Home » Archive Maalinta August 30th, 2012
Shiikh Shariif iyo oo kulan la qaatey Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka, Jawaari
Iyadoo habeenkii Arbacadu soo gelaysay Xilli dambe la soo Gunaanaday Tartankii Doorashada Musharixiinta Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaa darteed waxaa si wadajir ah Shir Jaraa’id u qabtay Madaxweynaha uu Xilka ka dhamaaday Shiikh Shariif iyo Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.
Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadlay Shiikh Shariif oo u Hambalyeeyay...