Home » Archive Maalinta August 24th, 2012

Qaadiroow midkii khayr kujiro, Qoomka ku badbaadi…Gabay ku socda Musharixiinta (Qore: Maxamed Xaaji)

Aug 24, 2012
Qaadiroow midkii khayr kujiro, Qoomka ku badbaadi Qarankii jabee aan la helin, Kaadir qalab qaata. Umaddii qaxdee aan la hanan kala qorsheynteeda. Madficii qarxee aan la huwin, Qaaya nabadeedba. Qabyaalladii dhacdee aan la hubin, Halista qiiqaysa. Qabtii qarni-biloowgaan ka nahay, Qulubka koowaade. Qulubkiyo khilaafkaan ka nahay, Qaybta koowaade. Quruumaha aduunkaan ka nahay, Qaati iyo dayro. Qaaradda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...