Home » Archive Maalinta August 1st, 2012

Dastuurka oo Si Kumeel Gaar ah loo ansixiyey ayadoo ay madasha ka maqnaayeen 180 xubnood oo kamid ah Ergeydii 825 ahayd

Aug 1, 2012
Waxaa maanta (Arbaca Agoosto 1, 2012) magaalada Muqdisho si kumeel gaar ah (KMG) lagu ansixiyey Dastuurka Soomaaliya. Goobka Dastuurka KMG lagu ansixiyey waxaa soo xaadiray 645 ergey oo kamid ah 825 ergey ee la donayey in ay Dastuurka u ansixiyaan si KMG. Waxaa markaas, ayadoo goobta ay ka maqnaayeen 180 ergey, cod loo qaaday ansixinta Dastuurka KMG. Waxaana 645 ergey ee soo xaadiray madasha ay u codeeyeen... 
Halkudheg:

Hay’ada Samafalka Haro oo Afurisay Barakacaal gaaraya Lixboqol oo ruux

Aug 1, 2012
Dhagayso dadka la afuriyey oo ka hadlaya baahida ay u qabeen afurka loosameeyey, una ducaynaya cidkasta oo qayb ka qaadatay Ha’ayda Haro oo ah Hay’ad ka howl gasha geeska Africa, ayaa waxay qiimayn kusoo sameeyeen dhowaan Gobolka banaadir, halkaas oo ay kusoo arkeen dhibaato lixaad leh, sida uu waraysigiisa ku sheegay Xasan Dhooye oo ah Agaasimaha Haro, mar uu ka sheekaynayey safar ay isaga... 
Halkudheg:

Isbaheysi la Magacbaxay IFISO kana Dhan ah Xadgudubyadii ka Dhacay Soomaaliya oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho

Aug 1, 2012
  Waxaa Hotelka Safari ee Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxaa looga dhawaaqay maanta isbahaysi loogu Magacdarey Isbaheysiga Madaxa-bannaan ee turxaan-bixinta Soomaaliya Independent Vetting Coalition Somalia kaasoo uu Guddoomiye u yahay Xasan Shire Sheekh oo ka mid dadka u OloleeyaXaquuqdda Insaanka Munaasabadda ku dhawaaqista Isbaheysigaan oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin,... 

Effect of Draft Constitution: End of Somalia, Not End of Transition

Aug 1, 2012
July 31, 2012 The International Community (IC) has delivered a pre-approved mandatory “Draft Provisional Constitution (DPC)” to 135 “Traditional Leaders (TLs)” and 825-member “National Constituent Assembly (NCA) with the official message that both groups are not allowed to make amendments to the draft document or to reject it. The UN-led Constitution-Making Process for Somalia could be described... 
Halkudheg:

Warqad furan oo ku socota Ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka:- Dastuurka KMG ah Sharci daro ayuu ahaanayaa ,ergada ha ansixiso ama yeysan ansixinine!

Aug 1, 2012
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ilaah ayaa iska leh mahad oo dhan.Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato nabigeenii Muxammad. Intaas kadib Waxaan jeclahay inaan umadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba usoo bandhigo in Dastuurka KMG ah uu sharci daro yahay haddii ergada ansixiso ama haddii ay diidanba. Waxaana doodeyda ku saleynaa waxyaalo qaanuuni ah oo waafaqsan waxyaalaha soomaalida ay ugu horey... 

U Gargaar Labadan Caruur oo ku Xanuunsan Magaalooyinka Caabud Waaq iyo Luuq una Baahan Daryeel Caafimaad Dibadeed

Aug 1, 2012
Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 3 Sano jir ah iyo Zakariye Yacquub Cabdi, Da,diisana waa 3 sano jir,labadan Wiil oo isku qoys ka soo jeeda ayaa mudo sanad ka badanba waxaa haya Cuduro ay ka mid yihiin Parlays iyo Xanuunka Nerfayaasha ah ilaa labo sanabo hayey. Cudurada haya labadan Wiil oo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...