Home » Archive Qoraaga
Shirka London Muxuu Soomaali usoo wadaa ?
Daah fur kulankii ku dhexmarey magaalada Cape Town waxgarad Somaaliyeed iyo mas’uulka qaabilsan wasaarada arimaha dibada ee ingiriiska, Mr. William Hague.
yadoo ay ka harsantahay mudo todobaad ka yar shirka sida weeyn loo hadal hayo ee lagu qaban doono wadanka Ingiriiska loogana shiri doono xasaradda ka taagan Somaaliya ayaa waxaa lagama huraan ah in la daahfuro kulankii dhexmarey Xoghayaha Arimaha...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo soo gaaray Brussels
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU).
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka Roadmap ka iyo shirarkii Garowe...
Somalida Ogadeniya oo Ethiopia kaga furay Maxkamad wadanka South Afrika iyo Maxkamada ICC
15/02/2012 Waxa shir jaraaid lagu qabtay Smail Atony magaalada Johannesburg ee wadanka South Afrika. kulankaas oo lagu soo bandhigay Dacwad lagusoo oogay dowlada Ethiopia oo ka kooban 700 oo xaashiyood oo lagu caddeynayo danbiyada daggaal iyo xasuuqa ay dowlada Ethiopia ka geysato dhulka Somalida Ogadeniya. Tacadiyadaas oo isugu jira dil, Kufsi, xidhay iyo xasuuq guud oo lagu eedaynayo in 17 qof oo...
London conference communique on Somalia is leaked 10 days before the conference
We agreed that in August the functions of government should pass to a caretaker authority until the constitutional discussions concluded. The constitution itself must be endorsed by the people of Somalia in a referendum, or by an elected parliament once democratic elections have been held. We agreed to review progress on the Constituent Assembly at the Istanbul Conference in June, and encouraged the...
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Oo Wareysi Dheer Oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Siiyey Somalitalk
“… Aayaha Wadankeena, Hadda Kama Talino Runta Ayaa Wanaagsane, Markaad Fiirisid Dhaqanka UN-ka … Soomaaliya Oo Dhan Waxay Noqotey Mash-ruuc, Mana Ku Sii Socon Karto In Soomaaliya Mash-Ruuc Ahaato…” (Q.2aad)
Wasiirka Md. Cabdullaahi Goodax Barre waxaa uu ku jawaabey “maya, maya, marnaba maya, soomaalidu dowlad fashilantey in ay tahay cid walba waa ogtahay, dowladnimadii wey duntey, waxaa...
Xarakada Shabaab oo ka Digtay Weeraro Qaraxya ah oo ay ka gaysan Doonto Magaalada Muqdisho
iyo Dowlada Federaalka oo sheegey in ay u Diyaargarowdey ….
Afhayeenka dhinaca Hawl Galada ee Xarakada Shabaab Shiikh Cabdilcasiis Abuu Muscab oo warbaahinta qaar waraysi siiyay ayaa ka hadlay Falal isku day ah oo maalmihii la soo dhaafay ay isku dayayeen in ay qaraxyo kaga fuliyaan magaalada Muqdisho.Af hayeenka ayaa soo qaatay qarixii ka dhacay Xarunta CID isagoona sheegey in si farsamaysan...
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ra’iisul Wasaare Gaaz ku Eedeeyay inuu Galay Khiyaamo Qaran
Xildhibaan Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka tirsan Mudanayasha Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay war baahinta gudaha ayaa waxaa uu dhaleeceyn u soo jeediyay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz.Xildhibaan Suleymaan ayaa sheegey in Ra;iisul wasaaraha uu galay Khiyaano Qaran isla markaana uusan Balamaanka Soomaaliya marnaba Indhaha ka laaban doonin.Xildhibaanka oo sii faah faahinayay...
Shirkii 2aad ee Garoowe oo ay ka soo baxeen Go’aano ay Adkaan doonto Fulintooda
Wararka ka imaanaya Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland waxay sheegayaan in halkaasi lagu soo gebagabeeyey shirkii Garoowe labo oo mudo 4 maalmood ah halkaasi ka socday, waxaana shirkaasi soo xiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sheegay in go’aanada ka soo baxay shirka ay yihin kuwo muhiim ah balse ummadda Soomaaliyeed looga fadhiyo sidii loo...
