Home » Archive Qoraaga
Warbixin: Bursaalax iyo barismaadka cusub
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Magaalada Bursaalax waxaa la aasaasay qiyaasta sannadkii 1961kii. Waxaa kaloo lagu magacaabaa Burar. Magaalada waxaa loogu magacdaray Alle ha u naxariistee halgamaagii Saalax Jaamac Kaarshe oo isagu magaalada aasaasay, kana mid ahaa halyeyadii ururkii gobanimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Waa magaalo muhiima oo ay maraan waddooyin waaweyn, sida: waddada Gaalkacyo ku...
Soomaalida iyo is dhaxalsiinta colaadda | Axmed C/samad
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Soomaali kuma gaar ahee aadanuhu way colloobaan, waxayse ku kala duwanyihiin nooca colaadda (inay xaq tahay iyo inay baadil tahay), cidda lala dirirayo oo noqon karta cid mudan colaad ama aan mudnayn, siday u koobaan colaadda baaxaddeeda ama u baahiyaan iyo siday u xalliyaan ama u joogteeyaan. Waxay kaloo ku kala duwanyihiin siday u ilaaliyaan akhlaaqda dagaalka....
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 3aad)
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida uga faa’ideysan karto....
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (1) | W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan...
Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I. Qalinkii: Prof. Farjac
Fiiro Gaar ah: Qoraalkan waxaa qoray, soona tebiyey Musharaxii Madaxweynaha DGPuntland Prof. Cumar Cali Farjac, fikradda uu maqaalkani xambaarsan yahay waa mid isaga u gaar ah.
Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid)
Arar:-
Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee tani waa jug-jug meeshaada jog. Weliba tii hore baa la qaatay, oo nabadu...
1da Luulyo & Maamul Goboleedyada Maanta jira | Daadurey
Hordhaca taariikhda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka muuqanaya qaybsigii gumeystayaasha reer Yurub ay ku qaybsadeen Shirkii Baarliin sanadkii 1884kii qaarka mid ah Waddamada Afrika gaar ahaan Soomaaliya , gumaystuhu wuxuu awoodda saaray in Soomaaliya sida ka muuqata taariikhda maguuraanka ah ee ay suxufiyiintu ka qoreen qaybsigii Afrika ee reer Yurub loo kala qaybshay Shan qaybood taasi oo aad ka dareemi...
Soomaaliya waa iib (Q.7aad)
XORNIMADII DHICISOWDAY 1960:
Sidaan lasocono waxaa lagu jiraa sanad guuradii kontonaad ee kasoo wareegtay waqtigay xoriyadda qaateen labo gobol oo kamid ah shantii qaybood ee Soomaaliya loo kala jaray markii gumaysigu yimid. Su’aashu waxay tahay laga soo bilaabo 1960 kii bartamihiisii ilaa laga soo gaaro 2010 bartamahiisa midnimadii ma nusqaantay?, xornimadiise ma dhameystirantay? gobolo u sharaxan...
Siihayaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Jabuuti Amb, Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Caasimada Dalka Jabuuti.
Xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti, tan iyo bur burkii dowladii dhexe kadib, kama helin daryeel guud iyo mid gaar ah seddaxdii dowladood ee lagu dhisey dalka Jabuuti oo ay madaxweyne ka ahaayeen Cali Mahdi Maxamed, Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Shariif Sheekh Axmed oo hada xilka haya, sidoo kale dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha ka ahaa ee iyaduna lagu soo dhisey dalka Kiiniya.
Safaaradda...
Wariyayaasha Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad Khatar waxayna Dhacdadi ugu dambeysey ay ahayd markii…
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay ka siii dareyso xaalada Soomaaliya ayaa sidoo kale Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad la dhihi karo Naf hurnimo ama Biimo waxaana maalin weliba soo gaara Dhimasho , Dhaawac , Xabsi, Barakac iyo Hanjabaadyo , sidoo kale Xarumahooda ayaa lala beegsadaa Duqeymo waxyeelo ka soo gaarta iyaga iyo Hantidooda waxayna ahay dhacdadii ugu ...
Open Letter to Pregressio | Hariri
A healthy democracy depends on more than casting regular ballots, but it rather depends on faith in the processes by which decisions are made. Sadly, this fundamental trust has been broken in the so-called election that you observed in Northwest Somalia or “Somaliland” in June 26, 2010.
According the international law and regulations, Somalia is one state and no self proclaimed states can be considered...
