Home » Archive Maalinta August 29th, 2012
Norway congratulates Somalia’s new Speaker of Parliament
Norway Ministry of Foreign Affairs
Press release, 29.08.2012
“I congratulate Somalia on the inauguration of a new federal parliament and the well-conducted election of a new Speaker of Parliament. Somalia has a parliament for the first time in more than 20 years. The election of a Speaker of Parliament brings hope of stabilisation and cooperation,” said Minister of Foreign Affairs Jonas Gahr Støre.
“Somalia...
Prof. Jawaari: Baarlamaanka Cusub Waxay dib u eegis ku samaynaaya Dastuurka KMG, qodobadiisana wax ka bedelayaan….
Soomaaliya: Guddoomiyaha baarlamaanka cusub, Prof. Maxamed Jawaari, ayaa markii la doortay waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Dastuurka Kumeel gaarka ah.
Waxana uu sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee sugaya baarlamaanka ay tahay in ay dastuurka dib u eegis ku sameeyaan, oo qodobadiisa wax ka bedelaan, wax ku kordhiyaan ama ka dhimaan ilaa afti dadweyne lagu ansixinayo.
Prof. Jawaari oo arrintaas...