Home » Archive Maalinta August 15th, 2012
Warbixin: Muqdisho iyo Sameynta Doorashada
“Koox ku lebisan Direyska Ciidamada Qalabka-sida oo wata dhowr Kaartoon oo ay ka buuxaan Sawiro iyo Funaanado mid ka mid ah Musharixiinta ay taageersan yihiin oo joojinaya Gaadiidka Waddooyinka maraya isla markaana ka fiiqaya Sawirkii hore ugu Dheganaa kuna Dhejinaya Sawirka Musharaxa ay taageersan yihiin, iyadoo Wadaha Gaarigana (Dareewallada) Dhegta loogu sheegayo haddii uu Sawirkaas...
Dad Badan oo Soomaaliya Oo Ku Geeriyoodtay Dimishiq Suuriya, Go’doona Ku Ah Xaafadda Tall
Qoys Soomaali ah oo 10 qof ka kooban oo madfac ku habsadey iyo ganacsade caan ah oo weli meydikiisa bannaanka yaaley…
iyo 19-qoys oo weli ku go’doonsan hal xaafad oo madaafiic ku soo dhacayaan….
Wararka naga soo gaadhaya Dalka Suuriya ayaa sheegaya in lagu dilay halkaasi Soomaali Gaadhaysa 20 qof, sadex ka mid ah dadkaas ayaa lagu soo waramayaa in maydkoodii lagu arkay xaafadda...
Haro oo dadkay afurinaysay gaarsiisay 1200 oo qof iyo Jaaliyada reer Boston oo Barakacayaasha ugu deeqay $15,000
Haro oo Aruurinaysa Zakaatul Fitr-ga iyo Sh. Axmed Nur imaamka Seattle oo arintaas ka hadlay,
Hay’ada Haro waxaan ogasiinaynaa Walaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan Waqooyiga Maraykanka inay Zakaatul Fitrigooda kusoo dhakhsadaan si xili ku haboon dadkaas loo gaarsiiyo, Sidoo kale Imaamka Seattle Sh. Axmed Nuur ayaa arinkaas Cajal Vedio ah ku faah faahiyey, Axkaamta Zakada iyo in Haro loo dhiibo walaalaha...