Home » Archive Maalinta August 26th, 2012
Hooyo Maryan “Canugeyga iyo Gacanteyda waxaan ku Waayey Markii uu si Bareer ah ii Toogtay Askeri Ugaandheys ah”
Hooyo Maryan Maxamed daa’uud Isaaq oo ah Haweeney Spoomaaliyeed oo haatan ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa ka cabaneysa Dhibaabto uu u geystey Askari u dhashey Wadanka Uganda waxayna Hooyo Maryan oo ka sheekeyneysaa Dhabaatadaas waxayna ku bilowdey Hadalkeeda Sidatan
“Soddonkii Jannaayo Sanadkii hore anigoo galaya Gurigayga oo ku yaala Degmada Shanggaani ayaa Askeri Ugaandheys ah oo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Laga kala Cararayo, waayo Beesha Noqota Guddoomiye waxay waayeysaa Ra’iisul-Wasaare ama Madaxweyne
Habar- Shiish yey ku Dhiman Doonta a Labada Shariif ?
Markiiba waxaa soo muuqanaya in xilligii kala Guurku u muuqdo mid isku bedelaya isbahaysiyo Siyaasadeed waxaana Isbaheysiyadaas ugu Tunka Roon Madaxweynihii Xiligiisii dhamaaday Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Guddoomiyihii isaguna Xilkiisii dhamaaday Shariif Xasan Shiikh Aadan, wuxuuna mid walba uu doonayaa inuu kan kale Siyaasadda kaga adkaado,...
Saxiixayaasha Roadmap-ka oo ka hor yimid Hadalkii Sheikh Shariif ee ahaa “Maxkamadda Sare ayaa go’aan ka gaareysa xubnahii Barlamaanka laga reebay”
Xubnaha loo diidey baarlamaanka in maxkamadda Sare loo gudbiyo waa “Go’aan siyaasiyan iyo sharciyanba khalad ah…”
Shir jaraa’id uu uu Habeenimadii Axadda Muqdisho ku qabtay ayaa Sheikh Shariif waxa uu ku sheegay in xubnihii ay laga reebay baarlamaanka cusub ee ay diideen guddiga farsamada ee soo xullida Xildhibaanada in xubnahaas loo gudbinayo “Maxkamadda Sare”...
Idaacadda Villa Soomaaliya oo Qirtay in Xilkii uu ka dhammaaday Prof. Gaas, laakiin weli uu madaxweyne yahay Sheikh Shariif
Idaacadda Villa Soomaaliya oo bedeshey Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiiradda DFKMG….
Sida caadiga saxaafaddu waxay dhawrtaa xuquuqda qoraallada, oo marka ay qoraal hesho waxaa la gudboon:
(1) In ay qoraalkaas sida uu yahay u daabacdo
(2) In haddii ay u aragto mid khaldan ay dib ugu celiso qoraagga si uu soo saxo,
(3) ama in aysan daabacin haddii qoraalkaasi ka hor imanayo anshaxa u...