Home » Archive Maalinta August 2nd, 2012

Kulan Xasaasi ah oo 4 Bishaan Agoosto ay Magaalada Nairobi ku yeelan doonaan Saxiixayaashii Road Map-ka iyo Hillirey Clinton

Aug 2, 2012
Waxaa la filayaa in 4ta Agoosto 2012 Magaalada Nairobi ay soo gaarto Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Hillary Cilnton oo iminka Booqasho ku Mareysa Dalal ka mid ag Qaarada Afrika , waxaana la xaqiijiyey in Magaalada Nairobi ay kula kulmi doonto Saxiixayaashii Road Map-ka. Saxiixayaasha Road Map-ka waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG, Shiikh Shariif Shiikh Axmed , Raiisul Wasaaraha... 

Xildhibaan Ciiro oo Dadka Soomaaliyeed uga Digay Khatarta Cudur Ebola ee ka Dillaacay Dalka Ugandha

Aug 2, 2012
“Ciidamada Uganda oo Soomaaliya si toos ah u imaanaya iyagoo aan soo marin baaritaanada loo baahan yahay ee ku saabsan cudurka Ebola oo ka dillaacay Uganda……” Waxaana Xildhibaan Ciiro uu dadka Soomaaliyeed ka codsaday inaysan wax xiriir ah la samaynin Ciidamada ugaandheeska ee Dalka jooga…. Xildhibaan Daahir Cabdulqaadir Ciiro oo ka tirsan Mudanayasha Baarlamanka Xilkiisu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...