Home » Archive Maalinta August 18th, 2012

“GAANDI” UGA YEERA:

Aug 18, 2012
Gaadiidka awrka hayinka ah goror ma daadshaanka Gacaleeye, caaddila, gadhwade, geesi xog ogaal ah Galoo kala gur-gura oo raggii Gaandi uga yeera!! Maashaa Allaah, Waa Ilaah Mahaddiis, marba haddii Shirkii Ansixinta Dastuurku guulaystey, xilkiisii ummadeedna ka soo dhalaalay … waddankana u gawracay Qaanuun maal-kaga-kaca ah… Allaa I lehe, arrinku sidii badiba shaadaliga, bunka iyo saloolka loogu... 

Islaamiyiinta dalka Soomaaliya oo laga miirey baarlamaanka cusub halka cilmaaniyiintu ay heleen 90% xubnaha baarlamaanka cusub

Aug 18, 2012
Muqdisho, Soomaaliya Baarlamaanka cusub ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga miirey dhamaan xubnihii islaamiyiinta ee soo galay baarlamaanka kadib heshiiskii isbahaysigii Asmara ee uu horkacayey Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu la galay dowladdii KMG ee lagu soo dhisay dalka Kenya 2004. Baarlamaankan cusub ayaa waxaa ay xubnihiisu u badan yihiin 90% qurbo joog ku adag mabda’a cilmaaniyadda oo qaba... 

Musharax Yaasiin Maaxi oo si kulul uga hadlay Laba arin oo caqabad weyn ku ahay Nabada ka dhalata Somalia.

Aug 18, 2012
Musharaxa u Tartamaya Doorashada Xilka Madaxweynaha Jamuuriyada Somalia Mudane Yaasiin Maaxi Macalin oo la hadlayay Warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay Xaalada kala guurka ah ee uu ku sugan yahay Dalka Somalia. Mudane Maaxi waxuu ka hadlay arimo uu ku tilmaamay in ay caqabad ku yihiin in dalka Somalia uu helay Nabad iyo kala dambeeyn mar uu ka hadlayay Laba arin uu sheegay waxa uu yiri. “Somalia... 
Halkudheg:

Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub oo Magacyada 202 kamid ah la faafiyey

Aug 18, 2012
Magacyada 202 qof oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaan cusub ee loo samaynayo Soomaaliya ayaa waxaa faafiyey guddiga farsamada ee qaabilsan soo xulidda xubnaha baarlamaanka. Waxaana la sheegay in magacyada inta dhiman la soo dhamaystiri doono, laakiin lama sheegin sababta keentay in la shaaciyo magacyada qaar ayadoo aan la soo dhamaystirin. Tirada guud ee laga raboo in uu noqdo baarlamaka cusub... 

Shariif Xasan iyo Mahiga oo kulankoodii oo ku Dhamaadey Fashil ka dib markii..

Aug 18, 2012
iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo si Cad u Diidey in la soo Magacaabo Xildhibaanadii Hore. Warbixinno: Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ahaa Guddoomiyahii hore Barlamaanka KMG ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mahiigga. Shariif Xasan oo halkaas looga yeeray ayaa sida Ilo Hoose oo aan heleyno ay sheegayaan Xafiiska Mahiga looga Yeeray ayaa lagala hadlay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...