Ciidamada Itoobiya oo 20 Gaari Xamuul ah oo ay leeyihiin Dad Shacab ah oo Soomaali ah ka Qafaashay Deegaanka Doolow
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya eek u sugan qaybo ka mid ah gobalkaasi ay halkaasi ka qafaasheen ilaa iyo 20 gaari oo kuwa xamuulka ah oo ay leeyihiin dad Soomaaliyeed, waxaana gawaaridaasi lagu xareeyey saldhiga degmada Doolow, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan qafaalashada gawaaridaasi, Qaar waxay sheegayaan in gawaaridaasi lagu soo daabuli doono...
Shiikh Maxamed Khalaf Shongole oo Sheegay in Shabaab Maanta uu Haysto Imtixaankii ugu Darnaa
Shongole oo ka mid ah Saraakiisha Xafiiska Dacwada ee Xarakada Shabaab ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee soo food saaray Xarakada Shabaab.Shiikha ayaa sheegey in Duulaan aan kala sooc lahayn lagu soo qaaday Degaanada ay ka arrimiyaan Al Qaacidada Soomaaliya isla markaana Dagaalkooda ay isku soo gaashaan BahaysteenDawladaha Maraykanka, Itoobiya Kiinya Jabuuti iyo Xoogagga Dawladda.
Dagaalkan...
Shirkii Garoowe oo Maanta la Filayo in la soo Gaba Gabeeyo Xiilli aan la Dhamayn Ajandhihii Shirka oo la Isku Maan Dhaafay.
Shirkii Wada Tashiga Soomaalida wejigiisa Labaad ee haatan ka soconaya Magaalada Garoowe ee magaala madaxda Maamulka Pont Land ayaa lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo.Af hayeenka Maamulka PuntLand Axmed Cumar Libaax Joorax oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in shirka aan wax heshiis ah laga gaarin isagoona arrintaa ku tilmaamay is garasho la’aan soo kala dhex gashay Ergadii Shirka ka qayb...
TIRSIGA DHEELLI-TIRAN EE DAHABIGA AH
Fal kasta marka lagu dhaqaaqayo wuxuu u baahan yahay jaan-gooyo lagu qotomiyay ee ka yimid maan aanan la hafran. Xikmaddu waxay hagaajisaa mira-dhalka laga filayo natiijada falka lagu dhaqaaqayo. Sidaas darteed beega qorshe-hagaajinta waxaa lagaga bad-baadaa in nolosha aadamigu ay u heehaabto heer howtal-hamag. Eebaha boqorka ah ee aan lala yeelan xukunka iyo saamiga, wuxuu inoo laqiney casharo wanaagsan...
LABA CADOW
Laba cadaw ayaad leedahay, cadawga gudaha(nafta iyo shaydaanka) iyo kan dibadda (reer galbeed, yurub iyo inta ay cagaha ku wataan).
Markasta oo la is qayb qaybshaa, waa mar kasta oo la is naco oo la isku fiir fiirsado.
Markasta oo la isku duubnaadaana waa markasta oo la is jeclaado, la isna kaashado.
Tusaale:Waxa dadka af Soomaaliga ku hadla soo maray fursad aad u qaali ahayd ama waqti aad...
Qaar ka mid ah Ergadii ka qayb Galaysey Shirka Garoowe Labaad oo Maanta Shirka Isaga baxay
Waxaa maalintii Labaad Gagaalada Garoowe ee Xarunta Pont Land ka soconayaa Shirkii wada tashiga Soomaalida wajigiisa Labaad.Shirkan oo ay ka qayb galayaan Dawladda Federaalka Soomaaliya, Gal Mudug, PuntLand , Ahlu sunna iyo Beesha Caalamka ayaa wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in Shirka Maanta Madashiisa ay isaga baxeen Guddiga Dib u Habeynta Dastuurka iyo maamulka la magac baxaya Gal Mudug...
Shirweynihii Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo lagu soo Gabagabeeyey Xarunta Jaamacada Plasma
Waxaa Xarunta Jaamacadda Plasma ee Magaaladda Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyey Shirweynihii Sideedaad ee ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed waxaa ka qaybgaley Munaasbadaas Masuuliyiinta iyo Ardeyda Jaamacadda Plasma , Aqoonyahano, Odayaal dhaqameed iyo ardeyda wax ka barata Dugsiga Indhoolayaasha Al-Nuur
.
Shirweynahaas ayaa ugu Horeyn waxaa ka Hadley Cumar Cabdisalaam Diiriyey oo Xubin ka ah...
