Home » Archive Maalinta August 8th, 2012

Khatarta uu ummul-raacu u leeyahay hooyooyinka uurka leh iyo qaabka ugu habboon ee looga hortagi karo

Aug 8, 2012
SAKIRIYE WEYRAX WARSAME OO AH ARDAY WAX KA BARTA JAAMACADDA CAAFIMAADKA EE CARDIFF, UK OO SOO BANDHIGAY WAR-BIXIN CAAFIMAAD OO AAD MUHIIM U AH Sakariye Wayrax Warsame oo ah arday wax ka barta Jaamacadda Caafimaadka ee ku taallo Magaalada Cardif ee waddankaan UK ayaa kulan uu ku qabtay magaalada Birmingham  waxaa uu  kusoo bandhigay warbixin dheer la xiriirta baaritaanno Caafimaad oo uu in muddo ahba... 
Halkudheg: ,

Musharaxa Madaxweyne Yaasiin Maaxi oo Muqdisho soo Gaaray

Aug 8, 2012
MUQDISHO: Musharaxa xilka madaxweyne ee Soomaaliya Md. Yaasiin Maaxi Macalin ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, Iyadoo qeybaha bulshada ay kaga hortageen garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Musharaxa Yaasiin Maaxi ayaa durba Kulamo xasaasi ah la qaatay waxgarad kala duwan isagoo sharaxaad uga bixiyay musharaxnimadiisa iyo siduu u daneynayo inuu ka qeybqaato samata bixinta... 
Halkudheg:

C/weli Gaas oo isu-Sharaxay Madaxtinimada Soomaaliya

Aug 8, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa shaaca ka qaaday in C/weli Gaas uu isu sharaxay madaxtinimada Soomaaliya. Warsaxaafadeedkaas oo u qornaa sidan: Khudbadii Ra’iisul wasaaraha oo ku dhawaaqay musharaxnimada xilka Madaxweynanimada Soomaaliya Muqdisho 08, August, 2012, waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxanyahay xilka madaxaweyananimada. Ra’iisul wasaaraha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...