Home » Archive Maalinta February 18th, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Tehran Kula Kulmay Dhigiisa Dalka Iran Ali Larijani
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magaalada Tehran kulan kula qaatay dhigiisa dalka Dr Iiran Ali Larijani ayadoo kulankanna ay labada Gudoomiye kaga wada hadleen iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Iiraan.
Kulankan oo ka dhacay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkan Iiraan oo ku yaala magaalada Tehran...