Warqad Furan: Doorashada Somaliland
Bismilaahi Raxmaani Raxiim. ASalaamu Calaykum?
Salaan sharaf mudan ka dib; ugu horreyn waxa mahad leh Allaah, sidoo kale waxaan halkan uga dirayaa tahniyad, hanbalyo, bogaadin iyo mahadcelin ba shacbiga Somaliland, guddida doorashada, ciidanka qaranka, ka booliska, xisbiyada siyaasadda, kor-joogayaasha (observers) caalamiga ah iyo qurbajoogga Somaliland ee dalka ku sugan, oo intooduba fududeeyey...
Alshabaab oo saxafiyiin geysay goobo ay lawaregeen gacan ku heyntooda
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo Shir jaraa’id ku qabtay Gurigii nabad Sugida Somaliyeed ka dib markii ay kala wareegeen ciidamada dowlada FKMG oo taageero dhankasta ah ka halayey Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.
Halkan ka daawo sawirada
Sheekh Cali dheere oo uu hareertiisa fadhiyey Afhayeenkii Hore ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sheegay in dowlada DFKMG iminka Dhulka...
South Africa: ‘Youths given tik and R60 to kill Somalis’
Four youngsters aged between 16 and 26 are behind bars for allegedly accepting cash and tik bribes to kill Somali shopkeepers.
The Bloekombos quartet are accused of taking money from jealous local businessmen who want the rival Somali store owners out of their area.
The young men were allegedly given guns, money and drugs to kill the Somali shopkeepers and burn their shops.
Monica Fritz, 55, said her...
Walad Cabdalla oo Warqaddiisii Ugu Dambaysay u diray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qurbaha Kunool
Axmed Walad Cabdalla ayaa, ka hor inta uusan ka tegin xilka wakiilka Qarammada Midoobey ee Soomaaliya (July), waxa uu warqaddii ugu dambaysay (No.26) u diray Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool qurbaha.
Warqaddaas oo uu arrimo badan kaga hadlay waxa uu gabagabadeeda uu Soomaalida ku weydiistey in ay cafiyaan. “Aniga dhankayga, waan cafiyay kuwa si uun, anigoo jooga ama anigoo maqanba, hadal xun...
Minneapolis: Warbixin Mutamarkii 10aad ee Woqooyiga Ameerika
Waxaa magaalada Minneapolis lagu soo gabagabeeyey Mutamarkii 10-aad ee Woqooyiga Ameerika oo socdey saddex maalmood (June 18-20, 2010). Mutamarkaas oo sanad kasta xilliga xagaaga lagu qabto Minnesota. Mutamarka sannadkan waxaa si wada jir ah u soo diyaariyey Xarunta Abuubakar As-Saddiiq Islamic Center ee Minneapolis iyo Goloha Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika. Ilaahay Mahadi ha kagaadho...
Shiikh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid oo weli ku Muransan Cidda ka mid noqoneysa Golaha Wasiirada Cusub
Dib u dhac mar kale ku yimid Magacaabista Golaha Wasiiradda…..
Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxweynaha DFKMG Somaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa qoorta iskula jira ka dib markii ay si aad ah ugu doodeen Xubnaha soo galaya ama ka mid noqonaya Golaha Wasiirada iyadoo madaxweyne sheikh Shariif uu doonayo in aanan laga tegin raggii Saaxiibada...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhagax Dhigey Dhisme Xarun Cusub oo ay ku baxaysa $10-Milyan oo uu Yeelanayo Salaam African Bank
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa 23/06/2010, Dhagax Dhigey bilowga dhisme ka koobnaan doona toban dabaq oo uu yeelanayo Salaam African Bank, iyadoo ay goob joog ka haayeen inta badan Golaha Wasiiradda, Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Md, Idiris Arnaa’uud Cali, qaar ka mid ah xildhibaanada, xubno ka socdey Dublamaasiyiinta caalamka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti, qaar ka mid ah Culumaa’udiinka,...
Beelaha Banaadiriga iyo Jareer Weyne oo ka soo horjeestey Saami Qaybsiga 4.5
Kulamo maalmahaan u socday Beelaha Banaadiriga iyo Jareer Weyne ayaa waxay ka soo saareen Bayaan ka kooban dhowr qodob oo khuseeya arrimo fara badan sida xaaladda dalka uu marayo xilligan iyo go’aano kale.
Munaasabad ka dhacday Xarunta Qowmiyadda beelaha Banaadiriga ayna ka soo qeyb galeen, waxgaradka, culumaa’udiinka, shaqsiyaad caan ah, siyaasiyiinta beelaha banaadiriga iyo Jareer weyne ayaa...
