Home » Archive Maalinta February 16th, 2014

DALKA SOOMAALIYA WAA DAL LA HEYSTO OO GUMEEYSI CUSUB KU HOOS JIRA

Feb 16, 2014
Dalkeena Soomaaliya ah wuxuu Xornimo buuxda qaatey 1 July 1960 waxaana Madaxweyne ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u ahaa Allaha u naxariiste Aadam Cabdulle Cismaan, hase yeeshe nasiib daro maanta oo aan joogno oo ah 2014 waxaan nahay dal la heysto oo gumeeysi cusub ku hoos jira waxaana daliil cad u ah: Waa marka hore Shacbiga Soomaaliyeed waxaa loo qeybiyay Qabiilo iyo Gobolo si ay u dhunto... 

Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya oo Booqasho ku tegey Wershedda Ciidanka Itoobiya u samaysa Hubka, Rasaasta iyo baabuurta ciidanka

Feb 16, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii (Febraayo 15, 2014) waxa uu booqasho ku tegey wershedda Ciidadanka Itoobiya u samaysa hubka, rasaasta iyo baabuurta ciidanka. DFS oo booqashadaas warsaxaafadeed ka soo saartay ayaa tibaaxday in ra’iisulwasaaraha DFS “la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Ethiopia General Samora Muhammad Yunis kadibna waxaa uu Ra’iiusl... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Djobouti.

Feb 16, 2014
16/2/2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Djibouti iyadoo uu garoonka kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Djibouti Mudane Cabdiqaadir Kaamil, Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamud Cali Yusuf Booqashadan rasmiga ah oo labo maalmood qaadan doonta ayaa Ra’iiusl Wasaaruhu uu kulamo kula qaadan... 

Ma Hanbaa Horumar Lagu Gaaraa Mise Hiigsi Daneed.

Feb 16, 2014
Faallo : Hadalhaynta bulshada soomaaliyeed inta badan waxaa laga dhadhamin karaa inay u bateen in dhabarka looga fadhiyo Somalia oo la kici la,dahay aduunka ( beesha caalamka ) oo aan diyaar u ahayn inay lugaheeda isku taagto ,waxaan is leeyahay taasi waa mid aan run ahayn waayo soomaali ayaa hore ugu maah maahday ( Ruqayo geel oo ninkii lahaa dabada Uga fadhiyo ma kacdo ) ruqayo waa hasha geela... 

Soomaalida degan Stockholm oo tacsi iyo kulan duco ah u sameeyey Ra’iisulwasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Feb 16, 2014
Stockholm, Sweden Maalintii jimcada ee taariikhda islaamka ee hijriyadda ay aheed 13 rabuucil aakhir ee sanadka 1435 kuna aadaneed taariikhda milaadiyadda ee 14ka febraayo sanadka 2014 ayaaSoomaalida degan magaalada Stockholm ee dalka Sweden ay kulan tacsi iyo duco ah u sameeyeen.ra’iisulwasaarihii geeriyoodey ee dalka Soomaaliya. Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa ra’iisulwasaare kasoo noqdey dalka... 

Doorashadi maanta ee gudoomiyaha iyo gudoomiye Kuxigeen Degmada Cadaado oo la doortay

Feb 16, 2014
Golaha degaanka Degmada Cadaado ee Xarunta Dowlad Goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada waxaana doorashada kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee ururada bulshada rayidka ah iyo Masuliyiinta dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb oo ugu horeeyo Madaxweyne C/laahi Cali Maxamed. Doorashada ayaa ka dhacaday Xarunta madaxtooyada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb waxaana Xilka Gudoomiye... 

Nuur Kediye Yarow Sharax u Taagan Xilka Gudoomiyaha Degmada iyo Duqa Magaalada Kismaayo.

Feb 16, 2014
Iyadoo Dhawaan Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo loo Magaacabey Maamul Goboleed la Magac baxay Jubba Xaruntiisuna Tahay Magaalada Kismaayo uuna Madaxweyne ka yahay Axmed Maxamed islaan ( Axmed Midoobe) ayaa waxa Shir Jaraaid Magaalada Muqdisho ku qabtey Nuur Kediye Yarow oo ah Aqoonyahan ka soo Jeeda Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan Magaalada Kismaayo , wuxuuna Shirkaas jaraaid ku sheegey in uu yahay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...