Xildhibaano Gaaraya 270 Xildhibaan oo Cod Aqlabiyad kaga soo Horjeestey Shirka ka Furmey Magaaladda Garoowe
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho,Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay Madoobe Nuunoow ayaa ajnadhaha looga doodayay waxa uu ahaa Kulanka la filayo inuu maanta Magaalada Garoowe uu ka furmo.
Kulanka ayaa dood...
Madaxweyne Shiikh Shariif oo Dalbadey in Cunaqabateynta Hubka laga qaado si ay ula Dagaalamaan Al Qaacida
Banaanbax uu soo soo maamulay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaana degmada Xamar Weyne.Boqolaal dad ah oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan lix iyo tobanka degmo ee Gobolka banaadir ayaa maanta socod ku maray wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho.
Dadkan ayaa ugu danabayntii socodkii ay ku soo mareen waddooyinka Degmada Xamar...
Ardayda Jaamacada Puntland University Science and Technology oo u fariisatay intixaankii Jaamacada.
Kuliyada caafimaadka Jaamacada Puntand University Science and Technology ayaa lagu qabtay xaflada lagu xirayey semester-ka 1aad isla markaana lagu soo dhaweynayey aradayda cusub ee sanadka 2012/2013.
Goobtaas ayaa ardaydii semeterka dhameeyey waxay u fadhiyeen imtixaan, Imtixaanka ayaa ahaa mid macalimiintu dusha ka ilaalinayeen waxaana lagu galayey fasalada aqoonsi u gaar ah jaamacada iyo Sawirka...
Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska william hague oo la Kulamay Soomaalida K/afrika.
Cape Town:-Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida South Afrika ayaa saaka Kulan la qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Britain.Kulanka oo ka dhacay Magaalada Cape Town Ee Wadanka South Afrika ayaa waxaa ka qaybgalay Masuuliyiin ka socotay Jaaliyada Soomaalida Ee South Afrika oo si gaar ah Xiriir ula samaysay Wasiirka ARimaha Dibada UK.
Mr.William Hague ayaa waxa uu Soomaalida qaabilay Markii uu la shiray Madaxweynaha...
Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Dagaalo Maanta ka Dhacay Duleedka Magaaladda Muqdisho
Talaada: Waxaa maanta Duleedka Muqdisho gaar haan Deegaanadda loo barakacay ka bilowdey Dagaalo u dhaxeeye Ciidamadda Dowladda oo gacan ka heleya Ciidamadda Amisom iyo Xarakadda Al-Sbabaab oo dhawaan ku biirtey Ururka All- Qaacida waxayna Dgaaladda ka bilowdeen halka lagu magacaabo Sarkuusta iyo Daarta Maslax ee Hormarta Wadada tagta Degamadda Afgoye.
Dagaaladan ayaa bilowdey ka dib markii Ciidamo...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ka kooban Wasiiro ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo la filayo in maalinta berri ah uu ka furmo shirka Garowe2.
Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka madax uu horkacayay madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole...
Madal loogu Magacdarey Daljir ayna ku Mideysan yihiin Siyaasiyiin Aqoonyahano maanta looga dhawaaqey Magaaladda Muqdisho
Munaasbad si heer Sare ah loo soo agaasimey islamarkaana ay ka qeyb galleen aqoonyahanno,Siyaasiyiin Masuuliiyn ka Tirsan Dowladda KMG, Culumaa’udiin, Haween iyo dhallinyaro ayaa maanta ka dhacday Hotelka Ambasador ee Magaalada Muqdisho taa oo dhidibada loogu taagay Madal ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, Magacna looga dhigay Madasha Daljir.
Ugu horen wasiirkii hore...
Laba Sarkaal oo ka tirsan Xarunta Madaxtooyadda oo Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Warar aan ka heley Xubno ka shaqeeya Xarunta Madaxtooyada Filla Soomaaliya ayaa noo Xaqiijiyey in Laba Sarkaal oo Madax ka ahaa Xarunta Madaxtooyadda ay Istaqaaladii Islcasi;laada u gudbiyaan Madaxweyne Shiikh Sharif Shiikh Axmed ka dib markii Labdaas Sarkaal ay sheegeen in aysan sii wadan Karin Howshii ay ka hayeen Xarunta Madaxtrooyadda islamarkaan shaqooyinkoodii ay Caqab ku noqdeen Masuuliyiin...
Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun
Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube….
Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan.
Sii akhri
Read More →




