Home » Archive Maalinta August 4th, 2012

Muqdisho: Koox Hubaysan oo diley Maareeyihii Guud ee Garoonka Muqdisho

Aug 4, 2012
Caawa (oo ay soo geleyso Axad Agoosto 5, 2012) ayaa kooxo hubeysani waxay dileen maareeyihii guud ee garoonka diyaaradaha Muqdisho. Marxuumka, Ibraahin iimaan Xalane, ayaa kooxdaasi ku dileen degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Waxaa dilkaas ka tacsiyadeeyey Xukuumadda Federaalka Kumeel gaarka ah. Ilaa hadda ma jirin (markii warkan la qorayey) cid loo qabtay dilkaas. Soomaaliya ayaa dhibaatooyinka... 

Kulankii Dhexmarey Shiikh Shariif iyo Hillary Clinton ka dib Muqdisho Maxaa ku soo kordhey

Aug 4, 2012
Iyadoo Dhawaan Magaalada Nairobi uu ka dhacay Kulan dhexmarey Saxiixayaashii Road Map-ka oo uu horkacayey Madaxwenaha DFKMG Shiikh Shariif iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Hillary Clinton, waxaana uu kulankaan uu ahaa mid ay si aad ah u saadaalinayeen Dhamaan Shacabka Soomaaliyeeed iyo Masharaxiinta u Tartameysa Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya Intuusan Kulanka dhicin ayaa waxaa la isla... 

CUTHMAAN BIN CAFAAN (AMIIRKII MU’MINIINTA)

Aug 4, 2012
Taariikhda casrigii dahabiga ahaa ee quruxda badnaa, kaasoona ah casirgii afarta khaliif ee loo yaqaannay Khulufaa’u Raashidiin oo uu soo diyaariyey Maxamed Daahir Cabdi akhri, akhri qaybta 3aad oo ku saabsan Cusmaan Bin Cafaan……  Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...