Home » Archive Maalinta February 11th, 2014

War-saxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga dalka

Feb 11, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga iyo kheyraadka badda. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ayaa lagu casuumay iskaashatada kalluumeysiga gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda... 

Xilli Ciidamada Badda haysan Wax Qalab ah ayey waxay u Dabbaaldegeen Sannad Guurradii 49-aad ka soo wareegtay Aasaaskii Ciidankaas.

Feb 11, 2014
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Wasiiro, Wasiiro ku xigeeno, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.Munaasibaddan oo lagu xusayay Sagaal iy Afartan Guuradii ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Badda Soomaaliyeed ayaa ugu horeynba waxaa halkaa socod Dhuulatusad ah ku sameeyay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...