Home » Archive Bisha February, 2014

Warsaxaafadeed:: Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu ku dhexmaray Addis Ababa iyo Heshiisyo dhexmaray labada Dawladood.

Feb 14, 2014
WARSAXAAFADEED: Date: 14/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Hailemariam Desalegn iyadoo ay wehelinayeen Ra’iisul Wasaaraha qaar kamid ah xubnaha Xukuumaddiisa oo socdaalka ku wehelinaya. Mas’uuliyiinta labada... 

War-saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xisaabiyaha iyo Hanti dhowrka guud

Feb 14, 2014
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan ayaa goluhu uga hadlayeen qodobo ay ka mid ahaayeen sugidda amniga dalka, soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda oo aheyd magacaabida Xisaabiyaha guud ee dawladda iyo Hanti dhowrka guud, waxaana dhanka... 

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Booqasho ku tegey Itoobiyo

Feb 14, 2014
WARSAXAAFADEED ka soo baxay DFS ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. 13/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caawa soo gaaray... 

Agaasimayaashii Idaacadaha Danan iyo Haatuf oo Maalintii Sedaxaad ku jira Xabsi ay leedahay Dawladda.

Feb 13, 2014
Agaasimaihii guud ee Warbaahinta Danan iyo Agaasimihii Idaacadda Haatuf ayaa weli ku jira gacanta Ciidamada Nabad sugidda Qaranka kuwaasoo illaa iyo iminka aysan caddeyn sababta dhabta ah oo ay ku xiran yihiin. Maxamed Deeq Barre Xaaji Fiyoore iyo Ibraahim Maxamed Cali (Ibraahim Yare) ayaa illaa iyo iminka aan la ogeyn sababta dhabta ah oo ay u xiran yihiin mana jiraan illaa iyo iminka wax Maxkamad... 

Muqdisho: Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf oo Eedeyn u jeediyey Hayadaha Amaanka.

Feb 13, 2014
Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf Direed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda Amaan ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Magaalada Muqdisho, oo waayadaan dambe dad badan ka Walaacsanaayeen ka dib markii Qaraxyo ,Weeraro iyo Dilal Qorsheysan ay ka dhaceen Magaaladda . Xildhibaanka ayaa Hay’adaha Amaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay... 

Wasiirka Garoorka iyo Dastuurka oo Bulshada Raydika u Balan Qaadey in Isbedel Muuqda lagu Sameyn doon Habka Cadaaladda Dalka.

Feb 12, 2014
Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Faarax Shiikh Cabduqaadir ayaa Kulan aad u balaaran la yeeshey Qaybha kala Duwan ee Bulshada , waxaana Kulankaas Goob joog ka ahaa Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ,Saraakiisha Garsoorka qaybahooda kala Duwan iyo Marti Sharf kale. Inta uusan Bilaaban Kulanka ayaa Wasiirka Garsoorka yo Dastuurka Faarax Shiikh Cabduqaadir waxaa uu Warbxin... 

Xaflad lagu taageerayo wasiirada howlaha guud & dib u dhiska Eng Nadiifo Muhumed Osman oo lagu qabtay Sweden

Feb 12, 2014
waxaa dalka Sweden gaar ahaan caasimada labaad ee lagu magacaabo Gothenburg lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo lagu taageerayay wasiirada howlaha guud & dib u dhiska Eng Nadifo Muhumed Osman,ugu horayntii ayaa xaflada waxaa lagu furay sida caadada ahayd aayado quraan ah oo uu halkaas ka aqriyay mohamed osman ahmed. waxaa intaas ka dib waxaa magarafoonka lagu soo dhaweeyay... 

War-saxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga dalka

Feb 11, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga iyo kheyraadka badda. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ayaa lagu casuumay iskaashatada kalluumeysiga gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda... 

Xilli Ciidamada Badda haysan Wax Qalab ah ayey waxay u Dabbaaldegeen Sannad Guurradii 49-aad ka soo wareegtay Aasaaskii Ciidankaas.

