaliya in ay tahay faragalinta shisheye ee lehmid ciidan iyo mid...
Arday ka Qalin Jabisay Schoolka Al-Aqsa Ee Nairobi
Arday ka Qalin Jabisay Schoolka Al Aqsa Ee Nairobi
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Dec 15, 2009: Xaflad aad looga soo sheqeeyay islamarkaana ay ka qalin jabiyeen Arday tiradoodu kor u dhaafayso ilaa 1500 oo Arday ayaa waxaa ay ka dhacday holka wayn ee lagu magacaabo islii mool oo ku yaalo badhtamaha magaalada Nairobi..
Munaasabadan Qalin Jabinta aya waxa iskugu yimi Aqoonyahano iyo Culima Awdiin...
Hambalyo Sanadka cusub ee Hijiriyadda 1431
Hambalyo Sanadka cusub ee Hijiriyadda 1431
Caawa ayaa la filayaa in uu curto Sanadka cusub ee Hijriyadda Islaamka 1431, waana bisha Muxaram oo ah bisha la bixiyo Zakada, iyadoo taasi jirto ayaa shacabka Soomaaliyeed ku baraarugsaneyn dhalashada sanadka cusub ee Islaamka taas oo lagu sababeeyey kadib markii ay qabatimeen sanadka Miilaadiga oo isagu haatan maraya 2009, maalmo kadibna la geli doono 2010.
Dalalka...
CPJ: 2009 the bloodiest year for African journalists since 2000
Committee to Protect Journalists
330 Seventh Avenue, New York, NY 10001 USA Phone: (212) 465‑1004 Fax: (212) 465‑9568 Web: www.cpj.org
Tom Rhodes | Africa Program Coordinator | trhodes@cpj.org | (212) 300 – 9022
CPJ: 2009 the bloodiest year for African journalists since 2000
New York, December 17, 2009—2009 has been the bloodiest year for media professionals killed...
Maanso: Shacabkaa Dambiila ah | Cabdi Haro
Maansa ka mida diiwaanka cusube ee silsilada deelayda qarniga 21aad | Cabdi Haro
Ka dib markay dhallinyaro Somaliyeed, billaabeen, silsilad Maanso-wadaag oo ay ugu magacdareen Deelleyda Qarniga 21aad, ayaan waxaan goostay inaan kaga qayb galo maansadan aan u bixiyay”Shacabkaa Dambiila ah” soona baxday 14/12/2009. Waxaan filayaa inaynu ogsoon nahay, in ninka fiican iyo ka xuniba inay ka...