50 Sano kaddib oo Hargeysa markale loogu baaqay in ay hormuud ka noqoto Midnimada Qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed
Barnaamij uu baahiyey Telefishanka Aljazeera, qaybta Afka Ingriisiga, ayaa waxaa looga hadlay midnimada Soomaaliyeed, doorashada Somalilanad, iyo in xisbiga ku guulaysta doorashadaas ay la gudboon tahay inuu hoggaamiyo nabbada iyo midnimada guud ahaan Soomaaliya. Waxaana barnamijkaas doodda ahaa ka qayb qaatay Prof. Cabdi Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota, Prof. Afyare Cilmi oo wax ka dhiga...
BBC journalist in Somalia refused entry to UK to collect award from parliament
A BBC World Service journalist working in Somalia was due to collect an award from parliament this month for courageous journalism but was denied entry to the UK.
Somali journalist Mohamed Olad Hassan was expected in the UK to receive the Speaker Abbot award from the Speaker of the House of Commons on 14 June (2010) in recognition of his reporting from Mogadishu, but his application for a visa to enter...
Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka oo ku baaqey in ay is casisho Dowladda
WARAR GOOS GOOS AH:
. Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay jaamacad Indonesia
. Hay’adda CDHR oo qabatey siminaar ku saabsan Xaquuqda Aadanaha…
. Socdaalkii Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka ee Puntland iyo Ottawa
. Wargalin: Magaalada London oo lagu qabanaayo xaflada 50-guuradii Xoriyada dalka Soomaaliya
London 25/06/2010
……….
Wasiir ka tirsan Dowladda...
Waraysi: Xeerka (Charter) Cusub ee Jabuuti loogu samaynayo Magaalada Muqdisho
Dr. Cabdiqaadir Cabdi Guutaale oo ah la Taliyaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFKMG “…Anagu Muhiim Inooma Ahan in Qabiilo Wax Loo Qaybiyo, Waxaa Muhiimada La Saarey Waxaa Weeye Dadka Degan Magaalada Muqdisho, Dad Matelikara Jaatarkooda (charter) oo Wakiil Ka Ah Dadka Magaalada In Ay Gudiga Ka Mid Ahaadaan…” Wareysi xiiso leh..
Waraysiga ka dhegeys Halkan ama soo rogo (mp3)
Gudiga sharci...
Soomaaliya waxay rabtaa Taageero
Cumar C/rashiid Cali Sharmaakre, June 21, 2010
Bilihii dhawaa, in badan oo ku sugan Mareykanka ayaa u ekaa in ay ka quusteen Soomaaliya, Bishii April dhexdeedii, tusaale ahaan, Guddiga Xiriiradda Dibada ayaa soo saaray Warbixin Gaar ah oo ku baaqaysa “siyaasad cusub” oo ah “ Iska Dhaafida Waxtarka leh” oo wadankeena ah- hadii dhanka kale loo dhigana ah in lagala noqdo Taageerada Caalamiga ah...
Maxaa Hortagan Hormarka Xaga dhaqaalaha Iyo Waxbarashada Gobalka gedo? | kalafoge
Waxaa mahadi is kaleh Allah iisura galiyey soo diyaarinta maqaalkani ka hadlaya wadciga iyo xaalada uu ku sagan yahay gobalka gedo iyo shacabweynaha ku dhaqan, Waxan maqaalkan ku soo qadan donaa xog ka hadleysa dhamaan dhinacyada waxbarashada iyo dhaqaalaha gobalka gedo 20-kii sano aynu soo dhaafney waxii ku soo kordhay ama isbadaley..
Gobalka gedo waxaa lagu tiriyaa in uu yahay gobalka 2-aad ee ugu...
Xaflad lagu furayay Cusbitalka Manhal oo Laascaanood lagu qabtay
iyo Warar Goos goos ah…
Waxaa lagu qabtay hallka shirarka ee Manhal Hospital ee magaalada Laascaanood xaflad lagu furayay cusbitaalka oo ay dhistay hay’adda khayriga ah ee Manhal, hadaba xafladda ayaa u dhacday sidan:
(June 23, 2010) Ugu horrayn waxa xafladda lagu furay aayadaha qur’aanka kariimka iyo wacdi kooban waxana xidhiidhinayay wakiilka Jamciyadda Manhal u qaabilsan Gobolka...