Feb 11, 2014
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Wasiiro, Wasiiro ku xigeeno, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.Munaasibaddan oo lagu xusayay Sagaal iy Afartan Guuradii ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Badda Soomaaliyeed ayaa ugu horeynba waxaa halkaa socod Dhuulatusad ah ku sameeyay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed... 

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Beeniyay in Ciidamada Kenya ay ka Baxayaan Dalka Soomaaliya.

Feb 10, 2014
iyo Wasiirka arrimha Dibada oo Xafiiskiisa ku Qaabley Masuuliyiin ka Tirsan Wadamada Jabaan iyo Burundi — Xildhibaan Barre Cabdi Ducaale oo ah Xildhibaan laga soo Doortay Gaarisa ayaa ka hadlay Xaaladda Ciidamada kenya ee ku sugan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya ka dib markii ay soo galeen Sannadkii 2011. Xildhibaanka ayaa meesha ka saaray gebi ahaanba in Ciidamada Kenya ay isaga baxayaan... 

Afhayeenka Dowladda oo ka Hadley Caafimaadka Madxweyne Xasan Shiikh ka dib markii si deg deg ah loogu Duuliyey Wadanka Turkiga.

Feb 10, 2014
Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya oo gaaray Waddanka Turkiga ayaa la sheegay inuu halkaa u tagay Sababo Caafimaad iyo arrimo la xiriira sidii uu u soo eegi lahaa Qoyska Madaxweynaha iyo Caruurtiisa oo ku sugan dalka Turkiga .. Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya oo arrintaa ka hadlay ayaa xaqiijiyay safarka Madaxweynuhu uu ku tegay Dalka Turkiga iyo sababaha uu u tegayba.Eng. Cabdiraxmaan... 

Ethiopian Troops have Joined AMISOM: What This Means for AMISOM as a ‘Neutral Force’

Feb 10, 2014
By Ahmed Ali M. Khayre | February 7, 2014 “It is useless for the sheep to pass resolutions in favour of vegetarianism while the wolf remains of a different opinion.” – William Ralph Inge Ethiopian troops in Baidoa, Somalia following their inclusion in AMISOM. Tobin Jones/UN On January 22nd, Ethiopian troops officially joined the African Union Mission in Somalia (AMISOM), contributing about four... 

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya oo Munaasabad soo Dhaweyn ah u Sameysey Eheladii uu ka Geeriyoodey Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.

Feb 9, 2014
Markii Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyey Raiisul Wasaarhii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan waxay Eheladii uu ka Geeriyoodey Raiisul Wasaarhii hore u sameysey Munaabad Si gaar ah loo soo agaasimey oo si weyn loogu soo dhaweynayey Ehelada Raiisul Wasaarihi hore , waxaana ka qayb galey Madax ka tirsan Golayaasha Dowlada iyo Marti Sharaf... 

Sh. Daahir Macallin Cismaan oo ku geeriyoodey Diinsoor

Feb 8, 2014
Inaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajcuun. Bahda SomaliTalk.com waxay ka tacsidaynayaan geeridii ku timid Sh. Daahir Macallin Cismaan oo da’diisu ahayd 89 jir, kuna geeriyoodey Degmadda Diinsoor, khamiistii Febraayo 6, 2014. Waxaan si gaar ah tacsida ugu direynaa Maxamed Macallin Cismaan (All-man) oo ay walaalo ahaayeen marxuumka. Allah janadiisa fardowsa haka waraabiyo marxuum Sh. Daahir Macallin... 

Dawladda Maraykanka oo Muwaadiniinteeda uga digtey in ay u Safraan Soomaaliya iyo Dawladda FS oo arrintaas ka jawaabtey

Feb 8, 2014
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka (February 7, 2014) ayaa digniin u diray shacabka Maraykanka in aysan u safrin dalka Soomaaliya. Waxaana dignintaasi tibaaxday in “Dawladda Maraykanku aysan xilligan Safaarad iyo dublomaasiyiin rasmi ah ku lahayn gudaha Soomaaliya. Sidaas daraadeed dawlada Maraykanku aysan caawin karayn ama si wax-ku-ool ah ugu adeegi karayn muwaadiniinta... 

