Home » Archive Maalinta February 13th, 2014

Agaasimayaashii Idaacadaha Danan iyo Haatuf oo Maalintii Sedaxaad ku jira Xabsi ay leedahay Dawladda.

Feb 13, 2014
Agaasimaihii guud ee Warbaahinta Danan iyo Agaasimihii Idaacadda Haatuf ayaa weli ku jira gacanta Ciidamada Nabad sugidda Qaranka kuwaasoo illaa iyo iminka aysan caddeyn sababta dhabta ah oo ay ku xiran yihiin. Maxamed Deeq Barre Xaaji Fiyoore iyo Ibraahim Maxamed Cali (Ibraahim Yare) ayaa illaa iyo iminka aan la ogeyn sababta dhabta ah oo ay u xiran yihiin mana jiraan illaa iyo iminka wax Maxkamad... 

Muqdisho: Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf oo Eedeyn u jeediyey Hayadaha Amaanka.

Feb 13, 2014
Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf Direed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda Amaan ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Magaalada Muqdisho, oo waayadaan dambe dad badan ka Walaacsanaayeen ka dib markii Qaraxyo ,Weeraro iyo Dilal Qorsheysan ay ka dhaceen Magaaladda . Xildhibaanka ayaa Hay’adaha Amaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...