Home » Archive Maalinta August 22nd, 2012

Muqdisho: Kooxaha Elaman iyo Dahabshiil oo lagu Furey Tartankii Jeneraal Daa’uud

Aug 22, 2012
Waxaa ka furmay Garoonka Jaamacadaha ee Magaalada Muqdisho Tartanka koobka General Daa’uud oo ah Tartan caan ah oo Sanadkiiba mar uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta. Tartankan ayaa waxaa ka qeyb galaya 12 kooxood waxaana cayaartii ugu horeysay ay dhex martay kooxaha Elman iyo Dahabshiil cayaartaas oo ugu dambeyntii ku soo idlaatay 4-1 ay Guushu ku raacday Naadiga Elman. Guddoomiyaha... 
Halkudheg:

Ugaas Mowliid “Shariif Xasan Shiikh Aadan ma Hogaanka Dhaqanka Beesha Reer Ow Xasan Baa”

Aug 22, 2012
Ugaaska Beesha Reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed oo ku magac dheer Ugaas Mowliid ayaa soo saarey Qoraal uu kaga hadlayo halkii ay mareen Laba Xubnood oo ay Beeshu ku lahayd Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana Qoraalkaas lagu wargelinyaa dhamaan Haya’daha iyo Beelaha Soomaaliyeed ee ka qayb qaadanayey Hanaankii kala Guurka waxaana Qoraal uu soo Saarey Ugaaska u Qornaa Sidatan Ku... 
Halkudheg:

Dawladda Itoobiya oo Sheegtay in Siyaasadeedii Soomaaliya ayan Waxba Saameyn ah ku Yeelaneyn Geerida Meless Zanawi..

Aug 22, 2012
Xaralada Alshabaab oo si weyn u soo Dhaweysey Geeridii Melles Zanawi Iyadoo Maalinimadii Shalay si Rasmi ah Shaaca looga qaaday Geeridii ku Timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Afhayeenka Xukuumadda Itobiya ahna Wasiirka War Faafinta Simon Barakat. Barakat ayaa sheegey in Ra’iisul Wasaarahoodii Zinaawi uu Geeryooday una Geeryooday waa siduu hadalka u... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...