War-saxaafadeed: Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

Feb 8, 2014
Muqdisho, February 9,2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray qorshe howleedka Wasaaraddaha, waxaana maanta qorshayaashooda soo bandhigay Wasaaraddaha Garsoorka iyo Dastuurka, Shaqada iyo Shaqaalaha,... 

War-saxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan”

Feb 7, 2014
Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo saaka meydkiisa laga soo dejiyay garoonka Aadan-cadde iyada oo laga keenay magaalada magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Meydka marxuumka ayaa waxaa wehliyay... 

The truth lying behind the crises in Somalia.

Feb 7, 2014
The truth is naked but ignored by the Somali individuals in the political scene. If the behavior by some of the actors agree with the reality, others disagree revolving around triviality and irrelevant issues to the future healing of war-torn Somalia and national reconstruction. There is a suspicion that there may be behind the scenes agendas and conspiracies intended to prolong the depredations... 

Tacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso

Feb 7, 2014
Tacsi waxaa diraya ee Randers, Denmark Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis ah ku geeiyoodey boosaaso ififaala fiican ayaa kamuuqda waqtiguu geeriyey khamiis jumcena God galay illaahay... 

Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka dhacay Madaxtooyada

Feb 7, 2014
Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo waqtigiisa inta badan ku bixiyey midnimada Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Xaflad casho sharaf ah oo Madaxtooyada lagu qabtay xalay ayaa waxaa ka soo... 

Xarunta SWDC oo lagu Qabtey Manaasabad ku Aadan Maalinta Gudniinka Fircooniga.

Feb 7, 2014
Avv Tahlii “Gudniinka Fircooniga waxaa looga Hortagi karaa iyadoo Dastuurka Dalka lagu daro Sharci Ciqaabaya kuwa Sameeya Gudniinka Fircooniga” Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC ) lagu qabtey Munaabasad lagu Xusayey Maalinta ka hortaga Gudniinka Fircooniga oo ku beegan 6-da February , waxaana Munaasabadaas ka soo qab galey Qaybaha ka duwan ee Bulshada sida Culimaudiin... 

Gabar Soomaali ah oo Sun Cabtey ka dib markii Waalidkeed ka weydey Mobile ay u Iibiyaan !!

Feb 7, 2014
Waxaa Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Gabar Soomaaliyeed ee da’deeda lagu sheegay illaa iyo Todoba iyo Toban Sano (17) ka gadaal markii ay sida la sheegay ay si ula kac ah u Cabtay Sun. Xiriir ay Warbaahinta la samaysey dad goob joogayaal ah ayaa u xaqiijiyay Geerida Gabdhan oo ka dhacday meel aan ka fogeyn Masaajidka Xaaji Maxamed ee Degmada Wadajir. Goob joogayaasha oo sii... 

Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq “Sawirro”

Feb 6, 2014
Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay  beelihii wax kala gaareen iyadoo dhowrki cisho ee u danbeeyay si joogta ah ay kulamadu u socdeen, Waxaana muuqata imika in labada dhinac isku soo dhawaanayaan. Shalay waxaa... 

Haji Ahmed Juuni: Everyday Hero – By Safia Abdulaziz Hashi

Feb 6, 2014
Arguably, the strongest form of support in humanity is compassion. Some say we have lost our humanity; I say we have lost our sense of kindness. We live in a time where complete disconnect is better than avid activism. We live in a time where education is taken for granted, and parents are villains for wanting better for their children. And we live in a time where generosity is synonymous with charity—it... 

Bulshada Rayidka oo Kulan Xasaasi ah la qaatey Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Feb 6, 2014
Waxaa Hotelka City Palace Magaalada Muqdisho kulan Balaran ku yeeshey Xubno ka socdey Bulshada Rayidka iyo Wasiirka Amniga Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed , waxaana Kulankaas soo abaabuley Wasaarada Amniga Qaran iyadoo kulanka Muhiimadiisu ahayd sidii Iskaashi u Dhexmari lahaa Bulshada Rayidka iyo Wasaarada Amniga qaran si talooyin ku aadan Bulshada oo ku aadan Amaanka Wasaaradu u heli lahayd... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...